Shacabka oo Isweydiinaya Sababtii Xildhibaanada Xag-jirka ahi Codkooda Ku Siiyeen Heshiiskii DP-World, Waxa ay is-dhaafsadeen Xukuumadda, & Jiritaanka Mudo Kordhin Golaha Miiska u Saarani?
Hargaysa 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii 9-kii Bishan August 2016 oo ku beegnayd Salaasaddii toddobaadkii Hore ay qalinka ku duugeen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo ay ansixiyeen Mooshinkii Heshiiska Dekedda Berbera ee xukuumaddu hor keentay waxa ay shacabku il gaar ah ku hayeen walina ka faalloonayaan qaabkii lama filaanka ahaa ee ay inta Xildhibaanada Ku…
