“Anigu Xagayga Madaxwaynaha Tanaasul Maan Idhaahdeen Laakiin Sharaf Buu Sameeyay ILLahay Baa Madaxnimo U Abuuray”Xaaji Cabdi Waraabe

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe) ayaa ka hadlay tanaasulka Musharaxnimo ee Madaxwayne Siilaanyo waxaanu sheegay xaajigu inaanu  isagu madaxwaynha kula talin ,inuu tanaasulo balse uu si sharaf leh ku tanaasulay  waxaanu ku taliyay in madaxwaynha ka danbeeyaa uu sidiisoo kale noqdo . Xaajiga oo arrintasi ka hadlaya waxa uu yidhi…

Read More

PROF.SAMATAR: ‘’Maalinta Qaran Ee Somaliland Ha Noqoto 26-june, 18-Mayna Maalinta Ku Xigta’’

Hargeysa,30,5,2016 (QJ/SDN) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo in muddo ah dalka dibaddiisa ku maqnaa ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay, isagoona sheegay in uu joogo doonno muddo saddex todobaad ku dhow, isla markaana uu muddadaasi go’aansan doonno xisbiga uu ku biirayo. Axmed Ismaaciil Samatar waxa kale oo uu sheegay in ay jirto maalin…

Read More

Xulkii Somaliland u Matalayay Tartanka Waddamada aan la aqoonsan ee Ka Socda Abkhasiya oo Ciyaartoodii Kowaad Yeeshay iyo Natiijada ay ku dhamaatay DAAWO

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):-Xulka Kubadda Cagta Somaliland ee Ka qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Ayaa Shalay Yeeshay Ciyaartoodii Kowaad, Inkasta oo oo Xulka Somaliland 5 Gool iyo Eber lagaga Guulaystay. Sakeriye Axmed Muxumed Ayaa Waraystay Maxamud Cabdi Xasan (Goofiindhe) Oo Ka Mida Ciyaartoyga Somaliland uga qayb galay Tartankaasi waxana uu waraysigaasi u…

Read More

Gudoomiyaha Ururka Solja oo Nasiib daro ku Tilmaamay Xadhig ay Sirdoonka Somaliland kula Kaceen Laba Suxufi iyagoon u Soo Marin Dariiqii Sharci DAAWO

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa wax lala yaabo iyo nasiib darro weyn ku tilmaamay xadhig af-duub ah oo Shalay Gelinkii hore Taliyaha Sirdoonka Gobolka Maroodi Jeex Mr. Muxsin Aw Cali Uu Kula Kacay Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa Bannaan ee FOORE Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Ibraahim…

Read More

Hargaysa: Suldaan Weyn Oo Taageero u Muujiyay Qorshaha Maalgashiga Dekadda Berbera

Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Bare Xaaji Xuseen Caraale oo kamid ah salaadiinta waa weyn ee reer Somaliland, ayaa taageeray qorshaha maalgashiga Dekada Berabera ,isagoo sidoo kalena fariin u diray bulshada reer somaliland iyo war-xuma tashiilka dhanka xun wax ka eeg.   Suldaan Bare Xaaji Xuseen Caraale oo kamid ah Salaadiinta ugu miisaanka culus ee…

Read More

KAMPALA: Dad Loo Qabtay Weerar Al-shabaab Ku Dishay 70 Qof Oo Lagu Xukumay Xabsi Madaxaa Ha-ku-furto Ah

Kampala, 30 May, 2016-(SDN/QJ) – Maxkamad ku taalla Magaalada Kampala, ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku ridday 5 Ka mid ah 13 Rag ah oo ku eedaysnaa inay ka dambeeyeen oo ay ka shaqeeyeen Weerar Argagixiso oo Al-shabaab Sannadka 2010-kii ka geysatay Caasimadda Uganda ee Kampala. Weerar Qaraxyo ahaa oo Al-shabaab Sannadkii 2010-ka ku qaadday…

Read More

Halkan toos uga daawo ciyaaraha Conifa oo hadda socda Somaliland iyo Sapmi oo ciyaar xiiso leh dhaxmarayso

London29MAY16(SDN/QJ )waxay hada ciyaar xiiso badan dhex maraysaa Teemka Somaliland iyo Sampi Ciyaartan oo hada uu Teemka Sampia hal gool kaga horeyo Somaliland ayaa waxa aad si toosa uga dawan kartaan webka qurbejoog.com Waxa aanu ka xunahay in daawashada internetka lacag laga dhigay oo aanay akhristeyaashu daawan karin, balse warbixinta ciyaarta ayaanu marba si degdeg…

Read More

Qaybtii Labaad Ee  Qodobadda Heshiiska Hordhaca Ah Qaybtiisa Wareejinta Dekedda Berbera Xiisaha ku Lamaan Iyo Turjumidii: Dr Maxamed Siciid Xirsi

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qoddobada heshiiska hordhaca ah ee ay wada galeen xukuumadda iyo DP World, qaybtiisa wareejinta dekedda Berbera oo ka kooban 37 qodob, kuwaasoo 8 ka mid ah aanu idiinku soo gudbinay. Qaybtii qaybtii labaad oo uu turjumay Garyaqaan Sharci Dr, Maxamed Siciid Xirsi waxay u dhigantay sidan….

Read More

SAWIRRO: Itoobiya Oo Si Wayn Looga Xusay Sanad Guuradii 25’aad Ee Kasoo Wareegtay Markii Xukunka Laga Tuuray Keligii-taliye Mengistu

Jigjiga,29,5,2016 (QJ/SDN) – Waxa Maanta guud ahaan si wayn looaga xusay dalka Itoobiya Xuska maalintii xukunka laga tuuray Keligii-teliskii dalkaasi soo xukumi jiray ee Mengistu Haile Mariam. Munaasibado ballaadhan oo maalintan lagu xusaayo ayaana ka dhacay guud ahaanba dal waynaha Itoobiya, iyadoona ay tahay sanad guuradii 25’aad, Haddaba, meelaha sida aadka looga xusay maalintani ayaa…

Read More

XASAN SHEEKH: “Waqooyiga Somalia Mihiimad Qaran ayay Leedahay Dalkuna Waa Mid”

Muqdisho,29,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay midnimadii Somaliland iyo Somalia soo celinayaan,waxaanu tilmaamay in duruufihii burburkii dawladnimo lagu kala duwan yahay. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa sheegay in midnimadu mihiimad qaran leedahay,isagoo ka hadlayay barnaamij ka baxa Telefishanka afka xukuumadda Somalia ku hadlaya oo warbaahinta Toosh soo xigatay. “Arrinta waqooyiga Somalia [Somaliland]mihiimad…

Read More

Xogo Hoose Oo Shaaca Ka Qaaday Qaabka Loogu Kala Hagaagay Woxogaagii Yaraa Ee Somaliland U Soo Hadhayey Ee 35%-Ka Ahaa

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Inkasta oo aan si fiican looga wada bogan oo aanay dibada usoo wada bixin waadixnimada nooca uu yahay iyo sida uu u dhigan yahay Heshiiska Dekeda Berbera ee Shirkada DP-World kula wareegayso,Haddana Tibaaxaha hor dhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in dhinaca Somaliland sheerka ay ka helayso heshiiskaasi ee ah…

Read More

War Deg Deg ah Laanta Sirdoonka Somaliland oo Badhtamaha Hargaysa ka Qafaashay Laba Wariye oo ka Tirsan Warbaahinta Madaxa Bannaan

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka sirdoonka Somaliland ayaa gudaha magaalada Hargeysa goor dhawayd ka qabaafshay laba wariye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan,labadan wariye oo kala ah C/rashiid Sheekh C/wahaab Sheekh Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Wargayska Foore iyo sidoo kale Cabdi Xasan oo ah Madaxa Dhaqaalaha Bulsho Tv, Afduubka labada wariye oo ka dhacay agagaarka…

Read More

Golaha Ammaanka ee QM oo Wakhtiga u Kordhiyay Hawl-galka Ururka Midowga Afrika ee Somalia

Muqdisho,29,5,2016 (QJ/SDN) – Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya. Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay ugu…

Read More

Warbixin Xiiso Leh Oo  Xaaladda Guud Ee Somaliland Iyo Dedaalkeeda Aqoonsi Raadinta Uu Ka Qoray  James Jeffrey

Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):- Suxufiga la yidhaahdo James Jeffrey oo ka mid ahaa suxufiyiintii warbaahinta  caalamiga ahayd ee ka soo qeyb gashay munaasibaddii 25 guurrada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa warbixin ku faah-faahiyay waxyaabihii Somaliland u tisqaaday rubuc qarnigii ay xornimadeedii kala soo noqotay Soomaaliya iyo siday beesha caalamku…

Read More