Aragtida Xildhibaanada Gobolka Sool ee Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda DAAWO
Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hambalyeeyey Digreetadii uu ku magacaabay masuuliyiinta cusub. Mas’uuliyiinta ka dhex Muuqday Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolka Sool Salaanka ka soo fuulay ayaa kala ah. 1.Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha 2.Guuleed Maxamed…
