Wefti Ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal la Xidhiidha Dhoofka Xoolaha Ku Jooga Dalka Qadar
Dooxa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Wefti Wasiirro ah oo ka socda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka degay magaaladda Dooxa ee caasimadda dalka Qadar. Weftigan wasiirrada ah oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka iyo horumarinta Somaliland Maxamed Aadan (Qabyo-tire), oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Axmed Aadan Kayse, Wasiirku xigeenka wasaaradda madaxtooyada Axmed…
