Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mr Caddaani oo Eedaymo Xoogan u Soo Jeediyey Xisbiga Waddani,Kana Hadlay Mudaharaadka London & Mudo Kordhinta Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland Md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay dhawr arimood oo ay ka mid tahay mudaharaadka Maalinta Beri ah la Filayo inuu Ka Dhaco Magaaladda London Isla Markaana Qaar Qaybo ka mid ah Jaaliyadda Somaliland…

Read More

Wasaarad Dhawaan Lagu Soo Kordhiyey Golaha Xukuumadda Oo Amartay In Albaabada Loo Laabo Xarun Uu Madaxweyne-Ku-Xigeenku Daah-Furay+Sababta DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Oo  Amartay In Albaabada Loo Laalbo Xarunta Cusub Ee Akaademiyadda Fanka, Iyo Cilmiga Oo Dhawaan Uu  Madaxweyne-ku-xigeenku Daah-furay taas Oo Ka Shaqaynaysa Horumarinta Cilmiga, Teknoolajiyadda iyo Fanka. https://www.youtube.com/watch?v=NJLuPEBpdtI

Read More

Xeelad Cusub Oo Loo Tahriibiyo Dhallinyarada Hargaysa, Halka La Mariyo + Ciidanka Booliska Oo Gacmaha Ka Laabtay Waxka Qabashadeeda

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maalinba maalinta ka dambaysa sii siyaadaya nidaamka iyo qorshaha lagu tahriibinayo da,yarta ubaxa u ah waddanka somaliland waxaana magaaladda hargaysa dhexdeeda ka shaqeeya goobo fara-badan oo mudooyinkii ugu dambeeyay soo badanayay kuwaas oo boodhkooda ku xardha “travel agency” waxaanay dhallinyaradda u sheegayaan in ay si fudud ku gaynayaan Turkiga iyo…

Read More

Sil Silad Suugaanley Shiinley ah oo Waaqaca Somaliland Ku Jirto Ka Hadlaysa oo Ka Dhex Curatay Barta Xidhiidhka Bulshada ee Facebook AKHRI

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Silsiladan SHIINLEYDA- oo todobaadkan gudihiisa ka bilaabantay Barta Facebook ayaa ka dhalatay meerisyo kooban uu abwaan Sidiiq Burmad kaga hadlayay shirarka jaraaid ee sida bilaa ujeedada ah maalin walba loo qabto. Waxayse taxane maansooyin silsilad ah isku badashay markii abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax uu kaga jawaabay maansada ugu horaysa maansooyinka…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Warar Lagu Sheegay Inuu Gacan Ka Hadal Dhex Maray Wasiirka Tamarta DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa ka hadlay Warar dhawaan ku soo baxay Wargeysyada ka soo baxa Hargeysa, kaasi oo sheegayey in Dagaal Gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Eng. Xuseen Cabdi Ducaale.

Read More

Mudaharaad Lagaga Soo Hor Jeedo Saldhiga Mileteri oo Beri London Ka Dhacaya,Madaxda Sadexda Xisbi ee Uk oo Qaadacay & Dulucda Baaq ay Direen DAAWO

London 01. March 2017 (SDN/QJ):- Kulan ay Isugu Yimaadeen Hogaanka Jaaliyadda Somaliland ee Magaaladda London Iyo Madaxda Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland ayaa ka Digay Dad Wiiqaya Qaranimada Somaliland oo Sheegay inay Mudaharaad ka hor dhigi doonaan Safaarada Imaaraadka ee Magaaladda London Waxayna Baaq u direen Guud ahaan Jaaliyadda Somaliland ee Uk.

Read More

Madaxwayne-Kuxigeenka JSL Oo Daah Furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose Ee Dalka (JPLG) Isla Markaana Saluug ka Muujiyey Qoondada Dhaqaale ee Sannadkan DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa daah furay mashruuca sanadlaha ah ee  horumarinta dawladaha hoose ee dalka ee loo yidhaa (JPLG). Mashruucan oo sanadkan 2017 ay soo qaban qaabisay Hay’ada UN Habitat ayaa lagu soo bandhigay miisaaniyada sannadkan ay u qoondeeyeen dawladaha hoose…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag & Saraakiisha Ciidanka Qaranka oo Si adag uga Hadlay Shaqaaqooyinka Deegaanka Degmada Ceel Afweyn DAAWO

Ceel Afweyn 01. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka ayaa Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Hoos Taga Degmada Ceel Afweyn oo ay hore uga dhaceen Shaqaaqooyin ka dhex dhashay Laba beelood oo Walaalo ah oo Jiidahaasi wada dega.

Read More

Abwaan Weedhsame oo Soo Saaray Maanso Dareenka Taabanaysa oo Ka Turjumaysa Duruufaha Maanta Somaliland Ku Gedaaman DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo Ka Mid ah Haldoorka Dhallinta maanta ee Suugaan yahanka ah ayaa soo Saaray Maanso ka hadlaysa Xaaladaha ay Somaliland Ku Jirto. MUDDUCI Goortii cid kuu maqan Ama aad u tahay magan Miyir quustay maan arag Iyo mooyi igu yidhi Madhxiyaay raggaad tidhi Madhiyaay inuu…

Read More

Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Nidaamka Isbedel ee ay Kulmiye Kula Baratamayaan Iyo Sababta Gebilay looga dhigay Xarunta Ololaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxa Ololaha Doorashada ee Xisbiga Waddani Aqoon yahan Xamse Khayre C.laahi oo uu Dhawaan Magacaabay Gudoomiye C.raxmaan Cirro ayaa Ka Hadlay dareenkiisa ku aadan Xilkan loo Magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=5vFD1t9I8sA  

Read More

‘’Dadka Reer Somaliland Waxan Leeyahay Maanta Kulmiyaa Haya Barina Xisbi Kale..’’ Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa ka hadlay Mudaharaadka la filayo in Beri oo Khamiis ah uu ka hor dhaco Safaarada Imaaraadku ku Leeyahay Magaaladda London ee Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Mileteri ee Somaliland ka Siisay Imaaraadka Magaaladda Berbera.  

Read More

Shaqaalaha Dekedda Magaaladda Berbera oo Shaaciyey in Laga Musuq Maasuqay Xuquuqdoodii oo Loo Lacageeyay DAAWO

Berbera 01. March 2017 (SDN/QJ):- Dhawaan ayay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Sheegtay in Bishan Maanta Bilaabantay ee March ay Hawsha Dekedda Berbera si rasmi ah ula wareegayso Shirkada DPW Iyagoo Xusay in Shaqaalihii ka Shaqaynayay Dekeda berbera ay Dawladu siinayso Qof kastaa Wixii Xuquuq ah ee uu Ku lahaa Qaranka.

Read More

Magacyada Xildhibaanno Maayerro ku Jiraan oo UCID Dacwad ka Gudbiyey & Liiska Xubno uu Dalbaday in loogu Beddelo

Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo bandhigay Magacyada Lix Xildhibaan oo Golayaasha deegaanka magaalooyinka dalka ka tirsan, kana mid ah Mudanayaasha UCID ka soo baxay oo ku biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye oo Maayerro ku jiraan Dacwaddooda u gudbiyey Guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale Magacyada lix Xubnihii ku…

Read More

Aamina Maxamed oo loo doortay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

New York 01. March 2017 (SDN/QJ):-Aamina Maxamed oo ah Haweeney muslimad ah oo u dhalatay dalka Nigerian ah ayaa si buuxda ula wareegtay xilka ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.   Marwo Aamina ayaa hore u ahayd madaxii qaramada midoobay u qaabilsana dhinaca barnaamijyada horumarinta, waxayna soo noqotay mar wasiirka degaanka ee dalka Nigeria.  …

Read More

Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre oo Maanta Baarlamaanka la horgeenayo iyo Waxgarad baaq u diray Baarlamaanka

Muqdisho 01. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in Maanta la horgeeyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.   Sida aan Wararka ku heleyno Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa aad u taageersan siyaasada R/Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaana la filayaa in si buuxda u siiyaan codka…

Read More

Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo Shaaciyey in Somalia ay Ka Taagan Tahay Masiibo Abaareed DAAWO

Muqdisho 01. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg ah looga jawaabo.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir caalami ah oo Beesha Caalamka ay ka qeyb-gashay, kaasi oo…

Read More