Raysal Wasaaraha Somalia oo Magacaabay Golihii Wasiirada ee Ugu Tirada Yaraa ee Dawlada Somalia AKHRISO/DAAWO

Muqdisho 21. March 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada oo mudo dheer la sugaya, waxaana uu ra’iisal wasaaraha ku dhawaaqay 26  wasiir iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen. https://www.youtube.com/watch?v=jgldtP6y1SY

Read More

Badhasaab Ku Haftay Gobolkii Uu Mas’uulka Ka Ahaa Oo Wakhtigiisa Ugu Badan Ku Qaata Jidka Boorama Iyo Hargeysa Iyo Oo Hadalo Aan Laa’iq Ahayna Kula Dul Kufay Reer Awdal

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Ciise Aadan (Shiine) ayaa ka hadlay Mudaharaad la sheegay in laga abaabulayo Qaar ka mid ah Gobolada dalka kaasi oo lagaga soo horjeedo Xaaladaha dalka galay,waxa uu kalmado aan laaqi ahayn u adeegsaday Shacabka Somaliland gaar ahaan Dadka ku dhaqan Gobolka Awdal oo uu ku tilmaamay…

Read More

“Maalintii Goluhu Uu Ansixiyey Saldhigii Millitari Si Buu Ahaa,Bulshada Waxaan Kula Talinayaa Saddex Xaalo…”Xildhibaan Siciid C.Rooble DAAWO

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ah saraakiisha sar-sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo a warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay ansixintii ay sameeyeen golaha wakiilada Somaliland ee ku saabsanaa wada hadalada Somaliland iyo…

Read More

Sarkaal Ruush Ah Oo Qarxiyey Sirta Ka Dambaysa Mucjiso Kasoo Daahirtay Gacanta Cadmeed Oo Culimada Saynisku Walaacii Ugu Waynaa Ka Qabaan Iyo Werwer Muddo Dunidu Qarinaysay Oo Kashifmay

Moscow 21. March 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Ruushka ayay ka fakatay sir in muddo ah la qarinayay oo ay culimada saynisku walaac weyn ka muujiyeen taasi oo la xidhiidha mucjiso ka soo daahiryay Biyaha Gacanka Cadmeed illaa Baabal Mandab oo ah biyaha u dhaxeeya dalalka Jabuuti, Yemen, Somaliland Illaa Cummaan. Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha ciidamada…

Read More

Gudoomiyaha Gobalka Sanaag oo Ka Deyriyey Xaaladda Abaareed ee Deegaanada Gobalka Sanaag iyo Baaq uu u Direy Shacabka Somaliland DAAWO

Ceerigaabo 21. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobalka Sanaag, ayaa ku dhawaaqay in ilaa hada xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanada gobalkaas ay u dhinteen dad gaadhaya illaa 20 qof, waxaana uu tilmaamay in xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanaddaasi ay aad u daran tahay isla mar ahaantaana uu ug baaqayo shacabka Somaliland in loo soo…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Maraykanka Obama Oo U Dalxiis Tagay Jaziirad Uu Habeenkii Ku Seexdo 12 Kun Oo Lacagta Yurub Ah

Paris 21. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynihii hore ee Dalka Maraynkan Barack Obama ayaa waxa uu gaadhay Jaziirrada Tetyawra oo ku taalla Dalka Faransiiska. Safarkan uu Obama ku tagay Tetyawra ayaa waxa la sheegay in aanay Qoyskiisu ku wehelinayan, balse uu kaligii tagay halkaasi ,Obama ayaa waxa uu  muddo bil ah deganaan doona Hotel-ka The Brando…

Read More

Jarmalka oo Caddaystay Nacaybka Turkiga, Kurdiyiinta oo Bannaan-baxay ka Dhigay Frankfurt & Ankara oo ka hadashay

Berlin 21. March 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Jarmalka, ayaa caddaysatay Cadaawadda iyo Nacaybka ay u hayso Dhiggeeda Turkiga iyo weliba Madaxweynaha Turkiga Hoggaamiya Recep Tayyip Erdogan, ka dib markii ay oggolaatay in Dad ka badan Soddon Kun oo ka tirsan Kurdiyiinta Turkigaga ee dawladda ku Macaaradka ahi inay ku bannaan baxaan gudaha dalka Jarmalka, halka ay…

Read More

“Qaabka Loogu Jawaabi Karo Yurub, Waa In Dadka Turkiga Ah Ee Ku Nool Dalalkoodu Dhalaan Min 5 Carruur Ah..” Madaxweyne Erdogan

Ankara 21. March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Turkiga ayaa si adag uga jawaabtay warbixin kasoo baxday Hay’ada sirdoonka dalka Germany ee loo yaqaan BND, warbixintaasi oo lagaga hadlay Inqilaabkii fashilay ee sanadkii hore ka dhacay waddanka Turkiga. War-bixintan Sirdoonka Germany ayaa lagu eegay Afgembigii fashilay ee Militariga Turkiga isku dayeen, waxayna Sirdoonka Jarmalka shaki geliyeen in…

Read More

‘’Waan eeday magaca Sadaam ee la ii bixiyay’’ Nin Shaqooyin badan ku waayay Magaca Hogaamiye Dunida Caan ka ahaa oo loogu magac daray

Delhi 21. March 2017 (SDN/QJ):- In ka badan 10 sano kadib markii la daldalay, Sadaam Xuseen, magaciisa waxa uu wali saameyn ku leeyahay nolosha nin ku nool dalka Hindiya oo ay sami yihiin. Injineerkan bartay dhismaha maraakiibta ayaa aabihii waxa uu ugu magc daray hoggaamoiyihii hore ee dalka Ciraaq Saddam Xuseen 25 sano ka hor….

Read More

Maxaa Ku Cusub Tiknoolajiyada Dunida? Waa Taksi Sida Diyaaradda u Duulaya Oo Lagaga Raysanayo Cidhiiidhiga Waddooyinka

London 21. March 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo dunidu maalinba maalinta ka dambaysa ku sii tallaabsanayso horumar ballaadhan oo dhinaca wax soo saarka Tiknoolajiyada ah ayay soo baxayaan xogo cusub oo tibaaxaya in shirkad weyn oo ka mid ah shirkadaha soo saara diyaaraduhu ku guulaysatay tijaabada gaadhi yar oo Tagsi ah oo marna sida caadiga ah suuqyada…

Read More

Sidee Ayeynu Ku Heli Karnaa Badhaadhaha Iyo Farxada Nolosha Maadaama Adduunku Mushkilad badan Yahay?

Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Si aad u ilaaliso Caafimaadkaaga una yareyso culeysyada kala duwan ee nolosha ayaa waxa habboon in waqtigaaga inyar oo ka mid ah u gaar yeesho farxadaada, taasoo aan ahayn samays ee dhab ah. Si aad u hantido farxadaasi waa in aad ku dedaashaa Jimicsiga iyo cunista Khudaarta darayga ah, waxaad…

Read More

Madaxwayne Donald Trump Oo Diiday Inuu Gacan Qaado Raysal Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel ?

Washington 21. March 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Dunida ayaa aad looga hadal hayaa sababta ay isku gacan qaadi waayeen Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump iyo Ra’iisal wasaaraha Dalka Jarmalka, kadib markii ay kulan ku yeesheen Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka kaasoo dhacay toddobaadkii hore. Kulankan oo ahaa kii u horreeyay ee Ra’iisal wasaaraha Jarmalka…

Read More

Wax Ka Baro Astaamaha Mucjisada Leh ee U Gaarka Ah Buurta Uxud?

Markka 21. March 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Madiina Al-munawara ee ku taala Dalka Sucuudiga ayaa la xaqiijiyay inay ku yaalaan ilaa iyo 200 oo goobood oo taariikhi ah, waxaanay goobahaasi Taariikhiga ahi soo taagnaayeen tan iyo xilligii uu Nebi Maxamed NNKH ku noolaan jiray magaaladaasi barakaysan. Haddaba, Buurta Uxud oo ku taala magaaladaasi ayaa waxay Xambaarsantahay…

Read More