Turki oo lagu caadaadinayo in ay tilaabo sharci ka qaado wiilka Xasan Sheekh
Istanbu December 12, 2023 (QJ) -Dowladda Turkiga ayaa cadaadis lagu saarayaa inay baaritaan dhab ah ku sameyso dhacdo la xiriirta qof ku dhintay Istanbul, kaddib shil baabuur oo dhacay 6-dii December. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Yunus Emre Gocer oo 38 jir ahaa kuna shaqeysan jiray Mooto uu jiiray gaari uu watay Maxamed Xasan Sheekh…
