Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni oo Raacdo Ugu Jira Sidii uu waddankaas u sii Maamuli lahaa Inta Noloshiisa ka hadhay Warbixin
Kampala 05.July 2016 (SDN/QJ):- Sheeko yaab leh ayaa ka socota dailka Uganda oo ay wadaan xisbigta talada haya oo ay rabaan inay Yuweri Musafeni ugu suurto galinayaan inu waddankaasi waligiis xukumo mar kalana sharaxaan. Musaveni oo waddanka xoog ku qabsaday 1986-dii ayaa waqtigiisa doorashada dhacayaa sanadka 2021. Musaveni wuxuu kaloo jirayaa sanad kadib 72 sano,…
