“Anagu Ma Ogolin In Madaxweynahayaga La Aflagaadeeyo, Mana Jeclin In Madaxweyne Siilaanyo Iyo Oridiisa La Aflagaadeeyo” Safiirka Somaliland ee Jabuuti DAAWO
Hargaysa 29.May 2016 (SDN/QJ):-Safiirka dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti xili muddooyinkan ay dood ka taagnayd hab maamuuskii loo qaabiley madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo markii uu ka qayb galayay xafladii caleemo saarka madaxweyne Geele horaantii bishan. Ambassador Xuseen Cumar Kawaaliye oo waraysi gaar ah…
