Agaasimihii Hore Ee Cashuuraha Bariga Somaliland oo Ka Warbixyey Xaalad Cashuuraha Barriga Lixdii Bilood Ee Ina dhaafay
Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – C/raxmaan Jirbiir Cabsiiye waa Agaasimihii hore ee cashuuraha Bariga Somaliland waxaanu wax ka weydiinay habsami u socodka miisaaniyad 2016 iyo halka ay marayso iyadoo la,galay lixdii bilood ee hore C/raxmaan oo arimahaasi ka waramayaa waxuu yidhi Horta dakhigu waa uu wanaagsan yahay waana bil uu hoos u dhaco iyo…
