SAWIRRO: Roobab Dabeylo wata oo Khasaare Xooggan ka geystay Degmada Taleex ee Gobolka Sool
Taleex, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Roob dabaylo iyo Danab wata, ayaa Waxyeello xoog leh soo gaarsiiyey deegaanno kala duwan oo degmada Taleex ee gobolka Sool ka tirsan, taasoo dhimasho, dhaawac iyo mid hantiyeedba isugu jirta. Roobkan oo habeenimadii xalay ahayd maasheegey degmada Taleex ayaa waxay baabi’iyeen 40-guri iyo tiro aan la hubin oo ah Sandaqadaha Ganacsiga…
