Madaxweynihii Hore ee Somalia Xasan Sheekh oo Loo Dhaariyey Xil Cusub oo uu Dalkiisa ka qaban doono
Muqdisho 04. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho si uu uga mid noqdo Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya Xildhibaanka 276-aad dee Baralamanaka Soomaaliya, waxa uuna ahaana inta noloshiisa ka dhiman Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya sida uu…
