Wiil Uu Dhalay Feedhyahan Mohamed Ali Clay Oo Lagu Qabsaday Madaarada Maraykanka, Sababo La Xidhiidha Diinta Islaamka!

Florida 27. February 2017 (SDN/QJ):- Wiil uu dhalay feedhyahankii caanka ahaa ee Mohamed Ali Clay oo la yidhaahdo Mohamed Ali Jr ayaa lagu qabtay mid ka mid ah madaarada gobolka Florida, waxaana halkaasi lagu haystay muddo laba saacadood kadib markii ay isaga iyo hooyadii ka soo noqdeen Dalka Jamaica oo ay fasax ku tageen. Afhayeenka…

Read More

Laba Wiil Oo Walaalo Ah Oo Falastiiniyiin Ah Oo Maalin Kasta Cuna 200 Oo Xabo Oo Kinniin Ah!

Gaza 27. February 2017 (SDN/QJ):- Laba wiil oo magacyadooda la kala yidhaahdo Khaliil iyo Mohamed oo ku nool magaalada Gaza ee Dalka Falastiin ayaa waxa haya xannuun aad u yar oo ku dhaca Qanjidhada ka masuulka ah habsami u socodka macdanaha Calcium-ka iyo Phosphorus-ka ee jidhka waxa aanay arrintaasi ku kaliftay inay maalin walba cunnaan…

Read More

Gabadh Yar Oo 7-Jir Ah Oo Codsi Shaqo U Diratay Shirkadda Google Iyo Jawaab Lama Filaan Ah Oo Ay Ka Heshay

London 27. February 2017 (SDN/QJ):- Hammiga iyo doonista shakhsinimo ee qofku kuma xidhna da’da, midabka iyo jinsiga qofka balse waa mid ku lammaan hanka qofku leeyahay da’ kasta ha joogee waxaana toddobaadkan dunida si weyn looga hadal hayaa gabadh yar oo 7-jir ah oo muujisay hankeeda si lama filaan ahna guul weyn uga gaadhay kadib…

Read More

Diyaarad Burburtay Balse uu Alle Ka Badbaadiyey Dhamaanba Dadkii Saarnaa Oo Dhan!

Amsterdam 27. February 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Diyaaradaha shirkada Fly B ayaa burburtay kadib markii ay caga dhigatay madaarka Schiphol ee magaalada Amsterdam, shilkan ayaa la sheegay in ay sababtay cillad soo food saartay markii ay caga dhiganaysa. Waxaanu mid ka mid ah madaxda shirkadaasi oo warbaahinta u sheegay in ciladaasi ay ahayd…

Read More

Nin Isku Qalday Goob Uu Shaqo Ka Raadinayay, Baddalkeedana Gudaha U Galay Meel Aanad Waligaa Jeclaysateen Inaad Gasho

Manchester 27. February 2017 (SDN/QJ):- Shaqo la’aantu waa arrin aad u dhib badan oo aanay jirin shaqsi u dul-qaadan karaa noloshan casriga ah inkasta oo wakhtiyadii hore dadku si kasta oo ay shaqo la’aani u hayso haddana ay ahaayeen kuwo wax uun abuurta oo si uun noloshooda u maareeya, sidaas darteed shaqsi kasta ayaa sameeya…

Read More

Maxaad Ka Ogtahay Dalka Kaliya Caalamka Ee Dadkiisa Ka Mamnuucay Sigaarka?

Turkmenistan 27. February 2017 (SDN/QJ):- Muddo sanad laga joogo ayaa dalka Turkmenistan oo ku yaalla bartamaha Qaarada Asia waxaa uu noqday dalkii ugu horeeyey caalamka ee gebi ahaanba dadkiisa ka mamnuucay cabista iyo ka ganacsiga sigaarka.   Madaxweynaha dalkaasi Gurbanguly Berdimuhamedow ayaana ganaax adag ku soo rogay qofkii lagu helo inuu cabayey ama ka ganacsanayey…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gurigiisa Hadhimo Sharafeed ugu Sameeyey Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Ra’yaale Kaahin DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta casuumad sharafeed aad u heer saraysa gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa ugu sameeyey Madaxweynahii hore ee Somaliland Md.Daahir Ra’yaale Kaahin oo dhawaan dalka dib ugu soo socday, ka dib socdaal uu in muddo ah ugu maqnaa dalka dibaddiisa….

Read More

Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID

Hargaysa 26Feb17(SDN/QJ)Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID, Iyada oo Wada-hadaladii iyo Heshiiskii Dhamaad Yahay, halkan ka daawo.

Read More

Loolanka Xidhiidhada Somalia,Ujeeddada Safarka Farmaajo ee Sucuudiga & Saamaynta Saldhiga Mileteri ee Berbera

Riyadh 26. February 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska caanka ah Al-Akhbaar Al-Lubnaaniya oo ka soo baxa dalka Lubnaan ayaa warbixin uu ka diyaariyey safarka uu madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo ku tegey dalka Sucuudiga waxa uu kaga warramay ujeedooyinka safarkaasi daarran yahay iyo guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee hadda ka jirta Soomaaliya, warbixintaas oo uu Geeska Afrika soo koobay…

Read More

Kooxo Soomaali-Masiixiyiin Ah Oo Markii Ugu Horraysay Taariikhda Soomaalida Si Muuqata Meel Fagaare Ah Isa Soo Taagay Taageerana U Muujiyey Madaxweynaha Cusub Ee Muqdisho DAAWO

Oslo 26. February 2017 (SDN/QJ):- Soomaali Masiixiyiin ama Kirstaan ah oo isa soo urursatay ayaa kulan ballaadhan oo ay ku yeesheen dalalka Yurub waxa ay markii ugu horraysay taariikhda Soomaalida iyaga oo u nidaamsan hab urursan oo abaabulan waxa ay u hambalyeeyeen Madaxweynaha dhawaan loo doortay Maamulka Muqdisho ee dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo…

Read More

Natiijada Ka Soo Baxday Kulankii Kama Danbaysta ahaa ee u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW,Yaa Guul Jooga?DAAWO

Dubai 26. February 2017 (SDN/QJ):- Weftigii Ka Socday Xukuumadda Somaliland ee Socdaalka Ku Joogay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa Soo Gabo Gabeeyay Heshiiskii Dhex maray Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee Ku Saabsanaa Maalgelinta Dekeda Berbera, Iyadoo Shirkada Dpw Ay 1 Bisha March La Wareegayso Hawsha Dekeda Berbera. Danjire Baashe Cawil oo isagu furay hadalka ayaa…

Read More

Suxufi Raage Oomaar oo ka hadlay Dhagar-qabeyaasha lagu Casuumay Caleemo-Saarkii Farmaajo

London 26. February 2017 (SDN/QJ):- Raage Cabdillaahi Oomaar oo ah suxufi iyo qoraa caalami ah oo dunida laga qaddariyo ayaa muujiyey sida uu uga xumaaday in xafladdii lagu caleemosaarayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ee lagu qabtay Maddaarka Muqdisho lagu casuumay Jeneraal Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii sarsare ee xukuumaddii Kali-teliye Maxamed Siyaad…

Read More

Wasiir Sare oo Ka Tirsanaa Xukuumadii Obama Oo Bil Gudaheed Shaqo Ku Helay!

Washington 26. February 2017 (SDN/QJ):- John Kerry oo ahaa wasiirkii arrimaha Debadda ee Dalka Maraykanka xilligii Madaxweyne Obama ayaa waxa uu muddo bil ah ku joogay shaqa la’aan kadib markii uu Madaxwayne Trump ku guuleystay Madaxtinimada Dalkaasi.   John Kerry oo haatan da’diisu tahay 73 jir ayaa waxa uu shaqa macalinnimo ah uu ka helay…

Read More