MOOGE: ‘’Turkigu Dhex Maaha, Car waa kaase ninka Erdogan Hargeysa oo Nabad ah ha soo booqdo’’

Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Cabdikariim Axmed Mooge, wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay booqashada madaxweynaha Turkiga ee magaalada caasimadda ee Muqdisho. Mudane Mooge waxa uu sheegay in aanu dalka Turkigu dhex ka ahayn wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana uu doonayo Turkigu in la mideeyo labada waddan, isagoona…

Read More

DAAWO: Prof.Samater Oo Ka Cadhooday Ardayda Jaamacadda Camuud Kaddib Markii Ay Diideen In Uu U Heeso

Boorama,3,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samater ayaa si wayn uga cadhooday codsi uga yimid ardayda jaamacadda Camuud oo maalinkii shalay ahaa uu u jeedinaayay muxaadiro, taasi oo ardayda jaamacaddaasi ay ka codsadeen Aqoonyahanka in aanu u heesin oo uu joojiyo heesta. Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya Prof.Samater oo aad u cadheysan isagoona…

Read More

SAWIRRO: Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Safaarad Ka Furay Magaalada Washington Ee Maraykanka

Washington,3,6,2016 (QJ/SDN) – Waxa Maalinimadii shalay Xadhiga laga jaray Xafiis weyn oo ay Somaliland ku yeelanayso Washington, furitaanka Xafiiskana  Waxa ka soo qayb galay dad isugu jira Jaaliyad reer Somaliland ee degan Washington D.C iyo nawaaxigeeda, kuwaas oo isugu jiray aqoon yahano, waayeel iyo waxgarad tiro badan. Xadhig ka jaridaa Waxa ka hadlay Safiirka Somaliland…

Read More

SOMALIA: Madaxweynaha Turkiga iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Ka Degay Magaalada Muqdisho

Muqdisho,3,6,2016 (QJ/SDN) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaweyd soo gaadhay Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay. Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoonka iyo Midda Aadda Madaxtooyada Somalia, kuwaasoo watay caleemo-qoyan si ay wafdiga u soo dhaweeyaan. Madaxweynaha Turkiga…

Read More

Colonel Tuke Oo Xasuuqii Gabiley Ku Eedaysan Oo Telefeeshinka Caalamiga ah ee CNN Uu Dabo Gal Ku Sameyay Isagoo Ka Shaqaynaaya Madaarka Dulles International ee ku yaal Washington DC DAAWO

Washington, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Colonel Yuusuf Cabdi Cali oo Ku Magac dheer “Tuke” Isla markaana xasuuq ba-an ka gaystay Gobolka Gabilay xiligii dawladdii Keli taliye Maxamed Siyaad Barre, ayaa markale ka soo muuqday War-baahinta caalamka kadib markii Telefeeshinka sida weyn adduunka looga daawado ee CNN, uu ka soo helay isagoo ka shaqaynaya oo waar…

Read More

“Tahriib Yurub Kuma Iman Ee Diyaaradii Aan Hargeysa Ka Soo Raacay Ayaan Yurub Ku Soo Galay,Waxaan Dhawaan Shaacin doonaa Sadexda Xisbi Midkaan ku Biirayo” Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyadda

Paris, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Waraysi gaara oo uu siiyey Wargeyska Warsugan waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin halka uu ku sugan xaalada qurbaha, heshiiska Xukuumada Somaliland la gashay shirkada DP World oo maalgelin ku samayn doonta Dekeda Caalamiga ee Berbera,…

Read More

“Markii Xukuumaddu Heshiiska La Gashay Shirkadda DP World Waxa Ila Soo Hadashay Jabuuti Oo Ii Sheegtay Inay Ka Xun Yihiin,Anigana Waa la iga Qariyey Qadhiidhkii Xaqul Qallinkii…” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe  ayaa ka shifay siro la xidhiidha heshiiskii Dekeda berbera saamaynta uu ku yeeshay Xidhiidhkii Somaliland iyo Jabuuti isagoo sheegay in markii xukuumada Somaliland heshiiska la gashay shirkada Dubai ports World ay isaga la soo xidhiidhay dawlada Jabuuti  una sheegtay sida ay uga xun…

Read More

“Doorashada Goluhu Suurto-gelimayso Intaynu Ku Mashquulsan Nahay Khilaafka Qaybsiga Xildhibaannada, Ee Dadku Isbeddel Buu U Bukaaye Waa Inay Dhacdaa  Doorashadii Madaxweynuhu…..” Gudoomiye Saleebaan Gaal

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera, muranka la doonayo in la geliyo Maalinta Qaran ee 18-ka May, Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada iyo muranka ku salaysan Saami-qaybsiga ee hor-taagan in la ansixiyo Xeerka dib loogu soo…

Read More

Baarlamanka Kooxda Khaatumo oo Ansixiyey Golaha Wasiirada ee uu Magacaabay Prof Galaydh Iyo Dhacdooyinka Xiisaha leh ee Kulankoodaa Ku Lamaanaa DAAWO

Buuhoodle,3 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Kulankoodi 1aad Yeeshay Xubno Kooban oo la Sheegay inay Yihiin Baarlamanka Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh,Waxaanu u Gudbiyey Golihii Wasiirada ee Maamulkiisa si ay u ansixiyaan. Waxyaabaha Xiisaha leh ee Kulankaas laga dhex dheehanayay ayaa ah in Tirada Baarlamanka Kooxda Khaatumo ay Koobnayd Isla markaana uu…

Read More

“Xisbiga KULMIYE ee hadda jira anigu wax Hawl ah oo aan ku leeyahay ma jirto, Wakhti iigu hadhay oo aan iskaga luminayaa ma jirto” Xildhibaan Waabeeye

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa Doraad buuxiyey Jagada Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbigaasi oo uu laga saaray Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka mid ahaa Xubnaha la baxay Isbahaysiga KULMIYE ee ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe ee lagu Doortay Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbigaa uga qayb-galaya…

Read More

Laba Kaclaynta Khilaafkii Golaha Deegaanka ee Burco Iyo Awaamiir Keli-Telisnimo Muujisay oo uu ku talaabsaday Maayar Muraad DAAWO

Burco,3 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex aloosan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Burco, Qaar ka mid ah Mudanayaasha ka soo hor jeeda Maayarka Magaalada Burco ayaa sheegay in Maayarku uu Bilaabay Aargoosi hor leh. https://www.youtube.com/watch?v=O5J9C29X_Es

Read More

Wasiirka Ciyaaraha oo ka Gilgishay Dhaliil Xoogan oo Xisbiga Waddani u Soo Jeediyay DAAWO

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa ka falceliyey dhaliil xoogan oo uu jeediyey Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan Isla markaana ka dalbaday Golayaasha Sharci dejintu inay kala diraan Wasaarada Ciyaaraha oo ku fashilantay Sida uu Yidhi Dhamaystirka Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada…

Read More

Saamaynta Isgaadhsiinta Casriga Ahi Ku Yeelatay Imtixaannaadka Shahaadiga Ah Ee Somaliland

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Waxa Doraad la soo Gabogabeeyay Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada Afraad ee Dugsiyada sare ee Somaliland, kaasi oo Dhowrkii Maalmood ee u dambeeya ka socday 190 Goobood oo loo asteeyay. Imtixaanka sanadka waxaa hadheeyay buuq iyo Qish badan, taasi oo ay sababtay Tiknoolajiyadda  oo…

Read More