Maxkamada Sare ee QM oo Dhagaysan Doonta Dacwada Xaduuda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Hague016,28,5,2 (QJ/SDN) – AMaxkamada QM ee THE HAGUE, Netherlands, ayaa sheegtay shalay inay dhagaysan doonto dacwada kusaabsan muranka xadduuda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwadaas ayaa waxaa la qaadi doonaa bisha 9aad ee sanadkaan 2016 markaas oo lagu wado in la kala caddeeyo dalka labada dal ay raaceyso qeybta laisku hayo halkaas…

Read More

DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Maanta Socdaal Ku Tagay Degmada SALLAXLEY Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

Hargeysa,28,5,2016 (QJ/SDN) – Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga mucaaridk ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa ay saaka safar ugu baxeen degmada salaxley iyo deeganada hoos yimaada ee gobalka Maroodi-Jeex . https://www.youtube.com/watch?v=nG8kyis-r6U

Read More

Bank KI Moon: Dhaqaalihii Deeq Bixiyeyaashu Waa Kordhay Laakiin Naxariistoodii Ayaa Hoos u Dhacday

Istanbul,28,6,2016 (QJ/SDN) – Shirkii dhawaan lagu soo gabagabeeyay Istanbul ayaa xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon wuxuu ka sheegay in dhaqaalihii deeqbixiyeyaashu uu aad u kordhay balse naxariistoodu hoos iminka ay u dhacday xilli weliba dhibaatooyinka baniaadminimo caalamka oo idil ay kordheen oo dalal badan sida Suuriya iyo Ciraaq ay qaxooti badan kasoo qulqulayaan…

Read More

Halkee Ayuu Ku Danbeeyay Riiggii Banka Qool-cadey?

Hargeysa,27,,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo ay dhawaan uun ahayd markii ay deegaanka banka Qool-cadey ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo dadka shacabka ah ee deegaankaasi, kaddib markii ay xukuumadda Somaliland halkaasi gaysay riig la sheegay in uu hor-u-dhac u ahaa mashruuc lagu xidhaayay seeraha banka Qool-cadey. Isku-dhacaasi dhex-maray ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka…

Read More

Waa Sidee Xaaladda Waxbarashada iyo Ta Masjid-jaamaca Magaalada KAAM-ABOKOR?

Hargeysa, 27,5,2016 (QJ/SDN – Xaaladda waxbarasho ee magaalada KAAM-ABOKOR ee degmada Daruur gobolka Jarar ee DDSI ayaa ah mid meel fiican maraysa, iyadoona waxbarashad maadiga ah ee magaaladaasi ay ku tallaabasatay horumar ballaadhan. Macallin Daa’uud Aw-Faarax oo ka mid ah macallimiinta magaalada Kaam-Abokor ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Shabakadda GaloolMedia ku sheegay in xaaladda…

Read More

DAAWO: Dawladda Soomaaliya oo Magacowday Safiiro Uu Yuusuf Garaad ku Jiro

Muqdisho,27,5,2016 (QJ/SDN) – Kulanka Golaha Wasiirada  oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ugu horeyn waxaa lagu soo dhoweeyay xeerkii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku meel mariyay hanaanka doorashada dadban ee sanadkan 2016, taasoo horay Xukuumadda ugu gudbisay baarlamaanka, balse markii ay adkaatay ansixinta Baarlamaanka uu Madaxweynuhu xeer uu soo saaray ku meel mariyay….

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Muqdisho,27,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay ergada suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka kala timid gobollada dalka isalmarkaana ka qeyb gashay shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo hoggaanka cusub ee NUSOJ. Xasan Sheekh oo hadlay ayaa ugu hambleeyey saxaaafadda sida dimuquraadiyada leh ee ay u doorteen hoggaanka cusub. Madaxweynaha ayaa sheegay…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Si Cadho ka Muuqato uga Jawaab Celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa si Cadho ka Muuqato uga Fal celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Sheegay in Sababo amni uu Gudoomiyaha Gobolkaasi uga soo baxay Magaalada Laascaanood. https://www.youtube.com/watch?v=LA3tsTi6FZA

Read More

Kooxda Khaatumo ee Prof Galaydh oo Deegaanada ay ku Sugan yihiin ka Mamnuucay Hay’ado Caalami ah Fadhigeedu yahay Hargaysa DAAWO

Buuhoodle 27,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in deegaanada maamulkiisu uu ka taliyo ay ka mamnuuceen haayado fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, Hayadahan ay sheegeen in ay ka mamnuuceen deegaanadaasi ayaa waxa ka mid ah WFP,DDG,iyo Haayada kale ee DRC. https://www.youtube.com/watch?v=vadGvcaLZbI

Read More

Somaliland: Imisa Arday baa U Fadhiisanaya Imtaxaanka Shahaadiga Ah Oo Beri oo Sabti ah loo fadhiisan doono? DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa ku dhawaaqay Goorta loo fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare/dhexe ee 2015-2016-ka. Ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah, ayaa Tiradooda ku sheegay 25 kun. https://www.youtube.com/watch?v=u56J1Wzbi2A

Read More

Ninkii Ugu Hantida Badnaa Dunida, Manza Musa dhalashadiisa iyo Halka uu ka Soo Jeedo DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Sida la ogyahay xiligan ganacsade Bill gate ayaa ah ninka ugu hantida badan caalamka isagoo haysta adduun gaadhaya 80 Bilion oo doolarka Maraykanka ah, laakiin taa darteed ma noqonayo ninkii ugu qanisanaa ee taariikhda dunida soo mara, ninkii ugu qanisaa ama ugu hantida badnaa ee taariikhda soo maraa waxa uu ahaa…

Read More

Gantaalaha Ugu Ridada Dheer Saanadda Ciidamada ,Qaabka uu u Xanbaaro Madaxyada Neuclier-ka DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena xogta dahsoon waxa aynu ku soo qaadanaynaa shanta gantaal ee ugu ridada dheer sawaariikhda qaybta ka ah saanadda millateri ee ciidamada, gaar ahaan dalalka waaweyn ee caalamka. Gantaalahaas oo xambaari kara madaxyada neuclier-ka isla markaana dagaal socda ku soo gebagebayn kara muddo 30 daqiiqo ah. https://youtu.be/V4XQsyvOA1w

Read More

Doon Macmal ah oo Siday Boqolaal Ruux oo Muhaajiriin ah,Muuqaalo Dhiilo Sid ah Iyo Sida Loo Badbaadiyey SAWIRO/DAAWO

Roma 27,May 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa badbaadiyey boqolaal muhaajiriin ah oo u badan dalalka africada galbeed kuwaasi oo doontii ay saarnaayeen kula gadoontay gudaha Badda Midatareniamka, Ciidamada talyaaniga ayaa soo bad badaiyey dadkasi waxanay ka qaadeen sawiro iyo muuqaalo kala duwan oo muujinaya khatarta ay xiligaasi ku sugnaayeen Muhaajiriintaasi, Muuqaalka oo uu sii…

Read More

Ismaandhaafkii Gudoomiye Faysal Iyo C.raxmaan Cirro oo u Jihaysay Kala Mudnaanta Xusaska 18 May iyo 26 June.

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyay inay u dhug yeeshaan taariikhada u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia sidoo kalana ogaadaan maalmaha 18may iyo 26 juun waxa ay ku kala duwan yihiin . Waxaanu yidhi Faysal Cali Waraabe “Somaliland Iyo Somaliya waxay ahaayeen laba dal ,shacabkaygiiyow…

Read More