Dad Lagu Laayay Magaalada Gorgor Ee Degmada Gaashaamo iyo Mudaharaad Ka Dhacay Burco

Burco,28,6,2016 (QJ/SDN) – Mudaharad  lagaga soo horjeeday Dad lagu laayay Tuulada Gorgor oo ay laayeen ciidamada liyuu boolisku ayaa ka bilaabmay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, Mudaharaadkani oo ay dhigayaan Dadka degaan ahaan ka soo jeeda Degaanka Jaamac Dubad oo ay dhawaan ciidamada Liyuu boolisku ku laayeen Dad isugu jiray Caruur,Haween iyo Curyaamiin. Dadka…

Read More

DAAWO: Bandoowgii Maanta lagu soo Rogay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool

Laascaanood,28,6,2016 (QJ/SDN) – Bandoow ayaa lagu soo Rogey Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, taasoo ka dhalatay kaddib markii maanta ay Rabshado Kasaare geystey ka dhaceen koonfurta Magaalada. Rabshadahan oo ay sababeen, kaddib markii dabley Hubaysan ay Rasaas ku fureen Gaadhi safar ugu socday deegaanno Hawd-koonfureed, markaasoo Gaarigani uu u maraayay halka lagu magcaabo Xaraar-daayeer oo…

Read More

Guddoomiye Cirro Iyo Maamulka Shirkadda Dp-World Oo Imaaraadka Ku Qaatay Kulan Gaar Ah Iyo Nuxurka Kulan Albaabada La Isu Xidhay

Dubai 28.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ugu weyn Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa martiqaad rasmi ah u fidisay oo waddanka Imaaraadka Carabta ku casuuntay Shirkadda Dubai Ports World oo ah shirkadda iyagu quuddaraynaysa in ay heshiis rasmi ah kula wareegto Maamulka Dekedda Berbara iyo maalgashigeeda oo…

Read More

Salaadiinta,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Saaxil Oo Xukuumadda Uga Digay Sii-Wadista Wareejinta Dekeda Berbera,Qoraalo Digniin Ingiriisi Iyo Carabi Ku Qorana U Diray Dp-World AKHRI

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):-   Salaadiinta,Cuqaasha iyo Waxgaradka ugu Miisaanka Culus Gobolka Saaxil oo shir jaraa’id oo ay Hargeysa ku qabteen markale Xukuumadda uga digay inay ku sii adkaysato Wareejinta Marsada Berbera,waxa ay Madaxweynaha ugu baaqeen inuu hadlo oo uu tafaasiil ka bixiyo Wax ay ugu yeedheen Qaflad la doonayo in Ishii keli ahayd ee Qaranku…

Read More

“Waxaanu Leenahay Madaxweynaha Iyo Qoyskiisan Lagu Salliday Inay Iibiyaan Uun Hantidii Umaddu Lahayd Inay Mustaqbalkooda Ilaashaddaan Oo Ay Magacooda Dhawrtaan”…Suldaan Cali Saleebaan Maxamed

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):-Salaadiinta,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil ayaa ganafka ku dhuftay Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la saxeexatay Shirkada Imaaraatiga ah ee DP-World. Waxa ay Shir Jaraa’id oo ay qabteen Madaxweyne Siilaanyo iyo Qoyskiisa ugu baaqeen inay mustaqbalkooda ka fiirsadaan oo aanay umadan uga tagin fidmo iyo habaar,oo aanay la waynaan Shilimaanta ay qaadanayaan…

Read More

“Ninkaynu Doonta u dhiibnay,Dad kaluu ka Kireeyay oo Daahir baa ka Dhawaa“ DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa lagu kala qaybsan yahay Faa’iido iyo Khasaare Midka uu Somaliland ugu fadhiyo Heshiiskii ay Xukuumadu la Gashay Shirkada Imaaraadka ee DPW Taas oo Maalgelin ku samayn doonta Dekeda Berbera isla markaana ay ku lamaan yihiin Mashaariic dhinaca horumarka ah oo Shirkadani dalka ka hirgalin doonto. https://www.youtube.com/watch?v=Thl1MrpZ4NM

Read More

Qaabkii Magaalada Hargaysa looga Xusay Dabaal dega 39 Guurada Xornimada dalka Jabuuti & Drs Edna Aadan oo Wacdaro ka Dhigtay DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay loo dabaal degay Sannad Guuradii 39aad ee Ka soo wareegtay Markii Jamhuuriyadda Jabuuti Xornimadeeda ka qaadatay Gumaystihii Faransiiska Sannadkii 1977-kii Bishii June 27-keedii. Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa lagu qabtay Xus la Xidhiidha Maalintan Waxaana ka qayb galay Hogaanada Xisbiyada Siyaasada,Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland,Jaaliyada Jabuuti ee Ku…

Read More

Wasiir hore oo ka badbaadey Qaraxii Naasa-hablood oo shaaciyey in Dawladu gacan saar la leedahay DHAGAYSO

Muqdisho 28.June 2016 (SDN/QJ):- Qaraxii argagixiso ee Galabnimadii Jimcihii ka dhacay Huteel Naasahablood 1 ee Magaalada Muqdisho ayaa Tiro dad ahi ku dhinteen Kuwaas oo uu ku jiray Xubin ka Tirsan Golaha Wasiirada ee dawlada Federaalka Somalia,Sidoo kale Wuxuu Qaraxani gaystay Dhaawac iyo Khasaare hantiyeed. Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay…

Read More

Xildhibaan Nac Nac oo Ka Muraaradilaacay Dhibaato loo Gaystay Jidka Laamiga ah ee Balli Gubadle DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “NacNac’’ oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wadada Xidhiidhisa Magaalooyinka Hargaysa iyo Balli Gubadle ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Shakhsiyaad Burbur u gaystay Jidkaasi laguna xukumay Xadhig dhan Hal Sanno iyo Ganaax Lacageed Waxa uu Xildhibaanku ku dooday inaanu…

Read More

Xaafad Hargaysa ka Mid ah oo Ka Cabanaysa Baahiyaha Aasaasiga ah ee Nolosha Aadamaha DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Sannadba Sannadka ka danbeeya sii fidaysa Isla markaana Waxaa Marba Marka Xiga sii Kordhaya Baahiyaha Nolosha ee Bulshada Degmooyinka ku dhaqan. Xaafada Isha Boorama oo ka mid ah Degsiimooyinka Qadiimiga ah ee Hargaysa ayaa Cabasho ka qabta Waxqabad la’aan dhinacyada Kaabayaasha Nolosha.

Read More

Gaadhiga Gaarka ah ee Madaxweyne Obama,Xogta asaraarka leh ee Ku duugan Iyo Alado uu Gaadiidka Kale Dheer yahay DAAWO

Washington 28.June 2016 (SDN/QJ):- Marka aad aaragto Gaadhiga gorgorla ah ee Madacweynaha Maraykanku waxa uu daaha ka qaadayaa xogta iyo asraarta ku duugan ka hor onta aynaan barnaamijkeena ku daahqaadin waana gaadhi kaerti u leh inuu iska difaaco gantaalaha iyo hubka kiimikada ah, waxana uu xambaarsan yahay agabka qaraxyada ka hortaga. https://www.youtube.com/watch?v=gvhpf7c5ha4&feature=youtu.be

Read More

DAAWO: Telefishanka Aljazeera Oo Warbixin Ka Sameeyay Xasuuqii Dowladdii Siyaad Barre U Gaysatay Shacabka Somaliland

Hargeysa,28,6,2016 (QJ/SDN) – Dhammaantood Dil Oo Qari: Sidaa waxa Ciwaan looga dhigay baadhitaan dheer oo Telefiishanka Aljazeera Ku Sameeyay Xasuuqii Dawladdii Siyaad Barre u geysatay shacabka Somaliland siddeetamaadkii. Baadhitaankan oo lagu baahiyey Barnaamijka Caanka Ah Ee ‘PEOPLE AND POWER’, ayaa soo bandhigay Doorkii uu xasuuqaa ku lahaa General TUKE oo Hadda Garoon-diyaaradeed oo ku yaalla…

Read More

Qaybo ka Mid ah Qurbejoogta Soomaalida ee Ku dhaqan Waddamada Yurub ayaa Shaaciyey Go’aan ka dhan ah Dalka Itoobiya DAAWO

London 28.June 2016 (SDN/QJ):-Go’aan ay soo saareen Qaybo ka Mid ah Qurbajoogta Somalida ee dalalka qaarada Yurub ayay ku Sheegeen in Muwaadiniinta dalkoodii Hooyo ku noqonaya Xagaagan in aanay raacin isla markaana Goosan Tigidhka Shirkada Itoobiya Airline si ay u Muujiyaan Tacadiyada ay Itoobiya ku hayso Deegaanada ay ku dhaqan yihiin Soomaalidu. https://www.youtube.com/watch?v=sycod_mwrkw

Read More

“Dawladi Indho Qudhaanjo ayay leedahay”Madaxwayne Siilaanyo

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa fariin digniina u diray dadka ku hawlan inay carqaladeeyaan ama ka horyimaadaan mashaariicda Horumarineed ee Xukuumadiisu ka wado Somaliland. Madaxwayne Siilaanyo, waxaa uu sheegay inay xukuumadiisu diyaar u tahay horumarka  balse aan loo baahnayn bulsho carqaladaysa dadaalada Xukuumadiisu Wado.   “Waxaan u digayaa dadka ku…

Read More

Maamulka Degmada Burco oo Hirgalinaya Xarun lagu Daryeelo Caruurta Derbi Jiifka ah

Burco 28.June 2016 (SDN/QJ):- Maayarka degmadda Burco ee gobolka Togdheer Mr. Maxamed Yuusuf Muraad oo ay weheliyeen xoghayaha dawladda Hoose iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka Burco oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi), ayaa dhagax dhigay dhisme ay ugu tallo galeen darbi-jiifka magaaladaasi. Dhulka laga dhisayo  Dhismahan cusub waxa bixisay dawladda…

Read More

Cod-bixintii Ingiriisku Kaga Baxay Midowga Yurub Oo Khasaare Laxaadle Gaadhsiisay Bilyanneerrada Caalamka

London, 28 June, 2016-(SDN/QJ) :– Codbixintii Britain ay Midawga Yurub Kaga Madax Banaanaatay oo Sababay in 400 Qof oo Ka Mid ah Tujaarta Dunidu Khasaaraan Lacag Gaadhaysa $127 Bilyan. Cod bixintii Ingiriisku kaga baxay is bahaysiga midawga yurub ayaa waxa uu sababay khasaare ay dhaqaale badan khasaareen tujaarta adduunku. Cod bixintani waxa ay sababtay in…

Read More

Daladda Kulmisa Jaaliyada Somaliland ee Waddamada Yurub oo ka hadashay Xusuusta iyo Foof daran habawgii Xornimadii ay Somaliland hannatay 1960kii

London 28.June 2016 (SDN/QJ):-   Waxa ka soo wareegay 56 sanno markii aynu xorriyadeena qaaliga aheyd ka helnay boqortooyadii Ingiriiska. Waxa xasuus mudan in isla markiiba waddamo badani ina aqoonsadeen isla markaana inoogu hambalyeeyen xorriyada aynu gaadhnay. Waddamaa ina aqoonsadey tiradoodu waxay dhammeyd 35 waddan. Maalintani waxay aheyd mid soo afjartey 73kii sanno ee aynu hoos…

Read More