Sawir laga qaaday Xildhibaan Saalax Badbaado Ka Hor intii aanu Is qarxin oo la soo Bandhigay
Muqidsho 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Mu’asasada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal laga duubaay Ex. Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado) oo 26-kii July ee sanadkan isku qarxiyay afaafka hore ee xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Muuqaalkan oo soconaya 16-daqiiqo ayaa waxaa kasoo dhax muuanaya Ex-Xildhibaan Saalax Badbaado oo ku…
