Orod Yahanka Caan Baxay ee Mo Faarax oo markii saddexaad ku guulaystay billada dahabka Olympikada
London 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Orodyahanka asal ahaa kasoo jeeda Somaliland balse u orda Ingiriiska Mo Faarax ayaa markii saddexaad ku guulaystay billadaha dahabka Olympic-ada. Mo Faarax ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee uu horay ugu guulaystay Olympicadii 2012-kii, waxaana kaalinta labaad galay Orodyahanka u dhashay dalka Kenya ee lagu magacaabo Paul Tanui….
