Laamaha Amaanka Somaliland oo Gacanta ku soo Dhigay Mulkiilaha Shirkad ka Shaqaysa Tahriibinta Dhallinyaradda
Hargaysa 02.May 2016 (SDN/QJ):- Kadib Amarkii Madaxweynaha Somaliland ee ku aadanaa in laamaha Ammaanku u hawl-galaan Soo qabashada Shaqsiyaadka Tahriibta ka shaqeeya, iyaddoo markii Ammarkaasi soo baxay ay Hay’addaha Amniga ka shaqeeyaa iyo Shacbiguba ay iska kaashadeen sidii daba-gal loogu samayn lahaa Magafayaasha ka Macaasha Tahriibinta dhalinyaradda, waxaanay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan mid…
