Xukuumaddu Miyay Ka Habranaysaa Mise Wey Ka Huruddaa Mudane Ka Tirsan Dawlada Somalia oo dhex Mushaaxaya Bar-kulanka Bulshada,Kaas oo la Dhashay Mas’uuliyiin Sare oo Somaliland ah?
Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka ee dawladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii u dembeeyey ku sugnaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa isaga oo aan haba yaraatee wax shido ah kala kulmin dawladda, isla markaana si caadi ah uga soo degay madaarka. Xildhibaankan oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland balse dawladihii…
