Weligaa Ma Maqashay Degsiimo Caalamka ka Mid ah oo La Yidhaa Jasiiradii Haweenka? DAAWO

Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu joognaa jamhuuriyada Tajikastan gaar ahaan buuralayda Calaa’udiin oo uu barafku ku daboolan yahay inta badan sanadka oo dhan.,noloshuna waxay dib uga bilaabataa bisha may ee Sanadka marka ay cimilada yara diirani halkaasi timaado, iyadoo haweenkuna ay xoolahooda daajiyaan agagaarka buurahaasi.halkaasoo ay xooluhu ka heli karaan biyo iyo baad ku filan…

Read More

Waxgarad Woqooyiga Hargeysa Ka Soo Jeedda Oo Ka Digay In diiwaangelin Laga Sameeyo Goobo xayirnaa DAAWO

Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka tirsan Odayaasha Dhaqanka iyo Wax-garadka Waqooyiga Hargeysa, ayaa ka digay in Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde Sanaaduuq diiwaangelineed geeyo lix goobood oo ku yaalla deegaanka Waqooyiga Hargeysa oo Muran-beeleed muddo ka taagnaa. Xubnahan Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha dega deegaannada lagu muransan yahay ee Waqooyiga Hargeysa afkooda ku hadlayey…

Read More

Saxafiyad Caan oo BBC-da ka tirsanan jirtay oo is dishay, markii ay diyaaraddeedii ka tagtay (Warbixin)

Istanbul 13.July 2016 (SDN/QJ):-Saxafiyad caan ka ahayd BBC isla markaana dhanka dagaallada kasoo warami jirtay, ayaa is dishay, waxaana la helay ayadoo is ceejisay oo ku jirta Musqul ku taalla garoonka diyaaradaha ee Ataturk ee Istanbul, kadib markii ay wayday ama ay dhaaftay diyaarad ay raaci lahayd   Haweenaydan oo lagu magacaabo  Jacqueline Sutton, oo…

Read More

Nin ku Caan Baxay inuu Dibida la Dagaalamo oo ugu Danbayntii ku Baxay Geeskii Dibi Dagaal adagi dhex maray!!

Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):- Nin u dhashay dalka Spain kuna caan baxay in uu la dagaalamo dibida ayaa ugu dambeyn ku dhintay dagaal uu la galay dibi ka mid ah dibida ciyaarta Matador ka loo yaqaano ee dalka Spain ah, xilli Telefishin si toos ah looga daawanayay.   Dibigaasi oo inta uu cadhooday si wanaagsan…

Read More

DHAGEYSO: Hoggaamiyaha Xarakada Al-Shabaab Oo Farriintiisii Ugu Horreysay Ee Maqal Ah Soo Diray

Muqdisho,13,7,2016 (QJ/SDN) – Mu’asasadda Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd baahisay Farriin Maqal ah oo uu soo diray Amiirka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmed Cumar Abu Cubeyda. Fariintan oo cinwaankeedu yahay “Shahaada ama Shariicah” ayaa ah fariin Muuqaal ahaan loo baahiyey balse cod ah, waxaana ay soconaysa 44 daqiiqo, waxaana uu…

Read More

xilkii laga casilay Wasiirkii hore iyo Boosta iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jamac Abgaal oo Mudo Mandhaa ayaa loo magacabay Mudane Bashiir Maxmuud Yusuf

London13July16(SDN/QJ)Wararka laga helayo Madaxtooyada Somaliland oo qurbejoog la soo xidhidhay ayaa waxa la filayaa in Mudane Bashiir Maxmuud Yusuf oo ah   Siyaasi oo Maal qabeen oo  ku dhaqan Uk o ah Asaasayashii cagaha u tagay Somaliland 1991 kana qayb qatay Nabadayntii iyo Gurmadkii Somaliland xiliyadii u adkayd .Mudane Bashiir oo  aqoon u leh xalinta…

Read More

Taariikhda Markii 2aad oo Haweenay Raysal Wasaare ka noqotay Dalka Ingiriiska,Xilka oo Beri ay la Wareegayso iyo Sooyaalkeeda Nololeed

London 12.July 2016 (SDN/QJ):- Britain ayaa guda gashay maalmo kale oo si lama filaan ah ay siyaasaddu isu badashay kadib markii shalay ay loolanka xisbiga conservative-ka ee talada haya ay ka hartay Andrea Leadsom, wasiirka tamarta Britain.   Arrintan ayaa horseeday in Theresa May oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ay ku guulaysato qabashada xilka Ra’iisul…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Mawqifkooda Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa,12,7,2016 (QJ/SDN) – Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa ka hadlay mawqifkooda ku waajihan qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee loo qoondeeyay in ay Somaliland ka dhacaan dabayaaqada sannadkan. Qoraal xisbigu soo saaray ayaa u dhignaa sidan; War-saxaafadeed Xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa oo mar walba xil wayn iska saaraya gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah ee…

Read More

Shirkii Shalay, Dooddii KULMIYE, Dabuubtii WADDANI, Duurxulkii UCID iyo Heshiiskii Cirro, Faysal & Muuse

Hargaysa 12.July 2016 (SDN/QJ):- Sadexda xisbi qaran oo ay dhex joogeen  xubno metelayay urrurada loogu yeedho bulshada rayidka  ah ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta Akadamiga Nabadda Somaliland ee Hargeysa kaga wada hadlay arrinta saami qaybsiga kuraasta Baarlamaanka oo uu weli u dabran yahay xeerkii lagu dooran lahaa Golaha Wakiiladda oo doorashadiisu mar la mudaysan…

Read More

Raysul wasaare kuxigeenka dalka oo magaalada Kismaayo kulamo kula leh madaxda Jubaland

Kismaayo ,11,7,2016(QJ/SDN) – Wafdi uu hogaaminayo raysul wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mudane Max’ed Cumar Carte oo shalay gelinkii danbe soo gaaray magalada Kismaayo ayaa kulamo la leh madaxda ugu sareeysa ee Jubaland, ayagoo ka wada hadlaya arimo la xiriira doorashooyinka dalka ka dhici doona dabayaaqada sanadkan. Raysul wasaare kuxigeenka ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya taliyaha nabadsugidda…

Read More

MuJaahid Cali Guray oo Faalo dheer ka qoray Hadal haynta Mudo Kordhin Xukuumada loo Sameeyo, Heshiiskii DP-World oo Xukuumada Kursiga sii Jeclaysiiyey Iyo Dhabaha Kala Weecin kara Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 12.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa faallo dheer ka qoray muddo kordhinta maalmihii ugu dambeeyey la hadal hayo, aragtiyaha ay ka qabaan arrinkaasi Guddoomiyayaasha xisbiyada dalku iyo sida uu heshiiskii DP-World u galaan karo doorashadii Muddaysnayd sannadka dambe. Cali Guray…

Read More

Siyaasi Hore u Taageeray Maalgashiga Shirkada DPW oo Mar kale Shaaciyey in loo baahan yahay in la hakiyo Fulitaanka Heshiiskan Ilaa Xukuumad danbe dhalanayso DAAWO

Hargaysa 12.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada C.raxmaan Ismaaciil Caddami ayaa Naqdiyey Heshiiskii ay Xukuumaddu la Gashay Shirkada DPW Waxaanu ku baaqay in la hakiyo fulitaanka Heshiiskan. Cadami Wuxuu ku dooday inaan la aqbali Karin Qodobo ku Jira Heshiiskan oo Madmadow badani ku jiro. https://www.youtube.com/watch?v=AhoGd8EjuIU

Read More