Tiro dad ah oo Maanta ku dhaawacmay Masaajid la dhisayay oo kusoo Dumay Duleedka Muqdisho

Muqdisho, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan 30-ruux oo ahaa – Shaqaale dhisme ku waday masjid maanta dumay oo ku yaalla deegaanka Garas-baaley ee duleedka Muqdisho ayaa ku dhaawacmay, halka tiro kalena ay weli burburka ku hoos jiraan, iyadoo la sheegay in xiliga uu soo dumayay Masaajidkan uu ku socday Shub. Imaamka Masaajidkan soo Dumay, Sheekh…

Read More

WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalkii Ka Xayuubiyay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumaddiisa

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somaliland. Digreetada Madaxweynuhuna waxay u dhignayd Sidan:- 1. Ujeeddo:      Xil-ka Qaadis   Ku:      Mudane, Maxamed Jaamac Abgaal,            …

Read More

Cali Guray oo Dhaabadeeyay Ka Garnaqa Dacwada Ka Dhanka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid,Wuxuu Yeeli doono Hadii Khaladka Isaga lagu Helo iyo Waxa la Quman Gudoomiye Faysal

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay Guda Galka Dacwada ka dhanka ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Garabkoodu ay u Gudbiyeen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Isla markaana la filayo in Garnaqeedu uu Maalmaha fooda inagu soo haya…

Read More

SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta

Abu dubai, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abadalla Bin Zayid Al Nahyan, iyagoo kaga wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa…

Read More

“Muqdisho iyo Hargeysa Waxaa Ka Balaadhan Hargeysa Laakiin Waa Ay Inaga Faan Badan Yahiin,“ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa   waxaa uu is  bar bar dhig   ku sameeyey  dhinca dad badnida ee labada Magaalo ee Hargeysa iyo Muqdisho. Faysal Cali Waraabe waxaaa uu sheegay In Magaalada Hargeysa ay ka dad badan tahay  magaalada Moqdisho Balse reer Muqdisho ay ka faan…

Read More

Daawo:- ‘Dhibaatada Tahriibta waxa sabab u ah Qurbejoogta laga door bidayo dhalinyarada’ Prof.Yaasiin Calase

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Prof.Yaasiin Calase oo ka tirsan madaxda sare sare ee Dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa ka hadlay eedo uu usoo jeediyay dalladaasi xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Burco iyo weliba dhalinyaradii reer Somaliland ee ku dhimatay badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar. Ugu horreyn Prof.Yaasiin Calase ayaa tacsi u diray waalidiintii…

Read More

“Waxaanu U Soo Joognay Niman Ku Jira Qolooyinka Xagjirka Ah Oo Deggenaa Guryaha Rag Masuuliin Ahaa, Oo Markay Hargeysa Ka Tageen Hawl-galkoodii Fuliyey…” Wasiirka Duulista Somaliland DAAWO

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cumar Sheekh Maxamaed Faarax, ayaa sheegay inuu u soo joogay Dad ka tirsan Ururrrada Xagjirka ah oo Degganaa Guryo ay Magaalada Hargeysa ku leeyihiin Masuuliyiin ka tirsan Hay’adaha Qaranka Somaliland, kuwaasi oo markii ay Hargeysa ka tageen fuliyey Hawl-galo Nabadgalyo daro. Wasiirka Duulista oo…

Read More

Daawo:- Wasiir Cali Waran-cadde Oo Madaxweyne SIILAANYO Ku Sifeeyay Da’ yaraan

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay in uu yahay nin da’yar oo dadkiisa xukunkii uu isku sii sharraxi lahaa uga dagay. Wasiir war-cadde ayaa hadalkan ka sheegay daahfurka diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Maroodijeex oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. ‘’Mudane Madaxweyne waxaan kaaga mahadcelinayaa…

Read More

Daawo:- Madaxweynaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Xidheen Cusub oo Ku yaala Koonfurta Jigjiga

Jigjiga, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xadhiga kajaray mashruucii biyo xidheenka qabalaha waaji ee Degmada koonfurta jigjiga  ee dhawaan ladhagax dhigay. Hadaba madaxwaynaha ayaa waxaa booqashadan xadhig kajarka ah ku wehelinayay marti sharafka khaaska ah ee Madaxwaynaha dawlada deegaanka Canfarta Mudane Xaaji Siyon oo khibrad kaqaadasho u yimid deegaanka, Afhayeenka Golaha…

Read More

Mid Ka Mid Ah Culimada Soomaalida Ee Caanka Ah Oo La Soo Taagey Maxkamad Ku Taalla Dalka Maraykanka & Farriin Uu U Diray Bulshada DAAWO

Colombus, 29 April, 2016-(SDN/QJ):– Maxkamad ku taalla Magaalada Colombus ee Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka, ayaa doraad la soo taagay Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Maraykanka. Lama oga Sababta Sheekha Maxkamadda loo soo taagay iyo waxa lagu heysto, laakiin Sheekh Maxamed Idiris, ayaa Muuqaal Fiidiyoow ah oo…

Read More

Guddomiyaha mashruuca wadada cad Md Cali Sanyare oo soo gunaanaday safar shaqo oo uu USA ku joogay iyo xiliga uu Hargeysa ku beegan yahay

Maanta oo ah khamiis taariikhduna ay ku beegan tahay 04/28/16 waxaa Airpor ka Caalamiga ah ee Dalas Airport Ee ku yaala Caasimada Washinton DC ee Carigan maraykanka ka dhoofay Gudoomiyihii mashruuca Wadada Cad Mudane Cali Ibraahim muhumed ( Cali Sanyare ) , Waxaanu Caawa ka dagi doonaa magaalada Addisababa oo uu ku sii hakan doono…

Read More

Korodhka Shilalka Gaadiidka ee Somaliland iyo Tirada Dadka Shilalka Ku Dhintay 2013/2014

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Maalintii Arbacadii Waxaa Duleedka Magaalada Hargaysa ka Dhacay Shil Gaadhi oo Sababay dhimashada 5 Ruux iyo Dhaawaca Hal Qof. Saddexdii Bilood ee u horeeyay Sannadkii 2014-ka waxa Somaliland ka dhacay 648 Shil, waxaana ku dhintay 20 Qof, halka ay ku dhaawacmeen 443 Ruux.   Sannadkii 2013-kiina waxa Dalka ka dhacay 2374…

Read More

Dhibaatada Xooggan ee haysata Dadka Soomaaliyeed ee Fiisaha Itoobiya u doonta Garoowe DAAWO

Garoowe 29.April 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Soomaaliyeed ee u Doonta Fiisaha dal-ku-galka Ethiopia, ayaa dhibaato xooggan kala kulma Xafiiska ay dowladda Itoobiya ku leedahay magaalada Garoowe ee xarunta Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Dad badan oo qaarkood muddo dhawr bilood ah ay sugayeen Fiisaha Itoobiya oo Goroowe ku sugan, isla markaana ka kala tegay magaalooyin kala duwan,…

Read More

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Nin 500 oo Geed Qoyan ah Jaray Xadhig dheer iyo Ganaax Lacageed ku Riday SAWIRO/DHAGAYSO

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Qaybteeda Wareegta ayaa Xukun isugu Jira Xadhig iyo Ganaax Waxay ku riday C.laahi Haaruun Aadan “Sool” Kadib markii lagu helay inuu Xididada u Saaray 500 oo Geed oo Qoyan isagoo falkaas ka gaystay Deegaanka Qorijablay ee Degmada Sabo Wanaag. Dacwadan Maxkamada Gobolku waxa ay kusoo gabo-gabeysay Dhageysigeedu iyo…

Read More

Dawlada Faransiiska Oo Ka Soo Jawaabay Ballan-qaad Ay Wax Kaga Qabanayso Goobaha Dalxiiska Ee Degmada Laas-geel

Laasgeel, 29.April 2016 (SDN/QJ):- Safaaradda dalka Faransiiska ee Kenya, ayaa ka soo jawaabtay ballan-qaad ay ku horumarinayso Goobaha dalxiiska ee degmada Laas-geel, oo bishii Febraury Wefti ka socday safaaraddaasi ay booqasho ku tageen goobaha qadiimiga ah ee Laas-geel, taas oo ujeeddada booqashadoodu ahayd ka soo war-helidda iyo sidoo kale wixii awoodooda ah ee ay wax-qabad…

Read More