Sheekada Malxiisadii Gabadha ahayd ee Isu Bedeshay Ninka & Xaqiiqada Qisadani Siday u Dhacday oo uu Ka Waramayo Ninkii Gabadha Aroosada ah Guursaday Iyo Sida ay Wax u Dhaceen DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Qiso Ugub ku ah Degelada Bulshada Somalidu degto in Qof loo haysto Dumar la soo raaciyo Gabadh Caruusad ah Si ay ugu Noqoto Malxiisad ayaamaha Hore ee Nolosha Cusub ee Reernimo. Cabdiraxmaan Ismaaciil Cumar Waa Ninka dhibaatadani Ku dhacday Maanta ayuu Sharaxaad ka Bixiyey Sida Qisadani Ku Dhacday Iyo Halka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Sucuudiga Ka Dalbaday inay Dalka Imaaraadka Carabta Ku Qanciyaan Joojinta Saldhiga Mileteri ee uu Berbera Ka Samaysanayo & Waxay uga Dhigan Tahay Somalia

Riyadh 28. February 2017 (SDN/QJ):- Degelka Riyaad Post oo lagu daabaco daraasaadka istaraatijiga ah iyo gorfaynta siyaasadaha la xidhiidha Khaliijka Carabta iyo Bariga dhexe, ayaa Axaddii 26ka Bishan Feebarweri qoray war uu cinwaan uga dhigay, ‘Muqdisho oo Sucuudiga ka dalbatay in uu dhex-dhexaadin ka galo sidii uu Imaaraadka Carabta ugu qancin lahaa in aanay saldhig Milateri ka…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Adduun Buuran Ku Bixisay Sidii Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay u Soo Bandhigi lahayd Waxtarka Somaliland ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Berbera DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Golayaasha Sharci Dejintu Meel mariyeen Heshiiska Qabyada ahaa ee Xukuumadu ku siisay imaaraadka Carabta Saldhig Mileteri oo uu ku Yeesho Madaarka Berbera Isla markaana Dareeno kala Duwan laga bixiyey ayay Xukuumadu soo abaabushay barnaamij Muuqaal ah oo Shacabka ay ku fahamsiinayso qiimaha Saldhigani Somaliland u Leeyahay. https://youtu.be/jKt2ccwAB38

Read More

Waa Sidee Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo oo Hada Ingiriiska Ku Sugan Iyo Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay Hadal Shaki Abuuray!!!

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay inay xaalad caafimaad darro la soo deristay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanay xukuumadu beenisay warar maalmihii u dambeeyay ku dhex wareegayay baraha bulshada oo sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo ay xaalad caafimaad darro la soo gudboonaatay. Wasiirka warfaafinta Somaliland Md. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani), oo uu wargeyska Geeska…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Shaaciyey inaanay Somaliland Diiddanayn Midnimada Soomaaliya & Shuruudda uu ku xidhay DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inaanay Somaliland diiddanayn inay la midawdo Soomaaliya, hase-yeeshee, ay diiddan tahay xuquuq la’aan iyo sinnaansho la’aan mar kale ay ku midoobaan Somaliland iyo Soomaaliya. Muuse Biixi oo sidoo kale ah Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga…

Read More

”Waa In Faro Gelinta Laga Daayo Gobolka Awdal,Kii Wax Mataraha ahaa Waa La Difaacaa Ka Wax Tarana Waa La Eryaa,Taas Ma Fahmayo” Gudoomiyaha Gobolka Awdal

Boorama 28. February 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ku baaqay in farogelinta laga daayo siyaasadda gobalka Awdal, isagoo cid gaar ah magacaabin. Md. Shiine, wuxuu siyaasiyiin xilal sare haye oo aanu magacaabin u soo jeediyay inay gobalka Awdal farogelinta ka daayaan oo ay gobalkooda u shaqeeyaan “Waxaan aad uga xumahay gobalkani…

Read More

Warbixin Caalami ah oo Bannaanka Soo dhigtay Khatarta Dawladaha Derisku ku Hayaan Soomaaliya, Digniinna u dirtay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee Xasaradaha Adduunka ee International Crisis Group (ICG) oo ay Ciwaan uga dhigtay “Khatarta ay dalalka gobolku ku keeni karaan rejada Soomaalida”, ayey diiradda ku saartay halista Madaxweeynaha cusub ee Federaalka Mudane Farmaajo uga iman karta dalalka deriska la ah Soomaaliya, oo ay…

Read More

Shixnad Gurmadka Abaaraha ah oo ay Iska Kaashadeen Guddida Heer Qaran ee Abaaraha Iyo Shirkada Telesom oo Lala Kala Wareegay DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha,Iyo Saraakiil Ka Socday Shirkada Telesom ayaa kala Wareegay Maareeye Ku Xigeenka Dekeda Berbera Mucaawimo loogu talo galay dadka abaaruhu Saameeyeen oo ay si wada Jir ah Isaga Kaashadeen Guddida Abaaraha & Shirkada…

Read More

Faysal Cali Waraabe & Baashe Cawil Oo Eedo Ba’an U Jeediyey Dadka Ka Mudaharaadaya London

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar, ayaa eedo ba’an ujeediyey dadka reer Somaliland ee la sheegay inay London ka sameynayaan Mudaharaad ay ku diidan yihiin Saldhigga Millatari ee lmaaraadka Carabta laga siiyey Madaarka Magaalada Berbera. Masuuliyiintan ayaa…

Read More

Maxaa ka Jirra in Wasiir Maxamuud Xaashi Sucuudiga u tegay inuu Farmaajo kala Hadlo Saldhigga Millateri?

Makka 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ah Weftiga Imaaraadka u tegay soo gunaanadka heshiiska DP World ee la wareegidda Dekedda Berbera, ayaa intuu Safarkaa ku maqnaa gaadhay dalka Sucuudiga,  Cimraysina u tegay Xajka, isla markaana isla waqtigaa waxa dalkaa socdaal ku joogay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo,…

Read More

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Banaan-bax Lagag Soo Hor-jeedo Heshiiska Saldhiga Millatari Oo Laga Abaabulayo Ingiriiska

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday in mudaharaadka lagaga soo horjeedo  heshiiska saldhigga Millatari ee laga sameynayo Berbera, ay  fikradiisa keeneen masuuliyiinta safaarada Soomaaliya ee Ingiriiska, kuwaasi oo gacan-saar la leh kooxo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, hase ahaatee aaminsan riyadii dhimatay ee Soomaali-weyn.   Waxa kaloo Madaxtooyadu…

Read More

Wasiirrada Ugu Dhow Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Hirdamaya Muddo Kordhinta Madaxtooydu Wakhtiga Ay Noqon Doonto Iyo Laba Ka Mid Ah Oo Shalay Gacanta Isula Tagay Saleebaan Hortiisa

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Ugu Qoorta weyn Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ay si weyn ugu hirdamayaan Wakhtiga loo kordhinayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyadoo durba arintaasi laga dareemayo Golaha Guurtida oo maalmahan u dambeeyay ku guda jira qorshaha orodoska Wakhtiga loo kordhinayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka,waxaana la soo sheegayaa inay masuuliyiintan oo…

Read More

Somaliland & UAE Maxay isaga Difaacayaan haddii Soomaaliya dacweyso ama ka hor timaado heshiiska Saldhiga?

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadku waa iska difaaci kartaa Farmaajo haddiiba uu ka dacweeyo Shirweynaha Carabta, ka gacanka iyo Security Council kaba. Waagii heshiis kii London ee Somaliland & dawladdii ku meel gaadhka ahayd ee Soomaaliya galeen waxaa goob joog ahaa in ka badan 50 hogaamiye. Kuwii Dubai & Ankara ka dhacay iyanna…

Read More

Xildhibaan Shacabka uga Digay Dawooyin & Cuntooyin Dhacay oo Hargeysa Buuxiyey & Dhaqanka Tagaasida DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan-Shahar) oo ka mid ah Xildhibaanna Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa Ganacsatada, Dhakhaatiirta iyo Tagsiilayaasha Hargeysa ugu baaqay inay Dadka iyo Bad-qabka Bulshada-ba ilaaliyaan, waxaanu sheegay inay Dawlad hoose ahaan ogaadeen dhibaatooyin badan oo ay qaybaha Bulshada ku hayaan Dhakhaatiirta, Ganacsatada iyo Tagsiilayaashu. Xildhibaan Xasan-Shahar oo Warbaahinta…

Read More

Afhayeenka Ururka Alshabaab Oo ka Hadlay sida ay Al Shabaab ula dhaqmayaan Dowlada Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa markii ugu horeesay ka hadlay isbadalka dalka ka dhacay gaar ahaan doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Magacaabista R/Wasaaraha cusub.   Fariin Maqal ah uu soo diray Afhayeenka Al Shabaab ayuu uga hadlay isbadalka siyaasadeed ee dalka ka…

Read More