“Ceelkan Faramaa Waxaanu Xukuumad ahaan aamin-sanahay inuu wax badan ka tari doono xaalada adag ee biyo la’aanta iyo abaarta haysata Gobolka Saraar.” Wasiir Maxamuud Xaashi DAAWO
Caynaba 21. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dhagax dhigay ceel biyood Xukuumadda Somaliland ay ka hirgalinayso Duleedka magaalada Caynaba ee GObolka Saraar. Wasiir ayaa ayaa sidoo kalena sharaxaad ka bixyey tiro ceel kale oo ay Xukuumadda Madaxweyen Siilaanyo dhawaan ka bilaabo doonto deegaano kala duwan oo dalka ah. Mudane Xaashi oo…
