Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hadhiimo Sharafeed u Sameeyay Haldoorkii Ka qayb qaatay Gogoshii Nabada ee Awr Boogays Iyo Adhi Cadeeye & Kaftankii la Is dhaafsaday DAAWO

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Casuumad Sharafeed u sameeyay Siyaasiyiintii,Iyo Madax dhaqameedkii Kaalinta Weyn ka qaatay Shirarkii Nabadeed ee Degmooyinka Awrboogays Iyo Adhi Cadeeye ee Bariga Somaliland.

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog  DHAGAYSO

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo ka Hadlay Wada Hadalka Kooxda Khaatumo Iyo Xukuumadda Somaliland,Muxuuse ka Yidhi Shakhsiyada Cali Khaliif? DAAWO

Garowe 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa ka Hadlay Mawqifka Maamulkiisa ee Wada Hadalka u Socda Khooxda Khaatumo iyo Xukuumadda Somaliland Isagoo dhinaca kalena ka hadlay Shakhsiyada Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh. https://www.youtube.com/watch?v=PJN4kK0WqVs https://www.youtube.com/watch?v=0dMP8XyAtP4

Read More

Gudoomiyaha Baarlamanka Kooxda Khaatumo oo Sheegay In Somaliland Iyo Kooxdoodu ku Heshiiyeen Midnimada Somalia Iyo In Dal ka Mid ah Waddamada Derisku inuu Martigeliyo Wada Xaajoodka DHAGAYSO

Buuhoodle 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maxamud Sheekh Cumar oo ku Magacaaban Gudoomiyaha Baarlamanka Kooxda Khaatumo ayaa sheegay in wada hadalkii Kooxdiisu kula jirtay Somaliland ay isku afgarteen labada dhinac Sidii looga shaqayn lahaa Midnimada Ummada Somaliyeed. https://www.youtube.com/watch?v=oH-mo1srlEQ

Read More

Xisbiga Waddani oo Sheegay in Beesha Bariga Burco Ku Hungowday Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inaan Beeshaas Guurguurku dhaqan u ahayn

Burco 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Beesha Bariga Burco oo ka mid ahayd beelihii sida weyn taageerada ugu muujiyey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee wakhtigii doorashadii 2010-ka sida weyn u dhisay aanay helin abaalkii ay xukuumaddaasi KULMIYE ku lahaayeen deegaamada ay beeshu degtana si weyn saluug uga muuqdo…

Read More

Muxuu Sameeyay Libaax Xarun TV la Soo Geliyey oo Dirqi iyo Tu Xun lagaga Badbaadiyey Ilmo Yar? DAAWO

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xarun Talefishin oo ku taalla dalka Mexico ayaa lasoo gashay ilmo yar iyo hooyadood, waxaa kaloo loo yeeray kooxda xadiiqada xawayaanaadka oo ayana soo galiyay libaax aan sidaa u waynayn, oo loogu talo galay inuu madadaaliyo dadkii daawanayay iyo qoyskaba. Arin yaab leh ayaa dhacday, libaaxii ayaa marqudha kusoo booday ilmaha,…

Read More

“Bal Waxaad U Fiirsataan Ummadaha Ay Caddaalad Darradu Ku Habsato Waxaa Dhaca In Sharcigii Gacanta Lagu Qaato Oo Dadku Ay U Qaybsamaan Koox Koox   Dabadeedna Ay Is Gawracaan” Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee JSL

Hargeysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee JSL Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa ka warramay halka ay marayso hawshii dib u habaynta iyo tayaynta  hay’adaha garsoorka ee dalka. Guddoomiyaha Maxakamadda sare oo maalintii shalay hadal ka jeediyey xaflad lagu abaalmarinay masuuliyiinta qaybta ku lahaa isbeddelladii lagu tayaynayay garsoorka Somaliland oo lagu qabtay Hotelka…

Read More

“ Awrka iyo Ninka maxaa u dhexeeya ayaa lays weydiiyey waxaa la yidhi Hoggaanka,Sidaas oo Kale anaga Iyo Maxkamadahana….” Taliyaha Booliska Somaliland

Hargeysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha guud ee ciidammada booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan aya faahfaahin dheer ka bixiyey qorsheyaal ay u dejisteen sidii looga qayb qaadan lahaa dib u habaynta Garsoorka iyo caddaaladda kuwaas oo ay ciidammada Boolisku qayb ka yihiin hay’adaha shaqadaasi u qaabilsan qaranka. Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan waxaa uu…

Read More

 “Haamihii Shidaalka Ee Muwaadiniinta Lacagta Badan Lagaga Shubay, Markale Ayaa La Wareejinayaa, Oo DP-World Ayaa Timid” Xildhibaan Maxamed F.Qabile

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaaliland ayaa la sheegay inay wado qorshe ay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera gacanta ugu galinayso shirkada DP World ee ay dhawaan la soo gashay heshiiska Wareejinta dekeda Berbera,Islamarkaana ay ansixiyeen Golaha Wakiiladda Somaliland. Sida uu sheegay xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland,…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Sheegay In Aany Somaliland Qayb-Ka Ahayn Hanaanka Doorashooyinka Ee Bisha October

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland ayaa sheegtey in aanay qeyb ka aheyn hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ee bisha October ka dhici doona dalka Soomaaliya.   Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in iyaga iyo Soomaaliya ay yihiin labo dal, isla markaana sanadkii 1991 ay ku dhawaaqeen inay la soo noqdeen Madax…

Read More

Raysal Wasaare Xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte oo Ka Biyo Diiday Qodobo ka Mid ah Heshiiskii Madasha Wada Tashiga Somalia DHAGAYSO

Muqdisho 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Raiisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Ayaa Ka Biyo Diiday Qodobka Ka Hadlaya Saami Qaybsiga Kuraasta Aqalka Sare Ee Khuseeya Xubnaha Somaliland. Oo Dhawaan Madasha Wada Tashiga Soomalia Xubno Ka Jartay Xubnihii Somaliland U Mataalaayey   Aqalka Sare Ee Somalia Iyadoo Dhawaana Madaxdhaqameedkii Soo Xulaayey Ay Baaq  Adag Ka…

Read More

Kaalin Intee Le’eg ayuu Wasiirka Hawlaha Guud ku Leeyahay Khilaafka soo Noqnoqday ee ka dhex oogan Golaha Deegaanka Burco?

Burco 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Deegaanka Ee Degmada Burco Waxa Mudooyinkii Udanbayay Soo Kale Dhex Galay Khilaaf Cakiran Oo Ukale Qaybshay Laba Garab Oo Kale Yeeshay Laba Maayir Iyo Xildhibaano Isleeg Dhanka Tirada. Hayayeeshe Khilaafka Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Ku Eeka Badalka Gudida Fulinta Ee Golaahaasi Lakiin Markii Danbe isku Badashay Waji Adag Oo…

Read More

Dubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan Oo Diiday Qodobadii Laga sosaaray Shirkii Madasha wada-tashiga qaran DAAWO

Beledweyne 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dubabka dhaqanka Gobolka hiiraan ayaa sheegay in aanay qeyb ka aheyn hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ee bisha October dhici doona, iyadoo cadeysay in aanay jirin cid ku matasha. Dubabka Dhaqanka ayaa si wadajir ah u muujiyay sida ay ugu so horjedaan waxana ay meel fagaaro ah kala hadleen boqolaal dad ah oo…

Read More

Magacyada 69-Kii Mudane Ee Heshiiska Dp World Ogollaaday, Afartii Xildhibaan Ee Diiday Iyo Kuwii Ay Naanaystu Raacday

Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay heshiiskii maal-gelinta marsadda Berbera ee xukuumaddu 09/05/2016 la gashay shirkadda caanka ah ee laga yeehayay imaaraadka carabta ee DP World. Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in shirkada PD World Somaliland u dhisayso dekad cusub oo 400 mitir ah, marka ay…

Read More

Xogo Iftiiminaya Sababta Punt Land ku Heshay Saami Ka Badan Kuwa Maamul Goboleedyadu ka heleen Kuraasta Aqalka Sare

Muqdisho 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Sida ay Sheegayaan Xogo dheeraad ah oo ku saabsan sida ay Puntland ku heshay labo xubnood oo dheerad ah, kuwas oo hadda kamid noqonaya Aqalka sare ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.   Madasha Wadatashiga ee Soomaaliyeed ayaa mudo 7 maalmood ah, dood adag ka lahaa arrimaha Siyaasada ee dalka, gaar ahaana…

Read More

Adeeg Xumo Caafimaad oo la soo Deristay Cisbitaalka Guud ee Hargaysa,Bukaano laga Daad Gureeyay Iyo Xaalado Culus oo Wehel la ah

Hargeysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dhakhtarka Weyn ee Dawlada ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa mudooyinkan u dambeeyay adeeg la’aan baahsani ka taagan tahay,waxaana badi laga daad gureeyay Bukaankii kala duwaa ee yaalay Waadhadhka Cisbitaalka sababo la xidhiidha dhakhtar la’aan,Kalkaalis la’aan iyo Nadaafad darro baahsan oo soo waajahday taasi oo u muuqata in Dhakhtarku uu u…

Read More

Wasiirada Somalia oo loogu baaqay iney ilaaliyaan hantida Dowladda Xiligan kala Guurka ah ee la Galay

Muqdisho 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Somalia oo ayaa Kulan ay Shalay Isugu Yimaadeen Xarunta Muqdisho Waxaa lagaga hadlay qodobo door ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo ansixinta qaab siyaasadeedka dowladda ee isa soo dhiibayaasha kasoo laabta fikradda xag-jirnimada.   Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa shir gudoominayey kulankan, iyadoo…

Read More