Donald Trump oo sheegay in Somalidu tahay argagixiso, lagana hor istaago Maraykanka Iyo Falcelinta Bulshada Soomaaliyeed DAAWO
Minnesota 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Khilaafka badan ee Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in Qaxootiga Soomaalida ee soo gala dalka Maraykanka ay xiriir la leeyihiin argagixisada. Asagoo ka hadlayay bannaanbax ka dhacayay gobolka Maine, halkaasoo ay joogto jaaliyad Soomaaliyed, ayaa xusay in Bulshada Soomaalida ee dalkan timid ay argagixisada xiriir la leedahay. Sidoo kale wuxuu…
