Xukuumadda Ankara Oo Dawlada Somaliland Ka Codsatay In La Xidho Dugsiga Nile Academy Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay
Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Dawlad Turkiga ayaa xukuumadda Somaliland ka codsatay inay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maalgaliyo siyaasiga lagu eedeeyey inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay Mr Fathullah Gulen. Wafti uu hogaaminayo Danjire Olgan Bekar oo ah safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho oo uu wahelinayay gudoomiyaha gudida arrimaha dibada ee…
