Gudoonka baarlamanka Somalia oo shaaciyey xiliga uu furmayo Kalfadhigoodii ugu horeeyey
Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoonka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ee beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka…
