Mas’uuliyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil ee Xukuumadda Ku Jira oo Kulan ay Isugu Yimaadeen isku Faro saaray

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Kulan Casho iyo Afu-fur isugu jiray oo ay magaallada Hargeysa ku yeesheen badi Mas’uuliyiinta xukuumadda Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Saaxil ayaa natiijadiisu ku dhammaatay gacan hadal lagu kala saftay, taasoo meesha ka saartay nuxurkii iyo ejendihii la isugu yimi. Mas’uuliyiintan oo tiradoodu u dhaxaysay sideed…

Read More

Dawlada Somaliya oo Sameysay Qorshaha Dawlada Federaalka ee Saddex Sano ee soo socda

Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa furay qorshaha dawlada Somaliya yeelan doonta saddex sano ee soo socda.   Madxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Barlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari, RW  Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, Rw ku xigeenka  Maxamed Cumar Carte, Xafiiska Q.M ee Soomaaliya, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dawladda Soomaailya,…

Read More

Wasiir Maareeye ”Si Qaldan Ayaa Loo Fasirtay Siyaasadda Qaranka Ee Haweenka”

Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada ay meel mariyeen kaas oo ku aadanaa siyaada Haweenka.   Wasiirka War faafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay bayaan ay Hey’ada Culimada Soomaaliya…

Read More

“ Waxaan burburiyay Qoyskeega walaalkey daraadey ayuu u dhintay’’ Ninkii Bilaabay Kacdoonkii Carabta oo Qoomame ka Jooga DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ninkii uu ka bilaawday kacdoonkii dalalka Carabta (Arab Spring) ayaa sheegay inuu ka shalaayay falkii uu bilaabay, maadaama buu yiri walaalkiisna isaga uu ku dayday ee uu is gubay, Sando kadibna dhaqaalihii wadanka weli uu burbursanyahay. Dhibaatada oo Markii hore ka bilaabatay Shaqo la,aanta dhalinyarada xiligan Dalka…

Read More

Abaaro ka jira Degmada Jariiban iyo Ceelbiyood muddo jabnaa oo la kiciyey

Jariiban 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Deegaaanka seemada oo hoostaga degmada jiiriiban gobolka Mudug oo biyo la,aan adag ay ka jirtay muddo 3 bilood ah oo lasoo dhaafay ayaa xiligan ceelbiyood ka jabay dib loogu kiciyey dadka deegaankaasi.   Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Shirwac ayaa sharaxay ceelkan iyo muhiimada…

Read More

DHAGEYSO: Guddida Guud Ee Sahan-Barwaaqo Oo Go’aammo Soo Saartay

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Shir jaraa’id oo ay goordhaweyd ku qabteen guddida guud ee Sahan-Barwaaqo magaalada Hargeysa ayay waxay ku shaaciyeen go’aamo ay sheegeen in ay ka shirayeen maalmihii ugu dambeeyay, iyadoona Guddida guud ee Sahan-Barwaaqo ay go’aammadani ku sheegeen in ay taageersanyihiin heshiiskii laga gaadhay Banka Qool-cadey. Sidoo kale Sahan-Barwaaqo ayaa go’aamadeedan ku sheegtay in…

Read More

“Midnimada Somaliland Iyo Somaliya Waxay ku timid Is-afgarad, Waxaana Burin Karaysa Afti kasta Oo Midkood Ku Diido Midnimadaas”

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa ku doodaya in afti kasta oo Somaliland ama Somaliya ku diido midnimadii lixdankii ay burinayso midnimadaas fashilantay. Ismaaciil, oo farriimo qoraal ah soo geliyay bartiisa twitterka oo ay dad badani ku xidhanyihiin wuxuu sheegay in midnimadaas lixdankii ay ku timid is afgarad, haddana lagu laali karo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyay 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidanka qaranka, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in saraakiisha la dalacsiiyay ay u dhexeeyaan kabtan ilaa gaashaanle sare, waxaana la siiyay darajooyin…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay inay Gudi Gaar ah u diri doonto Dalka Itoobiya Iyo Arrimaha ay Ka Wada Hadli Doonaan DAAWO

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Horaantii Bishii Barakaysan ee Ramadaan Ciidamada Liyuu Boolis ay Gabood fal Bani aadaanimada ka dhan ah ka sameeyeen Deegaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya,Sidoo kalena ay Xabsiga Jigjiga ku hayaan Weriyihii HCTV ee Gobolka Gebilay Mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa Waxay Dawlada Somaliland Sheegtay inay Wefti…

Read More

SHEEKH BASHIIR: Sharciga JINSIGA Qodobbo toos ISLAAMKA uga Hor-imaanaya ayaa ku jira

Muqdisho,29,6,2016 (QJ/SDN) – Hoggaanka sare ee Hay’adda Culummada Soomaaliyeed, ayaa kasoo horjeestay Sharciga Siyaasadda Qaran ee Jinsiga ama Gender, iyagoo Sheegay inay qoraalka sharcigaan ku arkeen qodobo badan oo kasoo horjeeda shareecada Islaamka. Sharcigan ayaa waxaa bishii hore Meel-marisay Dowladd Somalia, waxaana culumadu ay sheegeen in sharcigan uu dalbanayo inay meel-mariso dhammaan Xuquuqaadka haweenka. “Markaan akhrinnay…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Ku dhiiraday Talaabo ay ka baqeen Wasiirada Arriamaha Gudaha iyo Warfaafintu DAAWO

Burco 29.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan oo hore loogu Naanaysi Jiray Qabo ayaa Bulshada Gobolka Togdheer u Bixiyeen Qabyo-Tire Waxa uu Gudoomiyuhu maalintii Shalay dejiyey Dad Mudaharaad Sameeyay oo ka soo Hor jeeday Gabood falada ay Ciidamada Itoobiya ku hayaan Dadka ku dhaqan Deegaanka Degmada Gaashaamo. Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta…

Read More

Magaalada Laascaanood oo Xaalad Kacsanaan ah ku Jirtay,Awaamiir adag oo dhanka amaanka ah oo Lagu dhawaaqay Iyo Qaabkii loo dilay Laba Ruux DAAWO

Laascaanood 29.June 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ilaa Xalay Waxaa Saarnayd Xaalad Bandoo ah oo lagu soo Rogay Kadib Markii Rabshado Khasaare geystey ay ka dhaceen koonfurta Magaaladaasi oo lagu dilay Laba Ruux (Wiil iyo Adeerkii) Taas oo Salka ku haysa Colaada ka Oogan Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Gobolka Sool oo…

Read More

‘’Morgan aan idunku soo wareejinee idinkuna Feysal Cali Waraabe oo 25 sano nacaayayey noo soo dhiiba’’ Kaftanka Siyaasada iyo Weriye Cali Xaraare DAAWO

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Weriye Cali Xaraare ayaa Barnaamij uu soo Saaro oo la Yidhaa Kaftanka Siyaasadda oo ka Baxa Telefishanka Afka Somaliga ku hadla ee Kalsan Waxa uu Todobaadkan kaga hadlay Ka Go’istii Ingiriiska ee Midowga Yurub oo Saamayn ku leh dadka Somaliga.

Read More

Tusmadii Qisaska Nolosha Iyo Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood ‘’Waxaad u Baahan tahay Malaa’ig Nolosha Kula qaybsata’’ {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Dhagaystayaasha ku Xidhan Shabakada Qurbejoog Waxaanu si Joogto ah idiinku soo Gudbinaa Taxanaha Xusuus qor dhakhtar Ilkood oo ay soo diyaariso Halkana ka soo Jeediso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad ku Takhasustay Xannuunadda Ilkaha kana Hawl gasha Magaalada Hargaysa. Waxaynu Tusmadeenan iyo Maanta ku eegi doonaa ‘’Waxaad u Baahan tahay…

Read More