Muuqaal Lagu Baahiyey Internet-ka Oo Indhaha Dadweynaha Ku Jeediyey Nin 20 Sano Geed Ugu Silsiladeysnaa Xanuun Dhimirka DAAWO
Burco, 5 August, 2016-(SDN/QJ) – Cabdillaahi Aadan Dhego-soog Maxamed oo ah Nin Xanuunka Dhimirka qabay Muddo ka badan 20 Sannadood isla-markaana ku silsiladeysnaa Geed ku yaalla Magaalada Burco, ayaa waxa u kacay Dadweynaha Kheyrka jecel, ka dib markii uu Dhibaatada haysata soo bandhigay Weriye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo caan ku ah soo bandhigidda Dadka…
