Somaliland Iyo DP World: Hirdanka Hagardaamada Iyo Hirgalinta Heshiiska. Falanqaynta Ogaal……..Qaybta Sadexaad

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Laga soo bilaabo gacantaagii golaha wasiiradda somaliland, waxa soo baxaysa dayro la xidhiidha soo bandhigida nuqulka rasmiga ah ee heshiiska, isla markaana waxa taa tilmaamay Xildhibaano golaha Wakiiladda ka tirsan oo sheegay in qorshuhu ahaa in  xukuumaddu  u gudbiso golaha Wakiiladda nuqulka heshiiska sabtidii todobaadkii hore, laakiin taasi aanay dhicin. Xildhibaanadaasi…

Read More

“Waxaan ahay Shakhsigii 1aad ee Mikirifoon Kaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyadda Somaliland” Xaaji Aadan Axmed Diiriye “Aadan Baradho”

“Intaan Ku Sigtay Nabadii Kumaan Sigan Dagaalkii intaas oo Jeer ayaa Nabadii la igu dili Gaadhay” Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xaaji Aadan Axmed Diiriye oo ku Magac dheer “Aadan Baradho” ayaa Markii Kowaad Waxa uu si Faahfaahsan uga hadlay Sooyaalkiisii Nololeed, Marxaladihii uu Ganacsigiisu soo maray iyo Kaalintii uu ka soo qaatay dib u dhiska…

Read More

Maxaa Sababay Mudaharaadka GilGilay Dalka Itoobiya,Kala Badnaanshaha Shucuubta Itoobiya,Duudsiga Qoomiyadaha Iyo Halkuu Sadbursigu ka Yimid!!!

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Mudaharaadka Itoobiya ka dhacay Axaddii ee ay ka qeybqaateen kumannaanka ruux ee ku sugan magaalada Gondar ee gobolka Amxaarada ayaa ah tusaale naadir ah oo loo soo qaadan karo mudaharaadyada dalkaasi ka dhaca ee dawladda lagaga soo horjeedo. Waxaa lagu abaabulay baraha bulshada balse kooxina ma aysan sheeganin masuuliyadda dibadbaxaas….

Read More

Qaabka ay Qurbejoogtu Ku dhiirigeliyaan Tahriibka Dhallinyarada iyo Wasiir Ku Faanay in Madaxweyne Siilaanyo Kala Badh Golihiisa Wasiiradu Yihiin Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Hargaysa ka Furmay Shirweynihii labaad ee Qurbejoogta Somaliland oo ay soo agaasintay Wakaalada Qurbejoogta Somaliland kaas oo Socon doona Mudo laba Cisho ah. Gudoomiyaha Qurba Joogta oo u waramayeey Star tv Muxuu kaga jawaabay inay Masuul ka yihiin Qur-bajoogtu Tahriibka Dhalinyarada Somaliland?

Read More

Muruqmaalka Iyo Xamaalka Dekeda Berbera oo ku Mudaharaaday Wasiirada Madaxtooyada & Maaliyada DAAWO

Berbera 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wefti Wasiiro ah oo loogu yeedho Gudida Maalgashiga Dekeda Berbera ayaa Socdaal ay ku Tageen Magaalada Berbera Waxay kula Kulmeen dibad bax ka dhan ah Safarkooda oo ay ku kaceen Muruq Maalka iyo Xoogsatada Dekeda berbera oo ka soo Hor jeeda Hindisaha xukuumadu ku dhaxal wareejinayso dekeda berbera. https://www.youtube.com/watch?v=qtPen49H-5c

Read More

Muqdisho: Gabadh Xuskii Dhalashadeeda Hadiyad looga dhigay Baastoolad!

Muqdisho 03.July 2016 (SDN/QJ):- Muqdisho Gabadh ka mid ah kuwa ku nool magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa Xaflad ay ugu dabbaal-degayso wakhti ka soo wareegay dhalashadeeda ku qabsatay Huteel lagu magacaabo Beach View ee ku yaal Xeebta Liido Degmada Cabdul Casiis, waxaana Hadyado ay ku maamuuseen qaar ka tisan dadka ay casuuntay ee…

Read More

Waddanka Ethiopia oo Wajahaya Mustaqbal aan Caddeyn,Werwerka laga Muujiyey Xoriyad La’aanta Hadalka iyo Kacdoonada Bilaabmay

Washington 03.July 2016 (SDN/QJ):- Bare Culuumta Siyaasadda dhiga oo fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Ethiopia ay wajaheyso mustaqbal aan caddeyn, haddii ay qaban weyso doroasho xor iyo caddaalad ah. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo tobanaan kun oo qof oo ku nool magaalada Gonder ee gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia ay qabanayaan dibadbax…

Read More

Raysal Wasaarihii Hore ee Kenya Raila Odinga oo Doonaya in Kenya ay ka Baxdo Somalia DHAGAYSO

Nairobi 03.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay dawladda dalkiisa inay la timaado jadwal cad oo ay kaga baxayso Soomaaliya.   Odinga ayaa sheegay in loo baahan yahay in cidamada Kenya lagu soo celiyo xadka islamarkaana ciidanka Kenya ay ku koobnaadaan inay tasiilaad siiyaan ciidamada Midowga Afrika ee…

Read More

‘’Wali looma jawaabin Xukuumad iyo asxaab qarantoona Turkiga, hadii anad na aqoonsanayn adna kuma aqoonsanin’’ Cabdikariim Axmed Mooge

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada Qorshaynta qaranka iyo horumarinta Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay safiirka dawlada Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho Danjire Olgan Bekar, Cabdikariim Axmed Mooge oo qoraal uu hadalkaasi kaga jawaabayo ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa waxa uu qoraalkaasi u…

Read More

Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa Banaan ee Somaliland oo soo saartay Warbixintii afar biloodka ahayd

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- War-bixin afar bilood leh ah oo ay Shalay soo saartay Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay sheegtay in afartii bilood ee u danbeeyey (laga soo bilaabo April ilaa August 2016) la xidhay sagaal (9) suxufi. Halka ay hada dacwadi ku socoto todoba (7) suxufi.   Warbixinta ay soo saartay Xaruntu waxaay sheegaysa in…

Read More

Askar ka Tirsan Amisom oo la Maxkamadeeyey Iyo Qodobada ay ku eedaysnaayeen DAAWO

Muqdisho 03.July 2016 (SDN/QJ):- Askar ka tirsan ciidamada Amisom ee Soomaaliya ka howlgala, gaar ahaan ciidamada Uganda ayaa lagu maxkamadeeyey magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo dhowr iyo toban gaaraya ayaa waxaa ka mid ah shan ka tirsan ciidamada Amisom ee Uganda oo bishii June ay ciidamada dowladda Somalia ku soo qabteen iyaga iyo 10 qof oo…

Read More

Hogaanka Sadexda Xisbi oo Sheegay inay ku Guul daraysteen Xal ka Gaadhista Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiilada Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Go’aankii loo dhiibay ka Fiirsanaya DAAWO

Hargaysa, 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley seddexda hoggaamiye ee axsaabta qaranka oo ay wehelinayaan gudoomiyeyaasha Akaademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland iyo gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka ah ee dalka iyo Agaasimaha fulinta. (SONSAF). Ujeedada…

Read More

Cabdirashiid Xassan Mataan Oo Ka Hadley In Uu U Tartami Doono Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani

Hargeysa,2,8,216 (QJ/SDN) – Cabdirashiid Xassan Mataan xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Awdal ayaa waxaa uu ka hadley in uu u tartami doono musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi Mr.Mataaan waxaa uu sheegay in aanay jirin sabab u diideysa in uu u tartamo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee…

Read More

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Sheegay In Shir Beeleeddada Kii Qoryaale La Midka Ah Ay Xukuumaddu Ogoshahay, Iyo Calaamadaha Shirarka Qabiil Ee La Diiday

Hargeysa, 2,8,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka madaxtooyada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay shirarka beelaha ee  ay xukuumadu ogoshahay iyo kuwa ay diidan tahay. Wasiir Maxamuud Xaashi oo hadal ka jeediyey shir ay deegaanka Qoryaale ku soo gunaanadeen beesha Abokor Axmed(Habarjecle) ayaa sidoo kale dardaaran u jeediyey musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi….

Read More

Shan Wasiir Oo Berbera Kulan Kula Qaatay 1600 Oo Ah Shaqaalaha Muruq Maalka Ah Ee Ku Shaqo Waayaya Heshiiska Dekedda

Hargeysa, 2,8,2016 (QJ/SDN) – Wasiiro ka tirsan xukuumada somaliland ayaa kulamo la qaatay dadka muruq maalka ah ee ka shaqeeya dekeda magaalada Berbera. Wasiiradan oo kala  ahaa wasiirka madaxtooyada, wasiirka arimaha dibada, wasiirka qorshaynta qaranka, wasiirka shaqada iyo wasiirka maaliyada somaliland ayaa kulanka ay la qaateen shaqaalaha muruq maalka ah ee dekeda Berbera waxay kaga…

Read More

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Hadal Haynta Muddo Kordhinta Iyo Dekedda Berbera

Hargeysa, 2,8,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlay wararka muddooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey ee ku saabsanaa muddo kordhin loo sameeynayo Xukuumadda iyo dib u dhac ku yimaada Doorashada, waxaanu sheegay in ilaa hadda aanu ogeyn muddo kordhinta la sheegayo. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga…

Read More

Wasiirka Waxbarashada Oo Soo Xidhay Carwadii Bandhiga Jaamacadaha Dalka Ee Hargeysa Ka Socotay

Hargeysa,2,8,2016 (QJ/SDN) – Carwadii Jaamacaddaha oo muddo laba cisho ah ka socotay  magaalada Hargeysa ayaa si rasmiya loo soo gaba gabeeyey. Carwadan oo ay ka qayb galeen 32-jamacadood oo ku kala yaala Magaalooyinka kala duwan ee dalka ayaa lagu qabtay Guuleed Hotel waxaana maalgaliyey midawga yurub,waxaana fulisay Save The Children, halka Wasaaradda Waxbarashada gaar ahaan…

Read More

XiIdhibaan Waddani Ah Oo Sheegay Inay Golaha Hor Keeni Doonaan Mooshin Ka Dhan Ah Qunsuliyadda Turkiga Ee Somaliland

Hargeysa, 2,8,2016Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac  (Cabdiraxmaan Xoog),  oo ka mid ah Mudaneyaasha golaha  Wakiillada, ayaa Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo u soo jeediyay inay dalka ka saarto qunsulka dawladda Turkiga u fadhiya Hargaysa, taasoo uu sabab uga dhigay hadalka ka soo yeedhay dawladdiisa ee ah inaanay ogolayn Baasaaboorka Somaliland. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jamaac (Cabdiraxmaan…

Read More

Ucid Oo Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda U Gudbiyey Dacwad Ka Dhan Ah Cali Guray

Hargeysa,2,8,2016 (QJ/SDN) – Xisbiga UCID ayaa warqad uu kaga dacwoonayo guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Mudane Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) u gudbiyey guddida diiwaangeint ururrada siyaasadda oo dhowaan ka garnaqday khilaafkii xisbiga dhexdiisa muddo ku jiray. Warqad uu ku saxeexan yahay afhayeenka xisbiga UCID Maxamed Xasan Khayre (Shaabaash) oo lagu socodsiiyey Guddida diiwaangelinta Ururrada…

Read More

Canada oo wax ka baddalaysa gargaarka baniaadminimo ee ay bixiso

Toronto,2,8,2016 (QJ/SDN) – Dawlada dalka Canada, waa dawlada cusub ee dalkaase ayaa sheegtay inay wax ka baddalayso deeqda baniaadminimo ee ay caalamka intiisa kale siiso. Haatan ayaa dawlada dalkaasi waxay wadaa qorshe lagu xaqiijinaayo in wax laga baddalo qaabkaa dalkaasi kusiiyo caawimaada dalalka kale ee caalamka khaasatan dalal gaaraya ilaa 20. Wada hadalo amuurtaa kusaabsan…

Read More