Hawlgal lagu dilay hogaamiye ka tirsan Al Shabaab
Muqdisho December 17, 2023 (QJ) -Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa gobolka Jubbada Dhexe. Howlgalka oo ka dhacay gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa lagu dilay taliyaha oo la sheegay in uu hoggaaminayay falaagada Al-Shabaab. “Tani…
