Sanaag: Gobolkii Shanaad oo ay si rasmi ah ay Beri uga Bilaabmi doonto Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Ceerigaabo, 15 July, 2016-(SDN/QJ):– Waxa magaalada ceerigaabo lagaga dhawaaqay bilowga diiwaangalinta codbixiyaasha ee Gobolka Sanaag oo bilaamaysa maalinta Sabtida ee inagu soo fool leh. Munaasibada ku dhawaaqista waxa goob jog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka JSL, masuuliyiinta xisbiyada qaranka, wasiiro, xubno ka tirsan goleyaasha qaranka, maamulka Gobolka iyo masuuliyiinta kominshinka qaranka kuwaasi oo dhamaantoodba dadweynaha…

Read More

Weriyeyaal Uu Guddoomiyaha WADDANI U Kaxeystay Ceerigaabo Oo Baahiyey Muuqaalka Dhallinyaro DHAGAR-QABE Ku Sheegaya Muuse Biixi & Xasaasiyadda Arrintaasi Ka Dhex Abuuri Karto Beelaha

Ceerigaabo, 15 July, 2016-(SDN/QJ):–  Dhallinyaro sita Calanka Xisbiga WADDANI, ayaa Magaalada Ceerigaabo lagaga duubay Muuqaallo khilaafsan Hab-dhaqanka Xisbiyada badan iyo tartanka ka dhexeeya Bulshooyinka kala taageersan Xisbiyada ee ku kala nool deegaannada kala duwan ee dalka.   Muuqaalladan oo ay Baraha xidhiidhka Bulshada ku baahiyeen Weriyeyaasha uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI u kaxeystay Magaalada Ceerigaabo, isla-markaana…

Read More

Madaxa Waaxda Maamulka iyo Wax-soo-saarka ee DP World oo Kulamo La Qaadatay Qeybaha Bulshada Ee Berbera

Berbera 15.July 2016 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta Golaha deegaanka ee degmada Berbera ayaa magaallada Berbera ku soo dhaweeyey Haweennay ka socota Shirkadda Imaaraatiga ah ee Xukuumadda Somaliland heshiiska maalgelinta Dekedda Berbera la saxeexatay ee DP World. Haweennaydan oo Magaceeda la yidhaahdo Marwo Hibo Maxamed Cabdillaahi  oo dhawrkii maalmood ee u dembeeyey ku sugnay magaallada Berbera ayaa shirkadda Dubai…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Muxaadiro kaga waramay ahmiyada Diiwaangelinta Codbixiyaha DAAWO

Ceerigaabo, 15 July, 2016-(SDN/QJ):–  Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Dadweynaha ku Dhaqan Gobolka Sanaag oo uu haatan ku Sugan yahay Magaalada Ceerigaabo Wuxuu u Jeediyey Khudbad uu ku sharaxayo Faa’iidada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Beri Sida rasmiga Gobolka Sanaag uga bilaabmi doonta.  

Read More

Dawladda Jabuuti Oo Lagu Eedeeyay Inay Ciidammada Itoobiya  U Oggolaatay Iinay  Dhulkeeda Ka Galaan Waddanka Ereteriya 

Jabuuti 15 , July , 2016 – (SDN/QJ): – Dawladda Jabuuti, ayaa Dawladda Itoobiya u fasaxday in Ciidammadeedu dhex maraan isla-markaana Weerarro kaga qaadaan Dalka Eratariya oo Xuduud la leh Itoobiya iyo Jabuutiba, sida uu sheegay Guddoomiyaha Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee USN Cumar Cilmi Khayre, ayaa sheegay in dawladaha Jabuuti iyo…

Read More

‘’Sadexdii Bilood ee la soo Dhaafay Lix dil ayaa ka dhacay Berbera Iyo Kiis Xannuun Badan oo Sadex Nin ku Kufsadeen Gabadh 7 Jir ah’’ Taliyaha Qaybta Booliska Saaxil

Berbera 15.July 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska ee gobolka Saaxil, Gaashaanle dhexe Mursal Xaaji Ciise, ayaa ka waramay fal dambiyeedkii  ka dhacay Magaalo xeebeedka Berbera ee  gobolka Saaxil saddexdii bilood ee ugu dambeeyay.   Mursal Xaaji Ciise, waxa uu sheegay inay qabteen nin Isniintii rasaaseeyay ilaalada badhasaabka Gobolka Saaxil, waxaanu yidhi  “Waxaa maanta dhacday in…

Read More

Hadal Haynta Maalmahan ee Dhinaca Fanka Waa Fannaaniin ka Tirsan Kooxda Xidigaha oo Fanaaniin kale Guursaday Iyo Fal Celinta Bah’da ku Xidhan DAAWO

Hargaysa 15.July 2016 (SDN/QJ):- Qof kasta oo Caan ka dhex noqda Bulshadiisa Waxaa Caado Noqotay in Sirihiisa Khaaska ah la soo bandhigo. Hadaba Qaar ka Mid ah Fannaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska oo ah Koox aad looga Jecel yahay Suugaantooda Geyiga Dadka ku hadla Af Somaliga ayaa Waxaa Mudooyinkan Qalabka Warbaahinta lagu faafiyey in Muusishanka Kooxdaasi…

Read More

Socdaalkii Madaxweynaha ee Turkiga Mid Gaar ah iyo Qeexida Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 15.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Madane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali, ayaa Shalay galab u dhoofay Dalka Turkiga halkaas oo Madaxweynuhu u tegay Dano Shaqsi ah, lana filayo inuu safarkaasi qaato muddo Todobaad…

Read More

Raysal Wasaarihii Is Casilay ee Ingiriiska oo Nin Saaxiib Dhow la ahaa uu Dejiyey Qasri laga Yaabay Iyo Xiisaha Ku Duugan Ka Guuristii Dhismaha Looga Taliyo UK SAWIRO

London,15,July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa shaaca  laga qaaday in raysulwasaarihii hore ee Inigiriiska David Cameron ayaa Xamaantiisii ka Urursaday xafiiskiisa, ayaa wuxuu dagayaa guri lagu qiyaasay lacagtiisa £17m oo giniga Istarliinka oo ku yaalla deegaanka Holland Park. Aqalkan oo ka kooban leh 7 qol oo hurdo, ayuu Cameron daganaan doonaa doonaa maalmaha soo socda, David Cameron…

Read More

Maamulihii Kastamka Saylac Iyo Maayarkii Golaha Deegaanka Oo Madaxa Iskula Jira, Kuna Sugan Magaalada Hargeysa Iyo Guddi Loo Saaray Oo Natiijo Murug Dhalisay Soo Saaray

Saylac, 15 July, 2016-(SDN/QJ):–  Masuuliyiinta Gobolka Salal ee Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyay loogu garnaqayay Wasaaradda Arimaha Gudaha Dhexdeeda kadib markii uu Muran Xooglihi ka dhex qarxay,waxa ay Dacwadani si gaar ah uga dhexeeysaa Maayarka Golaha Deegaanka Degmada Saylac Xuseen Iidleh Barkhadleh Iyo Maamulaha Kastamka Cashuuraha Saylac Faysal Dheere. Sida ay Wargeyska Foore u xaqiijiyeen…

Read More

Maxbuus u Xidhnaa Ka Mid ahaanshaha Ururka Alshabaab oo Dilay Lix Askari oo Taliye Ciidan ku Jiray

Nairobi 15.July 2016 (SDN/QJ):- Nin maxbuus ahaa oo lala xidhiidhinayo Ururka Al Shabaab, ayaa lix askari ku dilay Gobolka Waqooyi Galbeed Kenya, ka dib markii aroornimadii hore ee shalay uu qori ka fara maroojiyay askari Booliska Kenya ka tirsanaa.   Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Mwalimu Omari, ayay soo xidheen Ciidanka Booliska Kenya, ka dib…

Read More

Siyaad barre oo cali samatar ka waraysanaya waayihii ka dambeeyey!!

Hargaysa, 15 July, 2016-(SDN/QJ):–  Waa sheeko mala-awaal ah, oo Maxamed Siyaad Barre ka waraysanayo Cali Samatar waayihii ka dambeeyey. Magacyada waxa aan u soo gaabin doonaa, sidan. MSBarre: Maxamed Siyaad Barre. MCSamatar: Maxamed Cali Samatar. MSBarre: waar Cali Samatar ka warran dalkii yo dadkiiba waxa ay ku dambeeyeen? MCSamatar: Jaalle, dalkii guud ahaan wuxuu u…

Read More

Shir ay leeyihiin Wasiiro Arrimo Dibadeedka midowga Africa oo ka socda Rwanda

Kigali 15.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maalintii shanaad magaalada Kigali ee dalka Rwanda ka socda shirka 27-aad ee madaxda dalalka Afrika.   Shirka qeybtii koobaad waxaa kulmay safiirada AU, waxayna ka hadleen baasaboorka cusub ee Afrika, Dagaallada Sudaanta Koofureed iyo diyaar gareynta qodobada ay madaxda Afrika ka hadlayaan marka ay kulmaan.   Ka dibna, waxaa wada…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Xalkii Saamo Qaybsiga ku Bedelay Degmooyin Cusub oo uu Magacaabay

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4090/072016 ku magacaabay todoba Degmo oo Cusub.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:                       Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqraddiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                       Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;…

Read More

WARBIXIN: Casharadii Laga Bartay Weerarkii Ceel Cadde

Nairobi,14,7,2016 (QJ/SDN) – Warbixin shalay ay soo saartay heyad cilmi-baaris oo kutaal Mareykanka isla markaana lagu qoray waxyaabihii ku xusnaa wargeysyada caalamka ayaa sheegeysa in ciidamada AMISOM gaar ahaan KDF uu khasaare xooggan ka soo gaaray weerarkii Ceel Cadde ee horraantii sanadkaan. “Sababtu waxay ahayd qaab dhismeedka hawlgalka iyo habraacyada oo ka xumaa  Ceel Cadde.”…

Read More

Saddexda Xisbi Oo Ka Hadlay Suurtogalnimada Muddo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa,14,(QJ/SDN) – Masuuliyiin ka tirsan saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay muddo kordhin  dambe ee la hadal hayo ee la sheegay in   Xukuumadda loo sameeynayo iyo siday u arkaan in mar la wada qabto ama la kala qaado Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada. Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabdirashiid Xasan…

Read More

SONYO Oo Dhallinyaro Qaranjoog Iyo Qurbe Joog Ah Isugu Keentay Dood Cilmiyeedka Horumarinta Dalka

Hargeysa,14,7,2016 (QJ/SDN) – Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa shalay kulan ballaadhan Caasimadda Hargeysa ugu qabatay boqollaal dhallinyaro ah oo reer Somaliland ah, kulankaasi oo ujeedadiisu daarnayd is dhex galka iyo wax wada qabsiga dhallinyarada reer Somaliland ee Qaran Joogga ah iyo kuwa Qurbo Joogga ah, kulankaasi oo ahaa dood cilmiyeed iyo su’aalo la…

Read More