Xbadjoojintii Qaza oo laba cisho lagu daray
Gaza November 28, 2023 (QJ) -Mareykanka ayaa sheegay in koox dhawaan isku dayay in ay qabsadaan markab xamuul oo Israa’iil laga leeyahay dhamaadkii asbuucii lasoo dhaafay ay u badan tahay in ay ahaayeen burcad badeed Soomaali ah halkii hore looga moodayay in Xuutiyiinta Yemen ay weerrka geysteen. afhayeenka Pentagon-ka Brigadier General Patrick Ryder ayaa sheegay…
