Madaxweyne Gaas oo Xilkii Ka Qaaday Taliyaashii Booliska Iyo Birmadka

Garowe, 15,5,2016 (QJ/SDN) –  Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xilalkii ka qaaday taliyihii Ciidanka Booliska Puntland Cadirisaaq Maxamuud Yuusuf Af-guduud iyo Taliyihii ciidanka Birmadka Cismaan Xasan Cuuke . Waxaana Taliyaha Booliska si kumeel-gaadh ah loogu magacaabay Cabdulqaadir Faarax Shire  oo ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska. lama Sheegin sababta xilka looga…

Read More

WAR DEG DEG AH : Maamul Goboleed Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Somaliland Gudaheeda

Xingalool, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Deegaanno ka tirsan Somaliland gaar ahaan bariga gobolka Sanaag ayaa lagaga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo loogu magic-daray Woqooyi-Bari Soomaaliya. Maamul goboleedkan ayaa la sheegay in ay ka danbeysay kaddib shirar muddooyinkii ugu danbeeyay deegaannadaasi uga socday dadka deegaanka, iyadoona maamulkaasi isla maantaba loo doortay madaxweyne. Waxaana wararkii ugu danbeeyay ee…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Baarlamaanku Waa in uu dar-dar-geliyo Meel-marinta habka Doorash

Muqdisho, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud – ayaa Baarlamaanka Federaalka Somalia, ugu baaqay, in iyadoo la eegayo xilliga yar ee harsan loo baahan yahay in la fududeeyo meel-marinta hannaanka dooranshada Sannadkaan lagu jiro ka dhici doonta dalka. Xasan Sheekh, ayaa hadalkaan ka jeediyay kulan gaar ah oo uu maanta ka dhacay Guddiga…

Read More

Dawladda Itoobiya Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Imaaraadka Carabta iyo Somaliland

Hargeysa,15,5,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Itoobiya ayaa soo dhawaysay heshiiska dekedda Berbera ee dhex maray dawladda Somaliland iyo shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta. Haya’dda dawladda Itoobiya u qaabilsan arrimaha dekedaha ee EMAA ayaa sheegtay in heshiiskaasi muujinayo inuu fursad u yahay dadka shixnadaha kala duwan kala soo dega dekedda Berbera ee Somaliland. Agaasimaha hay’adda…

Read More

Diyaaradaha Caalamiga Ah Oo Laga Mamnuucayo Hawada Kenya

Nairobi,15,5,2016  (QJ/SDN) – Maamulka Duullimaadka Diyaaradaha Maraykanka (US Federal Aviation Administration (FAA) ayaa dabada ka riixaya  sidii ay Ururka Caalamiga ee Duullimaadyadda Rayidka “The International Civil Aviation Organisation (ICAO) ugu dhawaaqi lahaayeen inaanay ammaan ahayn Hawada Sare ee Kenya, loona aqoonsado inaanay ammaan u ahayn inay Diyaaraduhu  ku degaan  Garoomadda Kenya ama dul maraan Hawadda dalkaasi….

Read More

Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Saaka ee Xogwarankii Axmed Cumar Jees DHAGAYSO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ku Haftay Su’aalo ay Warbaahintu la boobtay Xili uu Shir Jaraa’id qabtay DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid ahayd heshiiskii Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland la soo galay shirkad laga leeyahay Waddanka Imaaraadka Carabta oo maalgashi ka samaynaysa Dekada Berbera iyo Hirka ama Godka Cusub ee uu u Guuray…

Read More

Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo soo dhawayn u qabtay Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Ucid iyo Gudoomiyaha Qarada Yurub iyo KU XIgeenkiisa waxana kala soo qayb Galay Gudoomiye Faysal Dawasho Wacan Sawiro

London!5May16(SDN/QJ)Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xaflad casho sharaf oo lagu soo dhawaynayey Xubno Cusub oo misaan ku leh Gayiga Somaliland ku soo dhaweyey Xafladan oo ka duwan xafladahii hore ayaa waxa goobta lagu soo dhaweyey Xubno misaan ku leh gobolada Bari oo dhawaan loo magacabay Xilal ,. xafldan oo mid aad u heer sareesay ayaa…

Read More

“Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Wixii Loo Baahna In Laga Wada Hadlo Lama Soo Dhigin Miiska, Waxa Lagu Meereysanayaa Qodobo Aan Daruuri Ahayn…” Wasiirka Gaashaandhiga S.land

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in ilaa hadda qodobo lagu qanco oo ka soo baxay aanu jirin, isagoo tilmaamay in Somaliland iyo Somaliyaba ku meeraysanayaan qodobo aan muhiim ahayn, waxaanu Somaliland kula taliyay inay abaarto halka loo baahanyahay….

Read More

Wasiirul Dawlaha Duulista Hawada iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Wada yeeshay Dood adag oo ku Saabsan Dhaxal Wareejinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah Xubin ka Tirsan Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa aragti kala fog ka bixiyey Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la Gashay Shirkada Dubai World Port taas oo Maalgalin doonta lana…

Read More

Waraysi Xiiso Badan Afhayeenka Maamulkii Cusuba Ee Maakhir oo Sheegay inay wadaan Qorshe Lagu Midaynayo Khaatumo & Maakhir DAAWO

Badhan 15.May 2016 (SDN/QJ):- Nin sheegtay inuu yahay Afhayeenka Maamul Cusub Axmed Maxamed Maxamud Jebiye oo laga samaynayo Gobolka Sanaag oo Lagu Magacaabo Maakhir State ayaa Sheegay inay ku hawlan yihiin qorshe lagu midaynayo Maamulkooda iyo ka Kooxda Khaatumo. https://www.youtube.com/watch?v=80FbXrfcpgA

Read More

“Heshiiska Dekeda Berberi Waa Xaaran,……Madaxweyne-Siilaanyo-na Maxkamad ha lagu soo Taago….” Mujaahid ooto-biixi

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Maxame Biixi Caali “Ooto” oo ka tirsan masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga WADDANI ayaa naqdiyay Heshiiska ay xukuumadda Madaxweyne-Siilaanyo ku kireysay Dekedda Berbera,isaga oo ku tilmaamay inaanu ahayn wax u danna umadda iyo dalka-ba. Ooto Biixi waxa uu saluugay qaabkii meeqaamka hoose ahayd ee Madaxweyne-SIILAANYO lagu qaabilay Xafladii Caleemo Saarka…

Read More

Dadweynaha Reer Jabuuti oo Dareen Cadho Leh ka Muujiyey Xukuumad uu Soo Dhisay Madaxweyne Geele DAAWO

Jabuuti 15.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Jabuuti ayaa, wajahay xaalada adag oo siyaasadeed ka dib markii uu soo dhisay ,Xukuumad ka Cadhaysiisay Dadweynaha Reer Djabuuti Xukuumadan ayaa, u badan Qoyiska uu ka soo jeedo Madaxweyne Geele , Madaxweynaha ismaaciil Cumar Geele oo ah dilaaga afrika isle markaana ku caan baxay shirqoolada lagu dilo siyaasiyiinta ka soo…

Read More

“Qorshaha Iyo Heshiiska Horumarinta Dekadda Berbera Waa Maalgashiga Ugu Weyn Ee Naruuro geliyay Bulshadda” Xildhibaan Mubaarig (Bidhi)

Burco 15.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha deegaanka Magaaladda Burco, ayaa sheegay in heshiiska xukuumadda Somaliland la gashay shirkadda Imaaraadka carabta laga leeyahay ee DP world ee casriyaynaysa dekadda Berbera ay tahay mashruucii ugu weynaa ee naruuro geliyay bulsho weynta Somaliland. Xildhibaan Mubaarig Bidhi, waxa uu sheegay in mashruuca…

Read More

Bulshada ku Dhaqan Caasimada Hargaysa oo Isu diyaarinaya Sidii ay u Weynayn lahaayeen Xuska 18 May DAAWO

Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Guud ahaan Gobolada Somaliland waxaa ka socda u diyaar garow Xoogan oo ku Wajahan Xuska Munaasibada qaran ee 25 Guurada ka soo wareegtay Markii Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax bannaanideedii, Magaalada Hargaysa ayaa ka mid ah Magaalooyinka sida weyn looga diyaar garoobay.

Read More