Cutub ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo Loo Carbiyay Ka Hortaga Rabshadaha DAAWO

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Taliska Guud ee ciidanka Booliska jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku soo bandhigay xarunta ciidanka birmadka ee magaaladda Hargeysa cutub ka tirsan ciidanka booliska oo loogu tallo-galay inay ka hawl-galaan rabshadaha. Ciidankan oo aad u tabobaran waxa lagu qalabeeyay agab casri ah oo loogu tallo-galay inay kaga gaashaantaan xilliyada rabshaduhu dhacaan, kuwaasi oo…

Read More

Wasiiro Ceeb U Soo Jiiday Xukuumadda Siilaanyo, Goob Cidlo Ahna Kaga Soo Cararay Dhaggax Dhigga Garoon Labaad Oo Kubadda Cagta Ah Iyo Xildhibaan Booskoodii Buuxiyay

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Koox Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay ku kacay Fal culus oo ceeb iyo Fadeexad ku ah Xukuumadda ay ka tirsan yihiin kadib markii ay ka soo yaaceen Xaflad lagu macsuumay oo lagu dhagax dhigayay Dhismaha Garoon labaad oo Kubada Cagta ah oo Woqooyiga Magaalada Hargeysa laga…

Read More

Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM Oo Somaliland Ka Diyaarisay Muuqaalo Been Abuur Ah Oo Wax Loogu Dhimayo Sumcadda  Dalka

Turin, 6 May, 2016-(SDN/QJ):–  Hay’adda qarramada Midoobay u qaabilsan socdaalka ee la yidhaahdo IOM, ayaa Somaliland ka baahisay muuqaallo iyo warbixin been abuur ah oo ay ku dhaawacayso sumcadda Jamhuuriyadda  Somaliland,waxay ku baahisay  sawiro lagu sheegay in magaalo xeebeeda Berbera si sharci darro ah looga tahriibiyo dadka taasi oo ah mid waxba kama jiraan ah….

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Jawaab ka Bixisay Magacaabista Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somalia oo uu Noqday Garyaqaankii Guud ee Somaliland+ Dareenka Mucaaridka DAAWO

Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Xukumada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay magacaabista gudoomiyaha maxkmada sare ee Somaliya kaasi oo maalintii shalay ahayd uu madaxwaynaha Somaliya Xilka jagada gudoomiyaha maxkamada sare u magacaabay Dr Ibraahin Iidle Saleebaan oo hore uga tirsanaa xukumada Somaliland isla markaana ahaa Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somalilnad jagadaasina iska casilay laba…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Qabatay 137 Tahriibayaal Itoobiyaan Ah Iyo Gaadiidkii Lagu Siday

Wajaale, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley ku qab-qabtey Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo Tiradooda lagu sheegay 137 Rag iyo Dumar ah.   Dadka oo sifo Sharci daro ah Dalka ku soo galay, Isla-markaana doonayey inay soo gaadhaan inay u soo gudbaan dhanka Caasimadda Hargeysa iyo Magaalooyinka kale Dalka,…

Read More

”Somaliland wax heshiis ah ma gali karto ilaa ay aqoonsi hesho” Siyaasi Cali-Kubado

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa markii ugu horaysay wuxu hadlay shirkad Soomaaliland ka sahaminaysa Shidaal taas oo dhawan heshiis la gashay madaxwaynaha Soomaalilanad.   Cali-Khadar Xasan Cismaan(Cali-kubad), Guduoomiye ku xigeenkii hore gudiga doorashooyinka Somaaliland ayaa xusay  Somaliland inaysan heshiis Caalami ah galin karin ilaa ay ka hesho…

Read More

Dekedda Berbera: Danaha Is Diidan ee Ethiopia iyo Masar, Somaliland Wax Ma Uga Meel Yaalaan? Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid ayaa isagoo daba socda Qoraal uu Suxufi lagu Magacaabo Gregory Copley ka qoray Ciyaarta Dekedaha Geeska Africa oo dalal badani Siyaasado fog ay ka leeyihiin isla markaana damacyo qarsooni ay ku dhex duugan yihiin ayaa Cali Guray Wuxuu si…

Read More

Wasiirul dawlaha Duulista Somaliland oo Sheegay In Shandad Lagala Cararay Mar uu Ka Soo Degay Madaarka Hargeysa

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Nuur Faahiye, ayaa ka hadlay horumarka uu gaadhay madaarka caalamiga ah ee Hargeysa.   Md. Axmed Nuur Faahiye oo ka qaybgalay shir ay bil kasta dhammaadkeeda isugu yimaadaan masuuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo shaqaalaha madaarka Hargeysa oo qabsoomay shalay, waxa…

Read More

CIA oo banaanka soo dhigtay 30 buug oo yaab leh oo uu akhrisan jiray Osama Binu-ladin

Washington, 6 May, 2016-(SDN/QJ):–   Sirdoonka ayaa markii ugu horaysay sii daayay sir ay hayeen oo kusaabsan dhaqamadii Cusaama Bin Laden iyo waxyaabihii ay ka heleen gurigiisa markii ay dileen.   Waxyaabaha yaabka leh ee gurigiisa laga helay ayaa waxaa kamid ah in 30 buug ay saarnaayeen maktabadiisa guriga ugu taallay.   Arimaha kale laga helay…

Read More

Dan-yarta Puntland oo uu saamayn xun ku yeeshay sare u kaca sarifka iyo maciishadda

Garowe, 6 May, 2016-(SDN/QJ):–   Magaalooyinka Waa weyn ee Puntland Sida Garowe iyo Boosaaso waxaa ka dhacay isu soo baxyo ay dadka ganacatada hormuud ka yihiin kuwaas oo ay ku codsanayaan in dib loo dajiyo lacagta dollarka oo kor u kacday.   Magaalooyinkan mudaharaadyadu ay ka dhaceen ayaa waxaa qiimuhu uu kacay laba jibaar maciishada duruuriga…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka fal celiyay dhawaqii Dawlada Kenya iyo Safarkii Turkiga

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Xafiiska ay Dawladda Kenya sheegtay inay Somaliland ka furaynayso ee hoos tagaya xafiiskeeda Muqdisho, waxaanu Wasiirku sheegay inay Dawladda Kenya isku ogaayeen xafiiska ay Somaliland ka furanayso, balse ilaa hadda aanay soo sheegin faah faahin ku saabsan Xafiiskan. Wasiirka…

Read More

Kulankii Dhex maray Madaxwayne Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin ka socda Dalka Jeejniya SAWIRO

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley  Mudane, Ziyad Sabsabi oo xubin ka ah aqalka sare ee xidhiidhka Ruush-ka, isla markaana ah ku xigeenka gudoomiyaha guddida cilaaqaadka dibeda ee aqalka sare ee federaalka Ruush-ka, oo dalka keenay deeq raashina oo uu kaga wakiil yahay jimciyada…

Read More

Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka leh Xilka qaadista Gudoomiyihii Maxkamada Sare Mr Ilka Xanaf DAAWO

Muqdisho 05.May 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah mudanayasha Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya ayaa kadib xil ka qaadistii gudoomiyihii hore Maxkamada Sare waxay isugu yeerteen kulan deg deg ah oo ay uga soo horjeesteen xil ka qaadista. Gudoomiyaha Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ku wargaliyey mudanayaasha kulan deg deg ah oo…

Read More

Wasaaradda Awqaafta Somaliland oo Fasiraad ka Bixisay Faa’iidada doorashooyinka iyo Sharcinimadeeda DAAWO

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Shir jaraa’id oo ay Xaruntooda ku qabteen Waxay Bulshada Somaliland Gaar ahaan kuwa Gobolka Maroodijeex ugu baaqeen inay si balaadhan ugu soo baxaan ka qayb qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha isla markaana aanay dheg u dhigin dadka siyaabaha khaldan uga hadlay qaadashada Kaadhka…

Read More

Bulshada ku Nool Degmada Salaxlay Oo Maanta Weftigii Sama-wade Si Ballaadhan U Soo Dhaweeyey

Salaxley 05.May 2016 (SDN/QJ):-Weftiga Sama-wade ee uu hoggaaminayey guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga WADDANI ahna ku simaha guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa gaadhay maanta degmada Salaxley ee gobolka maroodi-jeex,halkaas oo si meeqaam saraysa loogu soo dhaweyey weftiga. Md:Axmed Muumin Seed iyo weftiga Sama-wade ee uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn aan loo kala hadhi kala kulmay…

Read More

Kormeerkii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ee Diwaangalinta Codbixiyayaasha Degaanada Salaxlay

Hargaysa 05.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar qaatay labo cisho, ku soo maray Deegannada Hoos taga Degmooyinka Salaxley iyo Sabo-wanaag Ee Gobolka Maroodijeex  . Ujeeddada Safarka Gudoomiyaha ayaa ku qottontay sidii uu Gudoomiyuhu ugu kuur gali lahaa una soo kormeeri lahaa goobaha Diinwaangalintu…

Read More

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Warbixin laga Dhagaystay Wasaaradda Gaashaandhigga

Muqdisho, May 5, 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke. Kulankan ayaa ugu horeyn warbixin looga dhegeystay Wasaaradda Gaashaandhigga taasoo faah faahin ka bixisay howlgalada ay wadaan ciidanka Xooga Dalka ee looga sifeynayo kooxaha nabadiidka Al shabaab degaamada…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Amar Ka Soo Baxay Guddi Loo Gudbiyey DACWAD Isaga Ka Dhan Ah, Dhex-dhexaadin Laga Galo Khilaafka UCID & Jamaal Oo Afka Ka Xidhay

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Guddoomiyaha Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Ciyaale ayaa soo saaray qoraal amar ah oo uu farayo labada garab ee xisbiga UCID ee uu khilaafka u dhaxeeyo, islamarkaana ay dacwadoodu hor taallo Guddida diwaangalinta. Qoraalkan oo nuqul ka mid ah uu helay Shabakada Qurbejoog.com ayaa uu ku…

Read More