Taliska Laanta Socdaalka Somaliland oo Gacanta ku dhigay Dad ku eedaysan inay Baasaboorka Somalia ku dhex sameeyaan Hargaysa iyo Qalab la soo bandhigay DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland ayaa Hawlgal ay Shalay Galab ka Fuliyeen Gudaha Caasimada Hargaysa Waxay Gacanta ku Soo dhigeen Dad ku eedaysan inay Baasaboorka Somalia ku dhex Samaynayeen Gudaha Magaalada Hargaysa Waxanay Soo Bandhigeen Qalabkii ay ku Shaqaynayeen. https://www.youtube.com/watch?v=PUw30zN5t7w

Read More

Somaliland oo Ka Hadhay Tartanka Dalalka Aan La Aqoonsanayn ee Koobka Adduunka ee Conifa 

Abkhasiya 02.June 2016 (SDN/QJ):- Xulka kubbada cagta qaranka Somaliland ayaa ka hadhay tartanka Koobka aduunka ee Conifa world Football Cup, kadib markii ay guuldaradii labaad kala kulmeen xulka qaranka Panjab. Naadiga horyaalka heerka labaad Ingiriiska ka ciyaarta ee DARLINGTON weeraryahankeeda, Amar Purewal saddex gooley uu dhaliyey – Gool uu dhaliyey ciyaaryahanka ay mataanaha yihiin ee…

Read More

Muqdisho: 60 Jir Ka Qayb Galay Imtixaanaadka Dugsiyada Sare Ee Sannadkan DAAWO

Muqdiso 02.June 2016 (SDN/QJ):- Axmadey Saney oo ah 60-jir ah ayaa ka mid noqday Ardayda sannadkan u fadhiistay Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiga Sare, kaasoo ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Somalia. Ninkan ayaa ka mid ah arday todobaadkan u fadhiisatay Imtixaanka Dugsiga Sare ee degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Axmadey Saney ayaa hambalyo ka…

Read More

Xildhibaan Indho Oo Farriin Hanjabaad Ah U Diray Cali Khaliif kuna sifeeyay Shakhsi Caleentiisu Cadaatay

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Indho Indho oo ka mida mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland,  ayaa Cali Khaliif Galaydh ku tilmaamay shaqsi caleentiisu cadaatay, islamarkaanu wuxuu sheegay in dadka reer laascaanod ka gudbeen dagaal oo ay u gudbeen dhinaca horumarka. Xildhibaanu wuxuu sidoo kale Cali Khaliif ugu hanjabay in xabsiga mandheera la keeni doono goor aan…

Read More

Guddoomiyihii Wargeyska FOORE Oo Maalintii 6aad Ku Xidhan Xarunta CID-da Iyo Damaanad Maxkamadda Gobolku Ku Sii Dayn Lahayd Oo La Hor Joogsaday

Jihooyin Aan Is Muujin Oo Hab Qafaalasho Ah U Haysta Guddoomiyaha FOORE Iyo CID-da Oo Aan Marna U Ogolaan In Cidi Aragto + Xanuun La Soo Dersay Dhibbanaha Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii Wargeyska Madaxa Bannaan ee FOORE Mudane Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Ibraahim ayaa maalintii 6aad sifo sharci darro ah hab qafaalasho ah ugu…

Read More

Qarax Xoogan oo ka dhacay Huteel Ampasador ee magaalada Muqdisho iyo rasaas Xoogan oo ka dhacay Gudaha Huteelkaas

Hargeysa 1,June,2016(SDN/QJ):-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogani ka dhacay  huteel Ampasador oo ku yaala Wadada Maka Al Mukarama. Lama sheegin  khasaare ka dhashay qaraxan maadaama goobtaasi ay ka socoto xabad ay is waydaarsanayaan kooxda soo weerartay huteelka iyo ciidamada huteelka ilaallada ka ah.   Wariyayaal gaadhay goobta qaraxu ka dhacay ayaa…

Read More

Wasiirka Amniga Jubbaland: Waxaan Hawl-gal Qorsheysan ku dilnay Shiikh Max’ed Dul-yadeyn

Kismaayo,1,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Amniga Jubbaland, C/rashiid Xasan Cabdi Nuur ayaa shaaciyay in howlgallo ay Ciidamadooda oo kaashanaya kuwa Dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaanka Buulogaduud ay ku dileen, Sheekh Maxamed Maxamuud Dul-yadeyn oo ka tirsanaa Hoggaamiyeyaasha Al-shabaab. Wasiirka oo saxaafadda kula hadlay goob ay kusoo bandhigeen 4 qof oo meyd ah oo mid kamid…

Read More

AMISOM oo Muqdisho ka Furtay Xero Cusub oo lagu Tababarayo Ciidamada Somalia

Muqdisho,1,6,2016 (QJ/SDN) – Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], ayaa shalay Magaalada Muqdisho ka furay xero cusub oo lagu Tababari doono Ciidamada Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Millat Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira oo Xarigga ka jaray xeradaas, ayaa ka sheegay furitaankii xeradaas in loo isitmcaali doono sidii tababar loogu siin lahaa ciidamada Somalia,…

Read More

HAY’ADDA NISA: Waxaan Toogasho ku Dilnay Madaxii Ciidamada Amniyaadka Al-shabaab

Muqdisho,1,6,2016 (QJ/SDN) – Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Somalia [NISA], ayaa sheegtay inay Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ku dileen howlgal gaar ahaa oo ay ka ka fuliyeen deegaanka Kuunya-Barroow oo ku yaalla Xadka Gobollada Shabeellada Hoose iyo Jubadda Dhexe. Warbaahinta DF Soomaaliya ayaa baahisay in hawl-galka ay fuliyeen ciidamada Sirdoonka Somalia oo kaashanaya Ciidammo Ajaanib ah oo…

Read More

Golaha Wasiirada Wadanka Turkiga Oo Qalinka Ku Duugay In Bil Kasta Somaliya Lagu Caawiyo 2 Malyan Oo Dollar

Muqdisho,1,6,2016 (QJ/SDN) – Golaha wasiirada cusub ee dalka Turkiga  ayaa ansixiyay lacag deeq ah oo bil walba dowlada Turkiga ay siinayso Somaliya ,taasoo gaadhaysa $ 2-Milyan guud ahaanna isku darkeedu ay dhan tahay $ 24 Milyan. Wargeyska Rasmiga ee dowlada Turkiga ayaa maanta oo Talaada ah [Shalay] warkan shaaciyay wuxuuna cadeeyay in lacagahan kaalmada ah…

Read More

SOMALILAND: Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad iyo Xubno Kale

Hargeysa,1,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi ayaa magacaabay guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye iyo xubno golaha dhexe ee xisbigaasi ahaa. Ku: Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere)                                          = Hargiesa = Ku: Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi)                                                = Hargiesa = Ku: Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan)                         = Hargiesa = Ku:…

Read More

Xog Culus: Maxaa ka Jira in Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ku Biirayo Xisbiga Kulmiye,Mase Jirtaa in Saylici lagu Bedelayo? DAAWO

Hargaysa 01.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii Kowaad ka hadlay Warar Sheegaya in Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo haatan ku Sugan Magaalada Hargaysa uu ku Biirayo Xisbiga Kulmiye. Waxaa kale oo Gudoomiye Biixi uu ka hadlay Xidhiidhka u dhexeeya Jabuuti iyo Somaliland,Sababta keentay…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 01.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Wargeyska Caan ah oo Daabacay Sababaha Shirkada DP World u maalgalinayso dekada Berbera

Hargaysa 01.June 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska caanka ah Wall Street Jourrnal ayaa daabacay waxyaabaha keenay in shirkada DP World maalgalin ku sameyso dekada Magaalada Berbera. Warbixinta oo af ingiriisi ku qorneyd ayaa Wargayska Himilo oo aanu Warkan ka so Xiganay waxa uu u badal Afsomali waxayna warbixintu u qorneyd Sidan   Shirkada DP World waxay heshiis…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Britain oo kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho

London, 1,6,2016 (QJ/SDN) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain, Philip Hammond ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu booqasho maalin ah ku yimaado xarunta Somalia ee Muqdisho. Philip Hammond, ayaa la kulmi doona Madaxda Dowladda Soomaaliya, isagoo kala hadli doona Waqtiga kala guurka Doorashooyinka la filayo inay bisha Ogoosto ee sannadkan ka dhacaan Dalka. Sidoo…

Read More

Wefti ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic Mashaariic laga Hirgaliyey Degmada Xudun ee Gobolka Sool DAAWO

“Awow-yaasheen isma gumaysan, Aabayaasheena isma gumaysan inaguna rag is gumaysan karra ma nihin” Xudun 01.June 2016 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Xudun ee Gobolka Sool oo Booqasho Shaqo ay ku Tageen. Weftiga Wasiirka Madaxtooyadu Waxay Xadhiga ka Jareen Mashaariic Horumarineed…

Read More