Hargaysa Horumar Mise Dib u dhac: Waa Dhaqamadii Reer Galbeedka oo loo soo Waariday Somaliland looguna Magac daray Somaliland fashion 2016 DAAWO
Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Magalada Hargaysa Ayaa sanadahan u danbaysay waxa si wayn uga socda horumar aan la qiyaasi karin kaasoo isugu jira dhinaca ganacsiga,dhismaha ,nolasha ,iyo isdhaxgalka bulshooyinka kala duwan . Arintani waxay keentay tartanka dhinaca adeegsiga tiknoolajiyadu inuu qayb wayn ka qaato la jaanqaadka nolosha iyo dhaqamada aduunku Halku Maanta gaadhay in hargaysa…
