Nabad Sugida oo soo bandhigtay Lacago Dollar Faalso oo Muqdisho lagu sameenayay SAWIRO
Muqdisho 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Lix qof oo ku hoolanaa sameynta lacago dollar faalso ah. Howlgalka ay Ciidanka Nabad sugida ka sameeyeen Degmada Waabari ayey kusoo qabteen lix qof iyo makiinado…
