Labo Qarax oo ka dhacay magaalada Jiddah iyo Faah faahino kasoo baxaya

Jiddah  21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in magaaladaasi saakay ay ka dhaceen iyo qaraxyo kadib markii ciidamada amaanka ay weerareen guri kuyaala magaaladaasi. Ciidamada la dagaalanka argagaxisada ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay in ay weerareen iskuna gadaameen guri kuyaala magaalada Jiddah, waxaana gurigasai ku sugnaa…

Read More

Xildhibaan Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Saluugay Muddo Kordinta Lixda Bilood Ah Ee Xisbiyada Mucaaradku Soo Jeediyeen & Sida uu Xalka u Arko DAAWO

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-waraabe) oo ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda Abaareed ee Dalka ka jirta iyo Muddo kordhinta Xisbiyada Mucaaradku doonayaan in loo sameeyo Xukuumadda. Xaaji Cabdi-Waraabe oo Saxaafadda kula hadlay Xarunta Golaha Guurtida, ayaa sheegay in ILAAHAY doorashada dib u dhigay, maaddaama buu…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Sheegay Inuu Madaxweynuhu Ka Soo Horjeedo Muddo Kordhin Loo Sameeyo DAAWO

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Cadeeyay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Si adag uga soo hor Jeedo Mudo Kordhin Loo Sameeyo dhamaadka Mudo Xileedkiisa Isla markaana uu rabo in Doorashadu ku dhacdo Xiligii ay Ku Mudaysnayd. https://www.youtube.com/watch?v=NTpr1VcFjHA

Read More

Dalkii ugu horeeyay ee Islam ah oo Mamnuucay Indhashareerka & Dharka Wajiga qariya DAAWO

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah dalalka ugu caansan Dunida Islaamka ayaa si toos ah u mamnuucay indhashareeka kaas oo noqday wadankii ugu horeeyay ee Muslim ah hadane mabnuuca indhashareerka . Dalka Marooko ayaa ku dhawaaqay in gudaha dalkaas laga mamnuucay indhashareerka iyo dhamaan dharka qariya Wajiga oo dhan . Wareegto ka…

Read More

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex-taagan Masuuliyiinta Sar-sare Ee Wasaaradda Duulista Somaliland Iyo Musuq-maasuqa Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf iyo is qab-qabsi ka dhex-taagan Wasiirka Wasaaradda duulista iyo gadiidka Cirka Somaliland iyo Agaasimaha guud . Farxaan Aadan Haybe iyo Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar Sayid), oo weheliyaan maamulka madaarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa   Cigaal International Airport, tasoo gabi-ahaan-ba galaafatay shaqadii iyo kala dambayntii Madaarka Cigaal ee Hargeysa. Xogo lagu…

Read More

Fannaanka Caanka Ah Cabdinaasir Macallin Caydiid Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeysa

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Fannaanka caanka ah ee Cabdinaasir Macalin Caydiid oo ka mid ah RukumadaFanka Somaliland gaar ahaan iyo guud ahaan Fanka umadda Soomaaliyeed aadna ugu caan ah tumista Cuudka oo ah Fanaan reer Hargeysa ah ayaa warar ay war-baahintu heshay lagu soo sheegayaa in Fannaanka Xaalad Caafimaad loo dhigay Cisbitaalka Guud ee…

Read More

Madhabaa In Wasiir Sacad Isaga Leexiyay Saxeexii Heshiiska Saldhiga Milatari Wasaaradaha Duulista Iyo Gaashaandhiga, Halkeebuuse Saldhigtay Isaseeggii Isaga Iyo Madaxtooyaddu?

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo maalmihii u dambeeyay si weyn loo hadal hayay Khilaaf xoogleh oo ka dhex qarxay Madaxtooyadda Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire kadib markii ay si weyn ugu kala fogaadeen heshiiska Saldhiga Milatari ee ay Dawlada Somaliland ka siinayso Dalka Imaaraatka Carabta Marsada Berbera ayaa waxa hadda soo…

Read More

Muwaadin 11 Jeer Xabsiga u Galay Isagoo Bulshadiisa Fahamsiinaya Qiimaha Waddaniyada iyo Xogwaran ku Saabsan Xaaladihii uu ka soo Hawlgalay

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan C.rashiid Cismaan Jaamac Wuxuu Ku Magac Dheer Yahay ‘’Waddani’’ waxa uu haatan yahay Agaasimaha Mashaariicda ee Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa. C.rashiid Cismaan Jaamac ‘’Waddani’’ Wuxuu Noqday Muwaadin Mudo 11 Jeer ah Xabsiga la dhigay si loogu aj buro inuu Joojiyo Ka Hadalka Waddaniyada iyo Soo Bandhigida dhaliisha…

Read More

General Jidhif oo Si Cilmiyaysan & Aragti Milatari Ku Iftiimiyey Khatarta Somaliland uu Dhaxalsiin Doono Saldhiga Xukuumadu Imaaraadka Ka Siinayso Magaalada Berbera

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Muj. Maxamed Xasan C/laahi Oo Ahaa Halgamayaashii ururkii SNM isla markaana ah  Khabiir ku takhakhusay dhinaca militariga ayaa ka hadlay bixinta saldhiga militari ee xukuumada somaliland doonayso inay ka siiso  magaalada xeebeeda Berbera wadanka carbeed ee isu taga emirateka carabta, waxaanu Muj. Maxamed Xasan C/laahi (jidhif)sheegay in aanay wax faa,iido…

Read More

“Siyaasiyiinteena Waxaan Leeyahay Yaanay Caadifadi Idinka Hadlin..” Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Dhawaaqyada Siyaasiyiinta Dalku kaga soo horjeedaan Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadku doonayso inay ka samaysato Magaalada Berbera. Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay inay Siyaasiinta iyo Dadka kale ee ka hadalka Arrimaha guud…

Read More

Magacyada musharaxiinta isku soo taagay guddoonka aqalka sare oo la shaaciyey (Akhriso)

Muqdisho 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada gudoonka aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa soo gebagebeeyey diiwaan gelinta musharaxiinta isku soo taagay doorashada gudoonka aqalka sare.   Doorashada guddoonka aqalka sare oo la qaban doono 21-ka bishan oo ku beegan Sabtida beri ayaa waxaa isku soo taagay 16 musharax oo u kala qeybsan guddoomiyaha golaha…

Read More

Xoghayihii Fulinta Ee Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Xilka Laga Qaaday Kadib Muran u dhexeeyay Isaga iyo Maayar Solteco

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa xilka ka qaaday Xoghayihii fulinta ee Dawladda Hoose Axmed Maxamed Cabdillaahi (Derajo). Wasiirka, ayaa Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa u Magacaabay Mowliid Kayse Maxamed (Mowliid-Qaro) oo hore ahaa Guddoomiyaha Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa. Sidaana waxa lagu sheegay…

Read More

Madaxweynaha la Doortay ee Dalka Maraykanka Donald Trump oo Maanta La Wareegaya Xil hayntiisa Afar Sanno & Lix arrimood oo Ku Saabsan Dhaarintiisa

Washington 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Goobta isha lagu hayn doonaa waa US Capitol oo ah goobta uu Trump sida rasmiga ah ugala wareegi doono Barack Obama madaxtinimada dalka iyo Aqalka Cadba. Halkan hoose ayaan ku faahfaahinaynaa habka kala wereegga awooddu u dhici doonto.Boqolaal kun o qof ayaa la filayaa in ay ku soo xoomaan Washington…

Read More

Barack Obama oo qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey Digniina u diray Trump

Washington 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey isaga oo Madaxweyne, waxa uuna shirkan jaraa’id uga hadlay arimo badan oo muhiim ah ay ku jirto waxii uu soo qabtay intii uu xilka hayay.   Brack Obama ayaa lagu wadaa in Maanta oo Jimce ah uu Ka…

Read More