Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Kaalmo Gaadhsiiyey Walaal ku dhiban Burco

Burco,2,8,2016 (QJ/SDN) – Wasirka arrimaha gudaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa ayaa waxa uu deeq lacageed oo gaadhaysa 1000-dollar gaadhsiiyay nin xanuunka dhimirka qabay muddo ku dhow 25-sanno oo ku nool magaalada Burco. Ninkan xanuunka dhimirka qaba oo xaaladdiisa uu soo bandhigay wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon ayaa waxa go’day mid ka mid ah lugihiisa…

Read More

22 Qof Oo Ka Tirsan Takfiirka Dadka Gaalaysiiya Oo Lagu Qabqabtay Xabsigana La Dhigay Magaalada Burco, Caqiido Ahaanna Aaminsan In Shacab Iyo Dawladba Reer Somaliland Gaalo Yihiin

Burco 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Ammaanka, Maamulka Gobolka Iyo Culimada Gobolka Togdheer gaar ahaan Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan reebta oo is kaashanaya ayay u suurto gashay in ay gacanta ku dhigaan koox 22 qof ka kooban oo arrinkooda muddo badan lala socday oo ka mid ah firqooyinka loo yaqaano TAKFIIRKA ee dadka Muslimka ah…

Read More

“Wiilasha Siilaanyo Ee Aanu Abtiga U Nahay, Nasabnimo Ayaanu Ku Dhalnay, Mid Talo Xumoobay Majiro, Halkaasay Ka Baxeen Markay Yaabeen”Xil.Siciid

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo maalmihii u dambaysay ay siyaasiyiinta iyo Shacabka ka soo kala jeeda Bariga Magaaladda Burco iyo Gobolka Saaxil ay hanjabaado qaawan Warbaahinta isku marinayaan, ayaa waxa uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ka hadlay Qoyska Madaxweyne Siilaanyo,gaar ahaan Wiilashiisa oo Reer Saaxil abti u yihiin,waxa uu sheegay inay bari ka yihiin xaaladdaha…

Read More

Somaliland Iyo DP World: Higgada Hagardaamada Iyo Hamuunta Runta  Falanqaynta Ogaal…Qaybtii Labaad

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ninba meel uu ka abaarayba masuuliyiin badan oo xukuumadda ka tirsan ayaa ka hadlay heshiiskan. Dhamaantood waxay ahaayeen isku ujeeddo. Waxay u baxeen inay dadka dhadhansiiyaan heshiiska, si ay uga soo noqoto jawaabta loo baahan yahay oo ah “HAA” Hase ahaatee doodda looma sinna, hadalkana sargoyntiisa la kala odhan og, balse…

Read More

Golaha Wasiirada Somaliland Ma Heshiiskii DP World Bay Ansixiyeen Mise Warbixn Bay Gacanta U Taageen?

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Inta badan Xildhibaannada Golayaasha Baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland kaga jira gobolka Saaxil, ayaa Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inay waddo dedaallo ay ku marin-habaabinayso dadweynaha reer Somaliland iyo mid ka mid ah Beelaha dega gobolka Saaxil oo ay ku tilmaamayso inay gaar u sheeganayso gobolkaas, isla markaana ay doonayso inay…

Read More

Kulan Madaxweyne Siilaanyo la yeelan lahaa Qoor-weynta Beesha Saaxil Oo Fashilmay, Xaaladda Berbera, Baxarasaafka Oo Kacsan Iyo Wararkii U Dambeeyay

Berbera, 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Ciidammadii ugu badnaa ee Magaalo Rayid deggan yahay la geeyo ku daabushay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Ciidammadan oo u badan Booliis iyo kuwa la dagaalanka Argagixisada ee loo yaqaanno RRU-da, ayaa Xaafad kasta oo ka mid ah Berbera la dhigay, iyaga oo illaa Xalay iyo Habeen…

Read More

Xildhibaan Rayte oo Sheegay Heshiis Afar Dillaal Dekedda Berbera ku wareejinayaan inaan loo baahnayn DAAWO

Hargaysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Sanaag, ayaa shaaca ka qaaday in madmadaw badani ku jiro Heshiiska wareejinta Dekedda Berbera ee Xukuumadda Somaliland la gashay Shirkadda Dubai Ports World, isla markaana waxa uu sheegay in Xukuumaddu qarinayso wax badan…

Read More

“Anigaygaasi Halleeya ayaan Xukumaayey oo Gaadhiga Aanan Cashuurin Muu soo geli jirin Hargaysa, haddana ma sheegto oo waxaan faraha uga qaaday….” Suldaan Saleebaan Habaar

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xasan Oo Ku Magac Dheer Suld. Habaar, kana mid ah madax dhaqameedka reer Somaliland gaar ahaanna gobolka Hargeysa  ayaa soo dhaweeyey maalgashiga dekeda Berbera, waxaanu xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ku bogaadiyey dedaalka ay ku bixisay iyo sida ay uga soo shaqaysay…

Read More

Madax-dhaqameedka Saaxil oo si adag uga hadlay Is-hortaagga Xukuumadda ee Shirka Baxarasaafka DAAWO

Hargaysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka tirsan Salaaddiinta, Cuqaasha iyo Odayaasha reer Saaxil, ayaa sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xoog isku hor-taagtay Shir Beesha Ciise Muuse uga furmi lahaa deegaanka Baxara-saafka oo ka tirsan degmada Laas-geel ee gobolka Maroodi-jeex, isla markaana ay ka been-sheegtay ujeeddada Shirkaas oo ay ku tilmaantay mid dowladnimada lid ku ah….

Read More

Mudanayaasha Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland Kaga Jira Gobolka Saaxil oo Saluug Weyn ka Muujiyey Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera

Hargaysa, 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ee kasoo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay doonayaan Golaha in ay Hor-keenaan heshiishkii maalgashiga dekadda Berbera oo madmadow badani ku jiro. Xildhibaanada ayaa sheegay in aanay ogolaan doonin in heshiishkaasi badhna la qariyo badhna la soo bandhigo, iyagoo Xukuumadda iyo…

Read More

“Xukuumaddu, waa xukuumadii dadkan weeye, maaha cadaw ku soo duulay halkan kama wadno cadaawad,Shaqaalaha Waanu u Cadaynay in Qof Xuquuqdiisa Waayayaa aanu Jirin ” Wasiirka Madaxtooyada

Berbera 02.July 2016 (SDN/QJ):- Xubnihii guddida Maalgashiga dekeda Berbera ka shaqaynayey oo uu wehelinaayo Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cali Sandulle ayaa kulamo la yeeshay shaqaale weynaha dekeda Berbera, markii shirarkaasi laga soo baxayna waxa saxaafada la hadlay oo warbixin ka siiyey wixii laysla meeldhigay wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Waxaana ka…

Read More

Murashax Muuse Biixi oo Madal loo dhamaa Fannaanada Khadra Daahir kaga Codsaday Mid ka Mid ah Heesaheeda iyo Falcelinta Khadra DAAWO

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna musharraxa xisbigaasi uga tartami doona kursiga madaxweynaha doorashada la filayo in ay qabsoonto dhawaan Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Fanaannada caanka ah ee Khadra Daahir Cige ayaa weedho kaftan ah isku waydaarsaday madal ilyartu is qabatay oo ay ku kulmeen isla markaana khudbado ka jeediyeen labadooduba. Khadra…

Read More

“Laba Wiil Oo Walaalo Ah, ayaa Mid Gaadhi Ka Soo Kaxeyn Jiray Boorama, Marka Uu Kalabaydh Keenana Ka Kale Ayaa Hargeysa Keeni Jiray……” Tubta Nabada Somaliland & Xusuusta Wasiirka Waxbarashada DAAWO

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere) ayaa si Waayo-aragnimo ah uga hadlay Jidka dheer ee loo soo maray kala-dambeynta iyo Nidaamka Dawladnimo ee Somaliland ka jira. Wasiirka oo ka hadlayey Furitaanka Carwada Jaamacadaha Somaliland oo markii Saddexaad lagu qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in guud ahaan…

Read More

Khilaafka Xisbiga Ucid,Ku Dhaqmid La’aanta Go’aanadii Xalka looga dhigay Muranka Xisbiga Iyo Dariiqa u Banaan Mid ka mid ah Labada Garab ee Xisbigu u kala Fadhiyo

Hargaysa 02.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Weli Baaxaadagaya Xaalada Khilaaf ee Ka Dhex Oogan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Kadib Go’aankii Garnaqa Dacwadooda ee ay soo Saareen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka. Ilaa hada Garabka Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Oofiyey ku dhaqanka Qodobadii ka soo baxay Go’aankii Gudida oo Saldhigiisu ahaa in…

Read More

Hargeysa:-Dhacdo Gabadh Soo Xaday 3 Caruura Oo Yar-Yar Oo Xalay Lagu Dhex Qabtey Gudaha Magaalada Hargeysa

Hargaysa 02.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa Xalay ka dhacay gudaha magaalada hargeysa gaar ahaana suuqa dhexe dhacdo layaab leh taaso ahayd in shacabka magaalada hargeysa ay gacanta ku dhigeen gabadh soo xaday 3 caruura oo yar yar. Waxaana gabadhani ay ahayd gabadh itoobiyaanad ah isla markaana wadatay xijaab iyo naqaab waxaanay caruurta ku wadatay gawaadhida raaxa…

Read More

Sheekh Shariif Iyo C.raxmaan Faroole oo AMISOM waydiistay Ciidamo ka ilaaliya Alshabaab iyo Ciidanka Xasan Sheekh Wakhtiga Ololaha Doorashada

Muqdisho 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Maamulka Muqdisho dalka Soomaaliy, Sheekh Shariif sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ay codsi hordhac ah gaadhsiiyen Taliska ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho. Wararku waxa ay sheegayaan in labadaasi mas’uul ay codsigooda ku cadeeyen…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Tilmaamay Baahida ay Bulshadu u Qabto Isbadal Maamul

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi,  ayaa sheegay in wakhtigan Somaliland u baahantahay in la qabto Doorashada Golaha wakiilada, Madaxtooyada iyo Guurtida. Musharax Muuse Biixi Cabdi,   waxaa uu tilmaamay saameynta ay leedahay nidaamka wakhtiga dheer u taliya Bulshada maadaama  loo baahanyahay dad cusub oo ka shaqeeya Horumarka bulshada….

Read More

Kaneeco Ku Tarantay Biyaha Roobka Ee Jidadka Burbursan Iyo Guryaha Hortooda Fadhiista Oo Faro-baas Ku Haysa Shacabka Caasimadda Hargeysa

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa ka cabanaya dhibaato ay sheegeen inay ku qabaan Kaneecada oo tan iyo markii Roobabku bilowdeen sii badanaysa. Kaneecada oo Qaniinyadeedu sababto Xanuunka loo yaqaanno “Mallaariya”, ayaa korodhkeedu la bilowday Roobabka ka da’ Magaalada Hargeysa iyo Guud ahaan Somaliland,  waxayna taasi sababtay in Guri kasta laga…

Read More