Isbahaysiga Burburinta Doorashada Soomaaliya oo Bayaan 7 Qodob ah ka Soo saaray Muqdisho,& Siyaasiyiinta S.land ee Muqdisho Ku Sugan oo Sheegay inay Si Buuxda Midnimada Somalia Ugu Hawlgalayaan
Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin u dhashay gobollada Somaliland oo xilal ka haya dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-goboleedka Puntland oo kaashanaya Odayaal iyo Xubno isku sheegay inay Wakiil ka yihiin Beelaha Somaliland, ayaa bilaabay Olole iyo qorshe uu Maamul-goboleedka Puntland doonayo inuu khilaaf ku abuuro, isla markaana ku fashilo doorashada gebo-gabada ku…
