Gudoomiye Ramaax oo Iftiimiyey Xaqiiqooyinka ka dambeeya Sheekooyinka Sixirka iyo Qafaalashada Gabdhaha ee lagu dawakhay DAAWO

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inay ogaadeen Siraha ka dambeeya qaarkood dhacdooyinka hadal-hayntoodu dhawaanahan aadka u badnayd, isla markaana shacabka magaalooyinka Hargeysa iyo Burco qaarkood aad uga qayliyeen ee ah Qafaalashada Dhalinyaro Hablo u badan oo qaarkood la tilmaamayey inay Dad kaxaysteen, isla markaana baadhitaan caafimaad…

Read More

Mucjisooyinka Qur’aanka Kariimka ah ee ka hadlaya Qoraxda,Baddaha,Cirarka, iyo waxa dhici doona mustaqbalka DAAWO

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):- Alle Weyne Subxaanahu watacaala wuxuu Qur’aanka Kariimka ah usoo dajiyay Bashar-ka, si uu ugu hago ama ugu toosiya wadada toosan, Alle Subxaanah watacaalaa wuxuu sheegay cidii raacdaa kitaabkaasi in ay ka heli doonto Nabad iyo farxad Adduunka iyo Aakhiraddaba. Isla markaana uu Qur’aanka noqon doono fariintii ugu danbaysay ee ka…

Read More

Xildhibaan Koore Muxuu Uga Soo Horjeestay Taageerada Golihiisu u Muujiyay Wadahadalka Somaliland iyo Khaatumo?

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii Shalay oo uu shirgudoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee aqalkaas Md. Baashe Maxamed Faarax, waxay ku ansixiyeen soo jeedin la xidhiidha in Goluhu taageero wadahadalka u socda Dawladda Somaliland iyo maamulka Khaatumo. Golaha waxa fadhiyay 44 Xildhibaan oo ka mid ah 82-ka Mudane ee aqalkaasi ka…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi & Weftigii uu Hogaaminayay oo Nairobi Kulan Kula qaatay Madax Sare oo ka Tirsan Baarlamanka Kenya DAAWO

Nairobi 19. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbigaas iyo Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Lugtii u danbaysay ee Socdaalkooda ku Jooga Xarunta Dalka Kenya ee Nairobi ayaa Kulan la qaatay Saraakiil Sare oo ka Tirsan…

Read More

Xildhibaan Reer Burco ah oo Markii Saddexaad Mushaharkiisa Ugu Deeqay Dadka Abaaraysan ee Togdheer

Burco 19. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi)   oo ka tirsan Golaha Degaanka ee degmadda Burco, ayaa mushaharkiisii markii  saddexaad ugu daaqay dadka jilicsan ee abaartu tabaaleysay, waxaanu  deeq biyo  ah u kala diray shan  tuullo oo hoos yimaada  gobolka Togdheer. Xildhibaan Mubaarik Bidhi, ayaa ka hadlay degaannada la gaadhsiinayo biyaha iyo sababta…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay inay Xaalad Deg Deg ah Dalka Ku Soo Rogto DAAWO

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo u Soo jeediyey Mar labaad inay dalka Ku soo rogto Xaalad Deg Deg ah Maadaama ay ka sii darayso Xaalada Abaareed ee dalka ka jirta. Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Maxamed Xasan Khayre ‘’Shabaash’’ ayaa Sheegay in Wax laga…

Read More

Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa oo Marki Kowaad Intii uu Xilka hayay Booqasho ku Tegay Caasimadda Somalia ee Muqdisho & Arrimo ay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Muqdisho 19. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Midnimada Africa ayaa Socdaal ku tegay tan iyo intii uu Xilka Ururkaasi qabtay Caasimada Somalia ee Muqdisho Isagoo Kulan la qaatay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Raysal Wasaarihiisa Xasan Khayre. https://www.youtube.com/watch?v=KKMcz5mHnf8

Read More

Soomaaliya Oo Maraykanka Iyo Masar U Wakiillatay Inay Imaaraadka Ku Qanciyaan Inuu Joojiyo Saldhigga Berbera

Dubai 19. March 2017 (SDN/QJ):- Dowladaha Mareykanka iyo Masar, ayaa ku soo biiray dhex-dhexaadinta laga dhex wado dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, kaasi oo ku aadan saldhigga Militari ee Imaaraadka uu damacsanyahay in uu ka dhiso dekadda Berbera ee Somaliland. Dhaxal Sugaha Isutagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, ayaa sheegay in saddex…

Read More

“ Annagu waanu fadhiyayanaa [kursiga] illaa iyo inta uu Illaahay noo qoray” Ku-simaha guddoomiyaha Guurtida Oo Koox Weriyeyaal Ahi Su’aalo Daran-doorri Ah Weydiiyeen & Nuxurka Jawaabihiisa

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):- Shirguddoonka golaha guurtid ayaa markii u horeysay iska difaacay eedo iyo dhaliilo loogu jeediyey qaabkii ay goleyaasha qaranka mudada ugu kordhiyee khaasatan goleyaasha deegaanka oo ra’yul-camka u dhuun daloola arrimahoodu ku tilmaamaeen in muddada loo kordhiyey dawladaha hoose ay xildhiibaannada guurtidu dhaqaale dhaafsadeen, si kale haddii loodhigana la laaluushay golaha …

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo Soo Jeediyey in Si adag loo Baadho Cid kasta oo Ku Lug Lahayd Falkii Lagu Xasuuqay Dhallinyarada Somaliyeed ee Yemen ka Dhacay

Muqdisho 19. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee lagu laayey xeebaha dalka Yemen.   Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen dadkaasi sida xaq darada ah loogu laayay iyaga oo ku safraya xeebaha dalka Yemen,…

Read More

Gudidii Ay Soo Dirteen Shaqaalaha Dekeda Berbera Ee Madaxtooyadu La Kulantay Oo Qodobo Culus Hor Dhigay Iyo Madaxtooyadda Oo Balan Dambe U Qabatay Fulintooda + Murankii Oo Wali Taagan

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gudida ay soo dirteen Shaqaalaha Kacsan ee Dekeda Berbera ka hawlgala oo lagu macaabo Ciise Cali Faarax ayaa warbaahinta uga waramay ujeedada Kulan ay la qaateen Wasiiro Xukuumadda ka tirsan oo ay kula kulmeen Qasriga Madaxtooyada waxa ay ka wada hadleen Iyo Balan qaad dambe oo ay Xukuumadu u qabatay…

Read More

Gabadh Saqiir ah oo Dunida Islaamka soo jiidatay iyo Sida cajiibka ah ee Quraanka u fasireeyso !! DAAWO

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Gabar aad u da´yar una dhalatay dalka Indonesia ayaa waxa ay soo jiidatay Dunida Islaamka taas oo si cajiib ah u fasireysa Qur´aanka Kariimka .   Gabadhaan oo 5 sano jir ah waxaa lagu magacaabaa Kaisa Aulia Kamal waxeeyna mar kaste soo saartaa Muuqaalo ku saabsan fasiraada Qur´aanka Kariimka si caruurta…

Read More

Ma Dhabaa In Shirkada Dp-World Dalbatay In Dubai Loogu Geeyo Oday Dhaqameedka Hogaamiya Beesha Gobolka Saaxil,Maxaase Ka Reebay Waftigii Madaxweyne Xigeenku Hogaaminayay ee Dubai Ku Sugan?

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Warar lagu kalsoon yahay oo Wargeyska Foore ka helay Illo-Wareedyo kala duwan ayaa shaaca ka qaaday in Madaxtooyaddu ku Fashilantay dalab uga yimid Masuuliyiinta Shirkada Dp-World ee Dubai Fadhiya oo ku saabsanaa in Dubai loogu geeyo oday Dhaqameedka hogaamiya ee talada loo daba fadhiisto ee ka soo jeeda Beesha Degta Gobolka…

Read More

Madaxweynaha Kenya oo Booqday Fadhiisimmada Millaterigiisa AMISOM ka midka ah ee Soomaaliya ku sugan DAAWO

Dhooblay 19. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya, ayaa maanta Booqday Fadhiisimmada Ciidammada Millateriga Kenya ee ka midka ah hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya kula dagaallama Al-Shabaab. Warbixinta Warka Madaxweynaha Kenya Booqashada uu ugu tegay Ciidammadiisa ku sugan gudaha dalka Soomaaliya oo uu hadal halkaas uga jeediyey dhiirrigelin u badnaa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Halkan…

Read More

Dowlada Somalia oo si kulul uga hadashay duqeyntii lagu laayey Qaxootiga Soomaalida Yemen

Muqdisho 19. March 2017 (SDN/QJ):-Dowladda Somalia ayaa si kulul uga hadashay Qaxootigii Soomaalida ahaa ee lagu laayey xeebta magaalada Xudeyda ee wadanka Yemen. Dayuurad Helicopter ah ayaa gantaal ku dhufatay doon ay la socdeen Qaxooti Soomaali ah oo ku sugeyd xeebaha Yemen, waxaana halkaas ku dhintay ku dhowaad 50 ruux oo Soomaali ah kuwaasoo ay…

Read More

Madaxweynaha Waddanka Turkiga Recep Erdogan oo Socdaal Ku Tegaya Magaaladda Muqdisho & Sababta Booqashadiisa

Muqdisho 19. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu wehliyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Turkiga Jeneraal Hulusi Aka ayaa lagu wadaa in bisha April ee soo socota socdaal ku yimaadaan magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Turkiga ayaa la filayaa marka uu Yimaado magaalada Muqdisho in uu xariga ka jaro Saldhiga milatari ee Dowlada Turkiga ka…

Read More

Yemen: Magacyada 15 Qof oo ka Mid ah Dadkii Ku Dhintay Kadib Markii uu Qabsaday Weerar Gantaal

Sanca 19. March 2017 (SDN/QJ):-Dadkii ku Dhintay Gantaal ku habsaday Doon ay Saarnaayeen Qaxoonti Ku sugan dalka Yemen ayaa Lagu Soo Waramayaa in intooda u badani ay u dhasheen Somaliland. Tibaaxo naga soo Gaadhay dalka Yemen ayaa Sheegay in dadkii Weerarkaas ku dhintay ay dhalasho ahaan ka soo Jeedeen Magaalooyinka Hargaysa, Burco Iyo Laascaanood. In…

Read More

Wax Ka Baro 6 Hogaamiye Oo Nolosha Doodbinada Ka Doortay In Ay Xaasas Yeeshaan Qaarkoodna Illaa Maanta Doobab Yihiin, 3 Ka Mid Ahi Waa Carab!!

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Sida qaalibka ah aadbay dhif iyo naadir u tahay nin hogaamiye noqday ama talada dalkiisa gacanta ku dhigay oo aan xaas lahayn ama wali ku guda jira nolosha kalinimo waxaanse qormadan kooban ku soo qaadan doonaat arrin taasi ka duwan oo ka warramaysa lix hogaamiye oo dunida soo maray qaarkoodna wali…

Read More

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Iyo Qisada Ay Ku Aroorto Heestiisa Caanka Ah ee “Ilaahii Joogay Baa Jira!”

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Heestan waxa hal-abuuray Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. Iyada ooh al beyd ah ayay ku jirtay Riwaayaddii “Laaca aragtaye, Laagga Ma og-tahay?” Mar dambe oo ay ahayd 1977-kii ayaa Maxamed Mooge ka codsaday Abwaanka inuu qabyo-tiro heestan. Waxay ku jihaysnayd jacaylkii riiqda dheeraa ee inta muddada ah uu Abwaan Axmed Saleebaan u…

Read More

Shirkaddaha Google & Levi’s Oo Wada Jir u Soo Saaray Jaakad Qabanaysa Shaqo aad u La Yaab badan

Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):- Sida ay u wada shaqaynayaan jaakadda iyo teleefonka ayaa aad u sahlan, waxay ku wada shaqayn doonaan Bluetooth, tusaale ahaan haddaad jaakadda halka saacadda lagu xirtoama cumaacumta aad dhinac laba farood ugu salaaxdo waxay kuu sheegaysaa waqtiga, haddaad dhinaca kale ugu salaaxdo halkaad joogto ayay kuu tilmaamaysaa. Haddii sidoo kale…

Read More