DHAGEYSO: ‘’Waxa dhawaan la Qaban doonnaa Shirka Maal-gashiga Ina-Guuxaa oo cid walba u furan’’ Cali Sanyare
Hargeysa, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiir hore Cali Ibraahim Maxamed [Sanyare] ahna guddoomiyaha Guddida Mashruuca Waddada Cad ee Hargeysa illaa Ina-Guuxaa ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la qaban doonno shirka Maalgashiga magaalo Xuduudeedka Ina-Guuxaa. Cali Sanyare waxa uu sheegay in magaalada Ina-Guuxaa oo ah magaalo xuduudeed muhiim u ah dhanka ganacsiga ee waddamada Somaliland iyo…
