Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Safar Kedis Ah Ku Tagaya Itoobiya Iyo Turkiga

Hargeysa,14,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu maanta gelinka dambe socdaal ugu ambobaxo dalalka Itoobiya iyo Turkiga. Ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooyadu ka soo saartay socdaalka madaxweynaha, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay in socdaalka Madaxweynuhu yahay mid gaar ah. Warku wuxuu sheegay in Madaxweyne…

Read More

“Saylici wuu idin illaabay Toddobadaas Sanno, laakiin wuxuu idin Xasuustay Maalinta uu Codka Doonayo,Rayaale Beeshiisa oo Cabanaysa ayuu Intuu dhinac u Tuuray Doorasho qabtay” Maxamed Nuur Caraale Duur DAAWO

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Nuur Caraale Duur Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Isla markaana haatan ka Mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Mar uu Shalay la hadlayay Taageerayaasha Xisbigaasi ayaa dhaliil Xoogan u Jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan Saylici Isagoo Sidoo kale Quus…

Read More

Komiishanka Doorashada Waxaa Laga Rabaa Inay Go’aan Adag ka Qaataan Xisbiyada Ololaha Taageero doon u Bedelay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Si ay u Hantaan Kalsoonida Tartamayaasha Ila Dhugo Dhawaqyo Is Burinaya DAAWO

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Sadexda Xisbi ee Dalka ka Jira ayaa hore ugu Heshiiyey inaan Hawl galka Qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee dalka ka socda loo rogin Olole ay Xisbiyadu Taageero ku weydiisanayaan Bulshada isla markaana waxaa laga mamnuucay Shacaa’ir kasta oo Muujinaya Olole Siyaasadeed waxaana la abuuray Gudida Anshaxa hab…

Read More

Cali Sanyare oo Tafaasiil ka bixiyey Shirar Doceedyo Sas Ku Abuuray Xukuumada oo Siyaasiyiin uu ku Jiraa ay Hargaysa ku Yeesheen, Weedho adagna Ku Ganay Dawlada DAAWO

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Ibraahin Maxamed “Cali Sanyare” ayaa Markii Kowaad ka hadlay Shirar Shaki abuuray oo ay Magaalada Hargaysa ay ku Yeesheen Siyaasiyiin uu ka mid yahay oo ka soo Jeeda Mid ka mid ah Beelaha Somaliland,Gaar ahaan Galbeedka Burco Iyo Koonfurta Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=c4QIFyWX5XU https://www.youtube.com/watch?v=Obfbsiq_uGw

Read More

SAWIRRO: Munaasibad Lagu Soo Bandhigaayay Naqshadda Waddada Madaarka Oo Xalay Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa,14,7,2016 (QJ/SDN) – Kulan ballaadhan oo lagu soo bandhigaayay qaabka ay noqon doonto waddada wayn ee madaarka ka timaada ee magaalada Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay Hotel Sky ee magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa waxa kasoo qayb-galay aqoonyahanno, culimo aw-diin, salaadiin, wax-garad iyo xubno ka tirsan guddida Sahan-barwaaqo. Ugu horreyn waxa kulankaasi daah-furay guddoomiye ku xigeenka…

Read More

“Komiishanka Waxaas dhacaya ka aamusan Iyo Gudida Anshaxa ee aanu Samaynay Sidee lagu aaminayaa Waa in la kala Diraa,Labada Xisbi ee Kale Olole ayay Sameeyeen” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Ceerigaabo lagu soo dhaweeyay Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo u tagay Gobolkaas Sidii ay ugala qayb gali lahaayeen daahfurka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani inay Jebiyeen Heshiiskii Anshaxa Diiwaangelinta ee Sadexda Xisbi Kala…

Read More

Dhismaha Dimuquraadiyada Somaliland Ma anfacayso in Hantida Qaranka uu Xisbi Kasta oo Talada Qabta Ku Tagri Falo Xiliga Ololaha Faalada Qurbejoog

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Shalay Safarkiisii ugu horeeyay ku tagay Gobolka Sanaag ee Bariga Somaliland. Madaxwayne ku xigeenka,  waxaa Weftigiisa  ku wehelinaya Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Xisbiga Kulmiye….

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Si Mug leh loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C,raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa si Diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo,Halkaas oo ay u tageen Sidii ay Bulshada Gobolkaasi ugu baraarujin lahaayeen Qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka. Waxaa Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Weftigiisa lagaga hor tagay Duleedka Magaalada Ceerigaabo…

Read More

Cisbitaalkii Weynaa ee Laascaanood oo la dhisayo iyo Laba Wasiir oo ka Hadlay Waxqabadka Xukuumadu ka wado Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada C.laahi Ibraahin Habane iyo Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Magaalada Laascaanood Waxay Tababar Mudo Todoba Bilood ah u Socday u Soo Gabo gabeeyeen Hawl wadeeno ka tirsan Wasaaradaha Caafimaadka,Waxbarashada iyo Qorshaynta Qaranka.

Read More

Ciidammada Qaranka Oo Lagu Eedeeyay Inay U Daateen Guriga Uu Magaalada Ceerigaabo Ka Degay Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Qaranka Somaliland ee jooga  Magaalada Ceerigaabo, ayaa lagu eedeeyay inay u daateen Guriga uu Weftigii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Hoggaaminayaa ka dageen Magaalada Ceerigaabo. Xildhibaan Baar Siciid, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland isla-markaana ka mida Mudanayaasha Xisbiga WADDANI ugu jira GolahaWakiillada, ayaa Warbaahinta sheegtay in Ciidamada Qaranka Somaliland u soo…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Wefti Balaadhan u dirtay Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Arrimaha laga wada Hadlayo DAAWO

Jig Jiga 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Booqasho Shaqo ku tagay Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Jig Jiga. Weftigan Waxaa Qayb ka ah Wasiirada Arrimaha Gudaha,Xidhiidhka Golayaasha,Wershadaha iyo Mas’uuliyiin kale Waxaana ku qaabilay Xadka Dhinaca Itoobiya ee Togwajaale Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada…

Read More

Khaladdadkii yaryaraa ee Waxa Weyn ka Bedelay Taariikhda Adduunka DAAWO

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa iska adag in la rumaysto in khaladaad yaryar oo isfaham la’aan u badani ay wax ka bedeli karaan oo saamayn muuqata ku yeelan karaan taariikhda, laakiin taasi waawaxa dhab ahaan dhacay, sida khudbad muhiim ah oo turjumaadeedii la khalday oo dabeeto gaysatay masiibo aan laga soo waaqsan, iyo ismaandhaaf dhexmaray…

Read More

Khabiir Ciyaareed ka Hadlay Dariiqa loo Maro Doorashada Xidhiidhada Ciyaaraha DAAWO

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Khabiir dhinaca ciyaaraha ah oo ka tirsan wasaaradda dhalinyarada,ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa masuuliyiinta xidhiidhka kubada cagta somaliland gaar ahaana gudida qaban qaabada shirweynaha doorashada xidhiidhka kubada cagta S.land waxa uu ka dalbaday in ay doorashadaasi ku soo xulaan dad aqoon u leh kubada cagta.

Read More

Khudbad Siyaasadeed oo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro uu u Jeediyey Boqolaal Ka Mid Ah Shacabka Ceerigaabo ee Gobalka Sanaag

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey oo maalmahii ugu dambeeyey socdaal ku joogay gobalka Sanaag, ayaa khudbad  dhincyo badan taabanaysa Isla markaana uu Ku Badhxay Olole Siyaasadeed Wuxuu u jeediyey boqolaal ka mid ah xoogaga taageerayaasha isbedel doonka…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo Markii u Horaysay Kooxdiisu Codkiisa Soo Bandhigeeen & Goodigiisa Dagaal DHAGAYSO

Muqdisho 14.July 2016 (SDN/QJ):- Ururka Al-Shabab ayaa cod ay sheegeen inuu yahay kan hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abu Cubayda oo sidoo kale loo yaqaan Axmed Diiriye.   Codkaasi ayaa Abu Cubayda uu kaga hadlay arrimo kala duwan oo iskugu jira kuwo siyaasadeed iyo kuwa dhinaca amniga ah.   Waxa uu hadalkiisan oo noqonaya kii ugu…

Read More

Xildhibaan Reer Norway Ah,Dhalasho ahaana Somaliland ka soo Jeeda Oo Dhaliilay Nadaafadda Iyo Bilicda Caasimadda Hargeysa

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Xidhibaan Ismaaciil Ibraahim Maxamed (Dr Maano) oo ka tirsan xildhibaanada Golaha deegaanka Magaalada Lillehammer ee dalka Norway iyo Wefti uu hoggaaminayo oo dalka booqasho ku yimid, ayaa ka dayriyay bilicda Caasimadda Hargeysa, waxaanu xusay inaan dadweynaha loo samayn goobihii qashinka ay iskaga basrin lahaayeen, waxaanu Dowladda hoose Hargeysa u soo jeediyay…

Read More

Gudoomiyaha Hay’ada Maamusha Voice of America Radio oo Lagu Xidhay Magaalada Moscow ee Ruushka & Saamaynta Xidhiidhka Labada Dal

Washington Dc 14.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta ee BBG Jeff Shell, ayaa loo diiday inuu galo dalka Russia, waxaana la xiray dhowr sacaadood, markii uu isku dayay inuu socdaal shaqo ku tago magaalada Moscow, toddobaadkan.   Shell oo ah guddoomiyaha hay’adda BBG ee maamusha Voice of America, Radio Free Europe iyo warbaahinta kale ee…

Read More