‘’Somaliland waa in ay samaysataa Diiwaan Qaran oo lagu uruuriyo kuwa sameeya ‘Khiyaamo’ qaran’’
Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Mudane Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay qaryaqaankii hore ee Xukuumadd Somaliland Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan oo maanta madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya. Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu xil u…
