Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo u ambo baxay Dalalka Jabuuti iyo Isu taga Imaaraadka SAWIRO

Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta ka Dhoofay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa isagoo u sii Jeeda dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka Carabta.   Socdaalka Jabuuti ee Madaxweyne, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefdiga weheliyaa waxay kaga qaybgalayaan dalka Jabuuti caleemo-saarka…

Read More

“Malaa Xamar buu Doonayaa Qofka Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Diidaa” Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley diwaangalinta cod bixiyaasha ee ka socota gobalka Maroodi-Jeex oo ah mid gaabis u socota . Muddane Muuse Biixi waxaa uu ku sifeeyey qofka diwaanaglinta diida qof xamar ku sii socda oo Somaliland diid ah waxaana uu yidhi “Laga…

Read More

“Dadku Waxay ka Daaleen Doorasho iyo Balanqaad Been ah” Sheekh Aadan Siiro DAAWO

Hargaysa 07.May 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ee Wakhtigan ka socota Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu ka jawaabay Hadallo qaar ka mid ah Culimada Dalku ku sheegeen in Diiniyan Diwaangelintu khalad tahay. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo dhammaantood khuseeya Somaliland,…

Read More

DHAGEYSO: ‘Ma doonayo in shaqo jacaylkayga uu dalku u galo khilaaf siyasadeed iyo mid Dastuur’ Ilko-Xanaf

Muqdisho, 7,5,2016(QJ/SDN) – Guddoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee dalka Soomaaliya, Ceydiid C/llaahi Ilka-Xanaf oo shir jaraa’id xalay ku qabtay Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegay inuusan doonayn in dartiis uu dalku qalalaaso siyaasadeed iyo mid dastuur u galo. Avv. Ilka-Xanaf ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo xil ka qaadista Madaxweynaha, isla markaana uu diyaar u yahay inuu…

Read More

Saddex Wasiir Iyo Maareeyaha Dekedda Oo Madaxweynaha Kaga Sii Horeeya Imaaraadka

Hargeysa, 7,5,2016 (QJ/SDN) – Saddex wasiir oo kala ah wasiirada madaxtooyada Maxamuud Xaashi, arrimaha dibadda Sacad Cali Shire iyo qorshaynta Cali Salaan Jirde, oo uu weheliyo maareeyaha dekedda Berbera eng. Cali Xoor-xoor, ayaa khamiistii socdaal ku tagay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Weftigan ayaa waxa ay ka sii horumarayaan Madaxweyne Siilaanyo oo Isniinta toddobaadkan isna…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Safar Ugu Kicitimaya Wadanka Djibouti

Hargeysa, 7,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta socdaal ku tagaya dalka Djibouti, si uu uga qayb galo munaasibadda caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele. Munaasibadda caleemo saarka Madaxweyne Geele oo qabsoomaysa Axada beri haddii Alle idmo, ayay dawladda Djibouti ku casuuntay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo madax kale oo ka tirsan…

Read More

Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan-faroole Oo Si Rasmi Ah Loogu Casuumay Maalinta 18-May

Hargeysa, 7,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay madaxweynayaashii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed iyo maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ku martiqaaday dabaal-degga maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May ee sannadkan. Ilo xogogaala ayaa wargeyska Geeska Afrika u sheegay in labada siyaasi ee reer Somaliya si rasmi ah loo gaadhsiiyay martiqaadkan islamarkaana ay…

Read More

Gabo-Gabada Muddo Xilliyeedka Madaxtooyada, Danaha Dhaqaale Ee Imaaraadka Iyo Ujeeddada Safar loo qorsheeyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Wafti Ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Siilaanyo) ayaa la filayaaa inay u ambo baxaan Caasimadda waddanka Imaaraadka Carabta ee Abu Dahabi halkaasi oo la filayo in maalmaha soo socda ay ku sugnaadaan.   Ilo-wareedyo ka ag dhaw ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in…

Read More

Wajiga Hore Ee Mashruuca Internet-Ka Cable-Ka Cummaan, Somaliland Iyo Itoobiya Oo Guul Ku Dhammaaday Iyo Faa’iidada Somaliland Ugu Jirta

Muscat, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Sahankii Xadhiga Cable-ka Internetka ee Lagu samaynayay Xeebta Badda Cas ee Magaalada Berbera ayaa wajigiisii hore si guul ah gabogabo ugu dhammaaday iyada oo qorshaha Xadhiga Xambaara Hirarka Internetka ee G2A Undersea Fiber-optic Cable Ku dhaw yahay dhammaad isaga oo guda gali doona wajigiisa labaad oo ah sidii loo bilaabi lahaa…

Read More

Prof Cali Khaliif oo Habaar la Miciinsaday Cidii Warar Basaasnimo ah ka qaada DAAWO

Buuhoodle, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Hogaamiyaha Kooxda Prof Cali khaliif Galeyr ayaa waxaa uu gaadhay deegaanada Dandan ,Bali cad Ee Gobolka Cayn . Deegaanada Cali khaliif uu socdaalka ku tagay waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Maamulkiisa Kuwaas oo ugu danbeyntii Khaatumo ku wareejiyey Ciidamo dhawan tababar loo soo Xidhay. Cali khaliif ayaa kula dardaaramy ciidamadiisa…

Read More

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo niyad jab ka muujiyay Masuuliyiinta Somaliland ee Wali Aamin Somaliweyn

Hargaysa 06.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa niyad jab ka muujiyay mabda’a muwaadiniinta Somaliland ka aaminsanyihiin Gooni isu taaga Somaliland.   Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in muwaadiniinta Somaliland aanay ka dhab ahayn mabda’a somalilandnimadu taasina ay keentay inay ka fikiraan halka ay ka helayaan shaqo iyo lacag….

Read More

Xukuumada Somaliland oo Qorshe Saxiix Hal Milyan oo Qof ka Bilawday Magaalada Borama kaasi oo ay Ictiraaf Dunida kaga Doonayso DAAWO

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Xukuumada Somaliland ayaa ka Bilowday Deegaano badan oo dalka ah Sidii ay u heli lahayd Saxeexa Bulshada oo dhan Hal Milyan oo qof si ay u iibgayso qaranimadda Somaliland oo haatan u dabaal degi doonta 25 Guuradii ka soo wareegtay markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay in dib loo soo celiyey Madax…

Read More

Xulashada Madaxweyne Siilaanyo ee Qofkii Badali Laha Taliyihi Ciidanka Bada Ee La eryay oo Loolan Culus kala dhex dhigtay Beeshii uu ka Soo Jeeday.

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):–  Madaxweyne Siilaanyo ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay qorsheynaysay sidii Mansabyada Xilalka Qaranka ee Golaha Wasiirada Wasiir Sadexaad oo kasoo jeeda Ardaaga Cali Khaliif Galeydh loogu soo kordhin lahaa Beelaha (Dhulbahante), ee ku abtirsada Gobolada Sool iyo Buuhoodle Islamarkaana, loo buuxin lahaa jagadii Xilkii Taliyihii Ciidamada Badda ee dhawaan xilka laga…

Read More