Beelihii u Codeeyay Doorashadii Madaxtooyada 2010 Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Kuwii Dhabarka u Jeediyey

Hargeysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Faysal Cali Waraabe wuxuu helay 92,459 votes oo u dhiganta17%; Madaxwayne Daahir Riyaale 178,881 (33%) ; Madaxwayne Siilaanyo 266,906 (50%). Hadaba , si aan u kula baandheeyo beelaha taageerayEnginner Faysal Cali Waraabe iyo kuwa qawaday, waxaan soo qaatay degmooyinka ay Waxaan warbaahinta ku arkay taageerayaasha Eng Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyayBeesha Galbeedka…

Read More

Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo ka hadlay Wada hadalada Somaliland Iyo Prof Galaydh,Xidhiidhka Somaliland Iyo Somalia Iyo Doorashooyinka

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo waraysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Afrika ayaa ka ka hadlay xidhiidhka siyaasadaha Soomaaliya iyo xidhiidhka ka dhexeeya Soomaaliland, oo uu ku taliyey in Somaliland ay aad indhaha ugu hayso xaaladaha is badbadalaya ee dalkaas iyo wada hadallada xukuumadda Somaliland la furtay kooxda Cali Khaliif hoggaamiyo….

Read More

Haweeney shaqaale ka aheyd Guriga Jeneral Gaafow oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa Shalay Galab ku toogtay agagarka buundada Ansalooti oo ka tirsan degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho gabar ka tirsan dadka degaanka.   Haweeneydan oo magaceeda la oran jiray Falastiin Cabdi Haandhey ayaa waxaa rasaas ku furay rag bastoolado ku hubeysan oo markiiba goobta ka baxsday.  …

Read More

“Indhaha Dadka Daneeya Ciyaaraha ayay soo Jiidatay Kadib Markii Iyadoo Asturan ay ka qayb gashay Ciyaaraha Olympikada ee Dalka Brazil” Waa Gabadh Masar u dhalatay

Rio 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Cayaar yahanad u dhalatay dalka Masar oo ka qayb galaysa cayaaraha Olympikada Rio ayaa sheegtay in xijaabku uusan u diidayn inay tartannada ka qayb qaadato dalkeedana u matasho. Gabadhaan oo lagu magacaab Doaa Elghobashy oo dalkeeda u cayaaraysa Kubadda Laliska ayaa shaashadaha caalamka laga daawaday ayagoo ku cayaaraya xeebta Copacabana. Waxay…

Read More

Weriye Ka Tirsan BBC oo Lagu eedeeyay inuu Hadal Cunsurinimo ka Muuqdo Ku Sifeeyay Ciyaartoyga Somalia uga Qaybgalaya Tartanka Rio

London 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wariye ka tirsan BBC-da ayaa fadeexad cunsurinimo ah dhex istagay kadib markii uu cayaartoyda Somalia uga qayb galaya tartamada Rio uu ku masleeyay budhcad badeed. Show ka baxay BBC-da bishan 9-keeda ayaa lagu sheegay hadalka uu saxafigaasi sheegay mid kaftan ah,Laakiin dad badan waa dhibsadeen hadalkaasi. Waxaa hadda la baarayaa in…

Read More

Taliyihii Saldhiga Dhexe ee Caasimada Hargaysa oo la Xidhay Iyo Sababta Keentay Xadhigiisa

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Taliyihii saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa Maxamad Case ayaa ayaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa loo taxaabay.   Sababta keentay xadhiga taliyahan saldhiga dhexe ayaa ah, sida ay noo xaqiijiyeen ila wareedyo lagu kalsoonaan karaa ka dib markii uu siidayyay saddex qof oo u xidhnaa qabsoomida shirka baxarasaafka.   Waxaanay wararku…

Read More

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo Booqashadii ugu Horaysay intii uu Talada hayay ku Tegay Xarunta Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Itoobiya DHAGAYSO

Jigjiga 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Booqashada Madaxweynaha ayaa noqoneysa tii ugu horreysay ee taariikhda Madaxweyne Soomaaliyeed uu ku tago gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo la yeeshay madaxda degaanka oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Ethiopia,…

Read More

Murashaxiinta baarlamaanka oo ka digay in muddo-kordhin dambe loo sameeyo Golaha Wakiillada

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):-Murrashaxiinta u tartamaya Golaha Wakiillada ee Somaliland, ayaa ka digay in dib loo dhigo Doorashada golahaasi, iyagoo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ugu baaqay inuu go’aan deg deg ah oo cadaalad ku dhisan ka soo saaro murranka ka taagan Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamanka. Murrashixiinta oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, iyagoo ka…

Read More

Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Maanta Lagu Dhawaaqay + 10-Ka Arday Ee Ugu Sareeya Dugsiyada H/Dhexe Iyo Sare Ee Dalka Iyo Gobollada Ay Kasoo Kala Jeedaan DAAWO

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QXafiiska imtixaanaadka Qaranka iyo wasaaradda waxbarashada JSL ayaa maanta si wadajir ah ugu dhawaaqay natiijadii Imtixaanaadka ee sanad dugsiyeedkii 2015/2016 Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Md Daa’uudAxmed Faarax oo la hadlay saxaafadda waxa uu sheegay in tirade guud ee sanadkan u fadhiisatay imtixaanaadka dugsiyada dhexe ee dalka ay ahaayeen shan iyo toban kun…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada oo Warsaxaafadeed kaga Garnaqsaday Gabood Falo uu Ka Tirsanayo Wasiirka Waxbarashada

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL Md. Abiib Axmed Cali oo horraantii toddobaadkan uu wasiirka wasaaraddaasi Md. Cabdillaahi Ibraahim Habanne ka joojiyey shaqadii isla markaana ku xidhiidhiyey falal lidi ku ah wada shaqayntii u dhaxaysay labadooda ayaa markii u horreysay ka hadlay sida uu u arko shaqo…

Read More

“Maqnaanshaha Somaliland Wuxuu Qayb Ka Yahay Ducfiga iyo Tamar-darrada Ka Jirta Soomaaliya..” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia DAAWO

Muqdisha 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadaha Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa si gooni-gooni ah uga hadlay wadahadallada u dhexeeyey dhawrkii sannadood ee ugu dambeeyey oo hakad ku jiray tan iyo bilawgii sannadkii hore, waxaanay Somaliland ku eedaysay inay Soomaaliya ka caga-jiidayso sii socoshada wada-xaajoodkaas. Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa sheegay in ka…

Read More

Somaliland: Mudanayaasha Golaha Wakiilladu Maxay Dhaafsadeen Meelmarinta Wareejinta Dekedda Berbera? Iyo Su’aalo dul Hoganayaa Hanka Gudoomiye Cirro

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Doraad Cod Aqlabiyad ah ku meel-mariyey Dhukumenti ay Xukuumaddu sheegtay inay ku soo koobtay Nuxurka Heshiis aan rasmi ahayn oo ay la gashay Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee Dubai Ports World oo ay sheegtay inay Maalgelinayso Dekedda Berbera. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan…

Read More

Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga oo La Weydiiyey Sababta uu uga Muquurtay Difaacida Wasiirada ee Heshiiska DPW

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa ka hadlay sababaha keentay in wasiiro kale oo qaabilsanayn hawlaha ganacsiga iyo maalgashiga ay gacanta ku dhigaan heshiiska dekeda berbera. Wasiirka ganacsiga oo waraysi gaara siiyay wargeyska geeska Africa ayaa waxa uu sheegay in uu ku jiray gudidii uu madaxwaynuhu u…

Read More

Labada Beelood Ee Ku  Dagaalamay Deegaanka Bacaha  Oo Nabadayn Buuxa La kala  Dhex Dhigay+ Sulaadiinta Iyo Cuqaasha  Labada Dhinaca  Oo La Dhaariyey

Ceel Afweyn 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waftidii Uu Hogaaminayey  Wasiiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  ee arrimaha  nabadaynta  u  joogay  deegaanka   Bacaha oo  ka tirsan Degmada Dararweyne ee Gobolka Sanaag  ayaa   ku    iskugu  yeedhay   sulaadiinta  cuqaasha iyo wax garadka  labada ardaa ee  dhawaan  dirirtu  ku  dhex martay  Bacaha   halkaasi  oo  dagaal  ku  dhex  maray   kaas oo  sababay …

Read More