Garabka Jamaal Cali Xuseen Hogaaminayo oo Ka Hadlay Sida ay u arkaan Racfaan uu Gudoomiye Faysal ka qaatay Xukunkii Khilaafka Xisbiga Ucid
Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID kana mid ah garabka uu hogaaminayo musharax Jamaal Cali Xuseen mujaahi Cali Gurey ayaa ka hadlay ambiilka ama racfaanka uu ka qaatay gudooamiye Faysal Cali Waraabe go’aankii ay khilaafka xisbiga UCID kasoo saareen gudida diiwaangalinta ururada siyaasaddu iyo waliba dacwada uu maxkamadda sare u…
