Dowladda Somaliland Oo Xorriyaddiisa Usoo Celisay Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Puntland

Ceerigaabo,1,8,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Somaliland ayaa waxay xorriyaddiisii usoo celisay Xildhibaan Maxamed Faarax Canjeex oo ka tirsan xildhibaanada Maamulka Puntland – kaasi oo lagu qabtay dagaal Ciidanka maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland ku dhex maray deegaanka Boodda-cadde oo ka tirsan degmada Dhahar. Xildhibaanka oo xorriyadiisa kaddib saxaafadda la hadlay ayaa wuxuu sheegay in muddo 12-cisho…

Read More

Puntland oo looga dabbaal dagaayo markii maamulkaa la aasaasay

Garowe,1,8,2016 (QJ/SDN) – Dawlad goboleedka Puntland ayaa waxay maanta u dabbaal dageysaa sanad guuradii 18aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay. Munaasabado loogu dabbal dagayo 1da Agoosto oo ah maalintii dhidibada loo aasay xukunkaa Soomaaliyeed sanadkii 1998 ayaa ka socda meelo badan oo Puntland ah gaar ahaan xarunta Puntland ee Garowe. Madax sarsare oo dawlada…

Read More

Cumar Al-Bashir-ka Suudan oo wacad ku maray inuu Afrika ka xoreyn doono gumeysiga cusub

Khartuum,1,8,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir ayaa wacad ku maray shalay galinkii dambe mar uu khudbad ka jeedinaayay caasimada dalkaa ee Khartoum inuu ka xoreyn doono qaarada Afrika gumeysiga cusub. Wuxuu  Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir  sheegay inay ka go’an tahay inuu burburiyo macaahiida caddaalad darrada uuna ka xoreyn doono Afrika gumeysiga cusub…

Read More

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukunno ku ridday Eedeysanayaal lagu soo qabtay Maandooriye

Muqdisho,1,8,2016 (QJ/SDN) – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku riday xukunno 31-qof oo lagu soo qabtay maandooriyeyaal, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar, iyadoo saraakiisha ciidamada soo qatay ay sheegeeen in dadkan ay qaarkood isticmaalayeen Maan-dooriyaha halka kuwo kalena ay iibinayeen. Waxaana ka mid ahaa Xashiish iyo Qamri. Dhageysiga dacwadooda kaddib ayay maxakmaddu sii deysay afar…

Read More

Weerar lagu qaaday dhisme ay ku badan yihin Dadka Ajaanibta ah ee ku sugan dalka Afghanistan

Kabul,1,8,2016 (QJ/SDN) – Dhisme ay ku badan yihiin Dadka Ajaanibta ah ee ku sugan Dalka Afgaanistana ayaa lagu qaaday weerar qaraxyo ah oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Weerarkaan oo loo adeegsaday Gaari weyn oo Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala eegtay saldhigga Bagram oo ku yaalla duleedka xarunta dalka Afghanistan ee…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Shaaciyey in Somaliland Qayb ka tahay Somalia,Gogoshii Burcana Jujuub ku Tilmaamay DAAWO

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa sheegay in Somaliland Qayb ka tahay Maamulada Tirada badan ee Ka Jira Dalka Somalia Waxaa Kale oo uu xusay in Gogoshii Nabada ee Beelaha Somaliland isugu Yimaadeen Magaalada Burco 1991kii inay Jujuub ahayd. https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=QLQWhlt2a3w

Read More

Shirka Baxarasaafka: Ma Shar Mise Khayr ayuu dalka iyo Dadkaba ugu Fadhiyaa? Cali Guray

Hargaysa,  01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Shirka Xukuumadu Saska ka qaaday ee ay Iclaamiyeen Mid ka mid ah Beelaha Gobolka Saaxil inuu uga Furmo Deegaanka Baxarasaafka ee Degmada Dacar Budhuq. Cali Guray ayaa Qoraal Garnaqsi iyo Tudhaale leh waxa uu…

Read More

Askartii dili laheyd Madaxweyne Erdogan Saacadihii Inqilaabka Dhicisoobay Socday oo la qabtay

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Ciidammada gaarka ah ee Turkiga ayaa lagu soo warramayaa in ay qabteen koox ka tirsan askarta dalkaasi oo looga shakisan yahay in bilowgii afgambigii dhicisoobay ay isku dayeen inay qabsadaan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Wararka ayaa sheegaya in ilaa iyo koob iyo toban xubnood oo baxsad ka ahaa kumaandoosta…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo eedeeyay Culus dusha u saaray Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Amaana u jeediyay Ex Wasiir Xirsi DAAWO

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa dhaliil ba’an u jeediyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi Halka uu amaana u soo jeediyey Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan. https://www.youtube.com/watch?v=Ve4KLAxqonY

Read More

Hargaysa oo Laga Hirgalinayo Dugsiga Tababarka Macallimiinta iyo Weedhihii Wasiirada DAAWO

Hargaysa 01.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Waxbarashada,Maaliyada,Wasiir ku Xigeenka Waxbarashada iyo Maayarka Magaalada Hargaysa ayaa si wada Jir ah uga qayb galay Madal loo sameeyay dhagax dhiga dugsiga Tababarada Macallimiinta ee Hargaysa. khudbado ku ladhnaa munaasibaddii dhagax dhiga dhismaha dugsiga tabobarka macalimiinta ee hargeysa, khudbadahaas oo ay jeediyeen Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare Cabdillaahi Ibraahim Habanne…

Read More

Khilaaf Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhex Taagan Safiirka Turkiga U Jooga Soomaaliya & Qunsulka Somaliland DAAWO

Muqdisho, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Diblumaasiyiinta Dawladda Turkiga u jooga Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa waxa ka dhex qarxay khilaaf ku saabsan Baasaaboorka Somaliland. Qunsulka Turkiga u jooga Hargeysa, ayaa Toddobaadkii hore shir-jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku sheegay in Dawladdiisu aqoonsatay Baasaaboorka Somaliland isla-markaana Muddadaa wixii ka dambeeya si toos ah Dalka Turkiga…

Read More

Somaliland Iyo DP World: Hirdanka Hagardaamadda Iyo Hirgelinta Heshiiska. Falanqaynta Wargayska Ogaal

Hargaysa,  01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Weli ma go’in hadal hayntiisu. Goobaha lagu kulmo iyo baraha bulshada ee internetka waxyaabaha ra’yi ahaan dooddu ka socoto, wuxuu kaga jirraa kaalin sare. Waxyaabo badan oo xiisaha  muranka mawduucan kordhinaya ayaa loo aanaynayaa inay sabab u yihiin sii waaridda hadal hayntiisa. Ra’yul caamka dadka ayaa aragti ahaan la…

Read More

Danjire Rashiid Gaaruf Oo Qoraal Dheer Ku Faaqiday Heshiiska DP World Iyo Ahmiyadda uu Somaliland u Leeyahay

Washington 01.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxa aynu markasta nidhaahnaa waddanka waa in loo raadiyo cid maalgashata; si aynu fursad ugu helno in dhaqaalaha la kobciyo, dadkeena shaqo loo abuuro, la dhiso waddanka oo la sameeyo illo dhaqaale oo waawayn oo waddankeena iyo qaranimadeena xoojiya. Ujeedada ugu wayn ee Somaliland leedahay heshiiska DP World, waxa weeye inaynu…

Read More